Muqdisho, Somalia (AOL)- Waxaa maantay warqadihii aqoonsiga xildhibaanada Mareexaan la siiyey 12 xildhibaan oo cusub waxaana la dhaarindoonaa isla maantay, hase yeeshee waxaa la reebayey laba xildhibaan oo laga soo sharaxay beelaha Marrexaan ee Galguduud degan.
Labada xildhibaan oo kala ah Gen. Ahmed Warsame iyo Dr. Xussen Warsame oo sida naloo shaagay aysan beelahooda soo gudbin ee uu Ugaas Ciise Ugaas Ali Xaabuun oo 7 sano in ka baddan ku xanuunsanaya carriga Mareykanka uu si shaqsi ah usoo magaacaabay asaga oo u gacan dhaafay beelihii ay ka tirsanaayeen oo magacyo kale soo gudbisaday. Murran arrintaas ka dhashay ayaad moodaa in ay dib u dhigtay gudbintii liska xildhibaanada Marrexaan.
Sida la sheegay, Ugaas Taakoy oo wakiil ka ahaa Ugaas Ciise wuxuu soo gubiyey aqoon yahannadii beeluhu usoo gudbyeen oo uu ka mid ahaa Professor Cabdullahi Yusuf Cali Nuur oo ay beesha Celi soo gudbisay, waxaase galkiisii qariyey sida la sheegay Inj. Cabduweli Hassan Garbacune oo guddiga farsamada ku jiray lagana saaray maantay.
Waxaa sabab u ahaa Inj. Cabduweli in uu galka Professor Cabdullahi qariyo in uu doonayey in uu Gen. Axmed Warseme soo galo baarlamaanka.
Hadaba, markii banaanka loo soo saaray Inj. Cabduweli Xassan Garbacune ayaan damacnay inaan ka wareysano waxa guddiga looga saaray waase naga diiday.
Markaan u kuur galnay ila xog-ogaal ahi waxay noosheegeen in uu ku tacadiyey howshii guddiga iskuna dayey musuq-maasuq xubno isku baddalidda ah beesha uu ka tirsanaa ee Celi.
Axmed Jaamac “Ahmed wariye”, Muqdisho/Somalia.

Waxaa rabaa in aan fikir ka dhiibto war bixinta ka hadlaysa beesha mareexaan waxaan u aragnaa in ay tahay qadal sida hada war bixinta lagu sheegay oo xildhibaanda la soo celiyay iyo cabdiwali qarbocune dadka warbixintaas siiyay web waa dad dano gaar ah wato sida war bixint ay u sheegeena khalad waxna kama jiraan waxaan u soo jeedi naynaa web in uu kafiirsado war biximaha sidaa oo kale ah oo aad u ga fog xaqiiqda waayo waxaa ku dhumaysa sumcadiisa iyo kal soo nida bul shada waxaa ka mid ah waxyaabaha xaqiiqda ka fog in laga saaray gudiga farsamada c/wali garbocune taasi waa mid kafog xaqiiqda waxaa kaloo ka fog xaqiiqda in ay jirin wax isku haysa sha ah in aysan jirin oo ka jirta beesha dhexdeeda markii lagareebo shaqsi wax raba codkiisa byyyyyyyy
ACWW:Sade waxaan idinku salamayaa salaanta islamka salaan ka dib anigu waxaa ay ila tahay sade marka hore odayaasha dhaqanka in ay ixtiraamaan oo meeshan wax dad ehel ah ay ku kala dhintaan ma yaalaan.
Midda kale marexan hab uu wax ku kala qaato ma jirin ama u qaybsado marexan waa isku mid waxaan ku talin lahaa jifooyinka hadda MP qaatay waa heer qaran waxaa haray heer state(jubaland)iyo heer gobol(gedo,juboyinka g/gaduud)maamulada kale waa in lagu soo daraa jifooyinka aan MP helin sida facaye,siyaad xusen,reer yabar ibraahim gumarwaaq,habarciiso guuled faarax,samatar faarax,waajoole reer cismaan reer yabar,cali xuseen,rer dhaaweed,reer nuur,reer maxamud guled iwm.si dadku u arko in ehel la yahay la wada dhashay lana isu hanbeeyo si nolol loo wada helo meeshana ma yaalaan wax lagu kala dhinto waxaaba ka fiican in qofku shaqsi u shaqaysto dib u eegga tariikhdii marexan ee dawaldii 21 sano askar ayaan ka ahayn taa waxaa ay kentay in aan noqono dadka xagga ganacsiga iyo aqoonta dib u dhacay marka dadkeenu waa in ay ganacsiga iyo waxbarashada aadaan bal fiiriya somalida Kenya marexan wuu ka muuqdaa K/sudan S/Africa iyo Ugandha marexan qabiiladii 100 sanno ganacsiga ku jiray ayuu line kula jiraa waan wax wanaagsan marka maamul dawaladeed iyo tuuganimo yaan lagu kala dhiman ee wax xalaal ah hala raadiyo insha allah
asc waan kaxumahay qabiil dhintay oo hal odey qariyay in aan magacooda qaato tan labaad waan ogahay in aysan dowlada aysan ahyn midii saxdaaheyd oo soomali oo dhan xukumeysay tankale waxa ilaahay mahadiis ah in reer siyaad xuseen ay awood buuxda ku leeyihiin caabudwaaq kana mamnuuci karaan taakooy iyo dowlada kusheega musuq maasuqa iska wada buuxiyeen
mareexaana kufarxa ama haku farxinina in laqadiyay reer siyaad xuseen oo ah jifooyinka mareexaan ugu waaweeyn ceeb maleh in waligii tuug lacararo
hilib cid kale leedahay, labadooda tuugaa ceebeysan
anagu waan ognahay in dagaalku kasocdo meela fogfog oo ah maxaad mareexaan noofahan siiseen aan boobnee hada waxay mareysaa in siyaad xuseen laboobay 4.diini 0 siyad xuseen taas waa mid galeysa taariikh da waxqaybsi xumada iyo cadaalad darida mareexaan waana mida meeshaad aragteen dhigey aawey mareexaan meeqaan intee le eg ayuu leeyahay
waan ogahay in ay jiraan rag wax garad ah oo mareexaan ah oo kacalool xumaaday wax qaybsiga foosha xun ee odoyaasha reer diini ku dhaqmeen
alamacaleeykum dhamaan ehelada sade salaan ka dib waxaan halkaan ku aragnaa eedeeyn ka dhan ah ina karbacune waxay ilatahay haduu sameeyay waxa lagu soo ee deeyayna ina garbacune wuu ceeboobay waxayna raad ku yeelanaysaa mustaqbilkiisa waayo musuqmaasuq waa wax qof lagu eedeeyo wax yaalaha u guxun cid danbe oo aaminaysana majiri doonto maa daama uu axmed warsame yahay nin sade ku dheer balse cadaalada ya yaa ka qaalisan wax walba marka ina garbacune ha duu bari kayahay arintaa waa in uu meel is ka saaraa oo uu ka had laa war baahinta hadii kale magac iyo masuubaba maalin bay baxaan
asc ina adeer wiil reer siyaad xuseen anagu u dhiman mayno magacayagu waa mid weyn una babimayaan reer siyaad x kursiga ay ???? qaateen wax haba yaraateeh ugaas ladhaho ayanba jirin waana niman ???? ah anaguna go aan ayaan ka gaarnay taas ee ha ubixin mareexaan kii soo dhaqaaqa ???? ayaa madax a kagaraaca waxna u ogalay kana dhigay ????? waxba yahay mantay laga bilaaban waxa aan tageersanahay ????? guulaysta oo noqda madax wayna awalba ??????? buu ahaa sidiina waa ii romoowday guul qofkasta oo mareexaan lid ku ah waayo waa ????? aan is ????? oo aana garanarn waxa ???? iyo ????
kkkkkkkkk anigoo ah samsam waxii aan qoray waa laga tirtiray,
laakiin algedo maad si fiican u tirtirtaan ma xaad uga bixiseen waxii aan qoray oo aad qabyada uga dhigteen mise adinkay idin ku socotaasheekado oo waxaad diidan tihiin in runta laga hadlo waa nimankiinaan jiisaska ah ee meeshaan wax ku qora ama sifiican u tirtira ama sifiican udaaya waa labadaa midkkkkk
Reer ????? Mareexaan ee Maxamed Siyaad Bare
Uu ????? u yeelay. ?????? Marrexaan baa awalba ahaydeen
Oo Bare ????? ayaa idinka dhashay marka ????? ku naaxaa