Home » News »

Barnaamijka Dareenka Shacabka maanta oo looga hadlay waxa xigi doona August 20 (Daawo Video)

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo siyaasiga oo aalaba ka baxa Telefishinka caanka ah ee Hctv ayaa falanqeyn ku sameeyey marxalada kala guurka ah ee hada ay mareyso Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxuuna wareysi la yeeshay Guddoomiyaha ku meelgaarka ah ee DFS Gen. Muuse Xassan.

Waxuu kaloo barnaamijku dadweynaha Soomaaliyeed dareenkooda ka weydiiyey masuulkii ay madaxweynaha Soomaaliya u dooran lahaayeen kan uu yahay?

Waxaa madasha marti ku ahaa aqoonyahano Soomaaliyeed oo kala ah C/llaahi Gurato iyo Maxamed Atoore oo qaadaa dhigayey xaalada Soomaaliya iyo marxalada uu hada marayo ee daawasho wanaagsan:

———–
C/fitaax dhaadeey
dhaadeey1988@hotmail.co.uk
London, England.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Barnaamijka Dareenka Shacabka maanta oo looga hadlay waxa xigi doona August 20 (Daawo Video) "

  1. deeqo says:

    Ish calaa barnaamij wariye abwaan durraan afka alla kaama gooyo,waa barnaamij aad u qurux badan oo tilmaamay dulmiga hablaha soomaaliyeed lagu sameeyey marka hore,hadana shacabku codkooda key siinayaan oo u qalma si dadban baad baarlamaanka cusub iyo aduunkaba aad ugu sheegtey,,halkaasna ka wad durraan codkanimadaada iyo dadaalka wadaninimo iyo wax garnimadaba ah,guulayso
    Deeqo qamar- ingariiska