Home » News »

War-saxaafadeed: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la magacaabay

War maanta kasoo baxay xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in la magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo rajeynayo inuu dardar gelin doono howlaha horyaala Wasaaradda.  Akhri warka oo dhan

—————

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Email : info@mofa.gov.so
Mogadishu-Somalia.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

2 Jawaabood " War-saxaafadeed: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la magacaabay "

  1. Ahmed says:

    Waan aragnay mas’uulka cusub ee loo magacaabay jagada agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibedda ee soomaaliya inkastoo muddo gaaban ka shaqeynayey wasaaradda oo ku siman ilaa afar sano sida ku cad wareegtada magacaabidiisa, waxaase haboonaan lahayd in lagu soo qoro CV-giisa oo dhan.

  2. Mohamed says:

    Fadlan mas’uulka cusub taariikh-nololeedkiisa soo qora si loo fahmo khibradiisa maadaama jagooyin badan haatan ay tahay iska magacow.