Home » News »

Xildhibaanada beesha Sade oo la dhaariyay iyo kulan qado sharaf isbaasho ah oo ay yeesheen dhaartii kaddib (Sawiro)

Muqdisho, Somaia (AOL) – Kaddib markii todobaadyadii lasoo dhaafay uu buuq aad u badan ka taagnaa qaabka ay beesha Sade u qeybsaneyso xildhibaanada qeyb ahaan uga soo aaday saamiga wax qeyabsiga xildhibaanada beelaha Daarood, ayaa ugu danbeyntii waxaa maalintii shalay aheyd la siiyay 12 xubnood aqoonsigii looga baahnaa, kuwaasoo kaddibna la dhaariyay si ay uga mid noqdaan Xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya Jamhuuriyadda Demoqraadiga Federaalka ee ay ay dhawaan Soomaaliya yeelan doonto.

Xafladdii dhaarinta kaddib ayaa waxay xubnaha xildhibaanada cusub ee beesha Sade oo ay tiradoodu dhameyd 12 waxay isugu yimaadeen xaflad qado sharaf ah oo loogu tala galay “isbarasho”, taasoo ugu danbeyntii kusoo gebo-gabowday guul, isafgarasho iyo ismarxabyn.

Dhanka kale, waxaa iyana xusid mudan in xubnaha xildhibaanada cusub ee la dhaariyay aanay ku jirin labadii nin ee horay looga diiday in ay ka mid noqdaan xildhibaanada cusub, ayada oo aanan isla markaana war loo haynin in labadaas xubnood loo ogolaan doono in ay kusoo biiraan xubnaha hadda la dhaariyay iyo in kale.

Hoos ka daawo muuqaalka masawirada xildhibaanada cusub ee beesha Sade oo isugu jira kuwo laga qaaday markii la dhaarinaayay iyo kuwo laga qaaday kulankii xafladda isbarashada oo maanta ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Haddaba,  masawirad hoose midka aad rabto in aad daawato si uu kuugu weynaado dushiisa hal mar Guji:

F.G:  Warbixintaan waxaa diyaariyay shabakadda Allgedo Online, masawirada la socdana waxaa usoo gudbiyay Bashiir Maxamed Cali (Bashiir Galey.)

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

13 Jawaabood " Xildhibaanada beesha Sade oo la dhaariyay iyo kulan qado sharaf isbaasho ah oo ay yeesheen dhaartii kaddib (Sawiro) "

  1. samsam22 says:

    asc inta ay idinku jiraan ???? kursiga reersiyaad xuseen bililiqada ku qaatay wax idiin hir galaya ma jiraan ee lasocda ???? baad tihiin ????? sababtoo ah waxa qabiilada kale ????? ayaa hada noo sobaxday ???? ah iyo ????? ah ayaad tihii n sidii xzamar laydin kugu ??? waan ognahay ee xildhibaanoow xaal qado umaba qalmaan ??????

  2. shukri ali says:

    waxaa waxlaga xumaado noqotay hadaan ahay aqoonyahanka beesha sade,in ????? waxladhaho dhamaaday ragiisii noqday bahalo9 haba ugudaraadeen kuwa isku sheegay ???, hadaan nahay dhamaan sade waxaanu qabandoonaa shirweeyn gaar ahaan rer galgaduud oo dhan way ka go idoontaa ?????.

  3. Hawiye says:

    Wuxu Mareexaan wadanka utaliyo. Xukunkiisi ???? ma intan ayuu ka soo reebay? ???? noolow noolow noolow, noolow ???? noolow.

  4. siidka says:

    waxan soo dhawaynaya xildhibanada cusub hanoqden kuwi wax kabadalo dadka iyo dalka

  5. aloon nabad says:

    waa iska dareemi kartaa raggaan say u xooheen dumarka boosaskooda

  6. Yusuf dheere says:

    Reer ???? inta odayaasha qabka daran
    ( anoonan magac sheegeyn) nool yihiin dhaca waa mudanyihiin.
    Ingiriiska kuwa jooga ayaaba ugu daran oo ???? u ???
    Reer ???????? Waa is yaqaaniin. Ileeyn ceeb looma dhinto.

  7. c/qaadir says:

    waxaan usheegaya reer sade sidaa wax lo qabshay wax jiraa ma ahaan waayo takoow hayimaado c/waaq markkaas ayaan ha hdleynaa xalada jirta mida kale takooy hageeyo nin maan ku soo magacaabay balbale iyo asagaba waayo c/waaq masoo gali karo

  8. hirsi ugas says:

    wooow nolada walikii ugaskena takow y inta kale dhana nolada rer siyad husen y rer dalal hada moden in cw idinka lee dagtan xushmadii wey dhamatay ee runtii batimid wax na kama dhihi kartan arainta bananada ku calacala

  9. darwish says:

    waan uhanbalyeynayaa walalahayaga reer sade darood guul iskana ilaaliya khilaafka viva mareexaaaaaaaaaaan

  10. C/laahi says:

    Waxaan oran lahaa reer siyaad xuseenoow xishooda oo meelaha mareexaan wax kusoo xar xariiqo wax hakusoo qorin.ceebna waxaa idinku filan idinkoo sheegta inaad mudug ugu tiro badantihiin meelkasta la idiinka tago.????????.aniga waxaan idinkula talin lahaa ?????? kadibna maamul sameesta mareexaan iyo ????? isaga hara oo qabiila tira badan ayaad tihiin gooni u istaaga oo wixiina raadsada hada waxa idin dhaafay kursi wayn ma aha waa kursi ugaandhees xukumo ee tan la idinku jideeyay ayaa kawayn,hadaad intaas diidaan ????? usoo diyaar garooba ama sidiinii dad asalkoodii raxanwayn kasoo jeeda ugaas kuhaya kursigiinan ha dhacaan idinkoo soo taagaan isna qilaadsan.

  11. sam22 says:

    asc ninka la baxay c\laahi waad iska hadashay laakiin xaqiiqda ayaadna ogey balse waxaan kuu shegayaa reer siyaad xuseen waa dad badan oo daacad ah laqdaba aan aqoon sida macaan jecel, balse in la isbarto way fiican tahay ee taas ku dar oo mardanbe ayayna amin jirin oo mareexaan waa kala tagay .damaaci lexjeclo kala jeclaysi baa mareexaan meesha dhigtay iyo nin aan waxba ahayn oo isku haysta in uu qatar yahay waxaa laga helaa mareexan , kursiga aad sheegaysid wax qiimo ah maleh balse waa lasku bartay . mida kale waaxaad tiri raxa wayn adaa la daga oo aad isdhashaan ma ogyahay ugaaska aad sheegaysid ee adigu aad u quurtay ugaas aniga agtayda waa ka ????? oo sidii ???? ayaan kusamaynaynaa ileen waa ?????

  12. cabdi qase says:

    waxaan qabaa inayqalad tahay in laga reebo reer siyaad xuseen mar kale waa beel kamida beelaha ugu waa weeyn mareexaan

  13. C/laahi says:

    War siyaad xuseenooe abu muscab raaca hadaad aakhariya iyo aduunba sharaf rabtaan waa tira badanaay sida chineskaan utaranay iyo wax lamid ah waxba ku wayde. Ee wiilkiina raaca intaad kursiga mahiiga u baroor diiqaysaan.