Diyaarad siday meydka Ra’isal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya Meles Zenawi ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay ku sugayeen dad fara badan oo aad u qiireysan ugana murageysan geerida ku timid hogaamiyahoodii ay jeclaayeen.
Hoos ka daawo Video ku tusaya sida ay u dhacday soo dhaweynta meydka Meles iyo baroor-diiqdii halkaas loogu sameeyay:

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.