Luuq, Somalia (AOL) – Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa markii ugu horeysay muddo kor u dhaafeysa hal sano oo uu maamulka gobolka Gedo hayay isku shaan-dheyn ku sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo.
Axmed Buule Maxamed (Canjeex) oo muddo dheer guddoomiye ka ahaan jiray degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu badalay Cabdulaahi Ibraahin Axmed Bare (Kureedow), halka degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayana laga badalay gudoomiyhihii hore loona dhiibay mid cusub.
Mr. Kureedow oo ah guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu dib ugu soo noqdo maamulka degmada Luuq ee uu horay u hayn jiray, waxuuna guddoomiyaha uu xilka kala wareegay ee Axmed Buule uu ku amaanay sidii daacad-nimada laheyd ee uu mudada dheer uga soo shaqeeyay maamulka degmada Luuq.
————
Cabdifataax Maxamed Mire, Luuq – Gedo/Somalia.

Gudomiyaha gobolka wan salamayaa xilka alaha kufuddeyo.balse waxan ka codsanayaa dagaalada udhexeya dowladda iyo al,shabaab inaysan dadka shacabka ah sameyn weyn ku yeelan sida ka dhacday ceel cadde iyo bardheere oo kale.dadka shacabka ah oo ku dhintay allaha ha u naxariisto amiin.
asc waa wax lagu farxo gudoomiyaha gabalka gado isku shaan dheynta uu ku sameeyey dagmooyinka gobalka gado waxaana lee nahey gudoomiye ninka dagmada luuq haysta ma istaahilo nin xil loo dhiibo e u dhiib raga damiirka leh oon u ????? waxaana in la is weeydiiyo u baahan ninka ????? waana in lala xisaab tamaa axmed buule ?????? waxaan halkaan aan oga dirayaa saalaan qayma badan gudomiyaha gabalka gado maxamed abdi qaliil
a/c, masuuliyinta gobalka iyo kuwa degmoyinka waxaa u taal masuuliad wan oo ah inay wax ka qabtaan gobal muddo 20 sano ka badan burbursanaa io shacab aan wax maamul ah arag mudda dheer.
Wan sodhaweyneyna isbadalka kadhacay degmoyinka gobolka barasabka waxan leyahay guleyso waxa tahay geesi u halgamay gobolkisa
bacdu salaan waxaan aad iyo aad ii farxad galisay sida ay dhamaan beesha sade isku aragtida u ga noq deen ama u ga wada dhii dhiyeen arintii uu ?????? ee uu san ka fiirsan waxaan mahad u celinayaa intii ?????? ee ka dhii dhi yay waxa aan qaban beesha waxaan kaloo mahad u celinaayaa gudoomiyaha gobolka oo qaatay dareenka iyo mawqifkii bulshada sade good job kaliiil