Home » Archive Daily August 26th, 2012

Differences on opinions can be brought by people, in religion, government and even society – By Abdulkadir Ahmed Bashir

Aug 26, 2012
If you think of Somali people the first thing that comes to mind is that,  it is an unstabilized country because of the several wars that go on day by day. For the past twenty years it has undergone many changes than any country has ever undergone. Why? Its due to the different views that everybody wants of how to rule the country but that is not the case. Differences on opinions can be brought by... 

War-Saxaafadeed ka soo baxday qaar ka mid ah saxiixayaasha Roadmap-ka

Aug 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Go’aankii xalay ka soo baxay Madaxda Sare ee DFKG-ah oo amrayey in dhamaystirka xubnaha Barlamaanka ee ay reebeen Guddiga Farsamada ee Xulitaanka loo gudbiyo Maxkamadda Sare ee Dowladda KMG-ah ay siyaasiyan iyo sharciyanba khalad tahay. Masawirkan ninka bidix jira waa Maxamed Maxamud Yusuf (Aw-Libaax), ninka dhexda ku jirana waa  Maxamed Axmed Caalin. Heshiiskii Galkacyo... 

Afhayeen u hadlay Xisbiga DPS oo beeniyay in uu guddoomiyaha Xisbigaas Gen. Maslax Maxamed Siyaad Bare musharaxnimadiisii uu cid kale uga tanaasulay (Dhageyso wareysi)

Aug 26, 2012
Kaddib markii ay maanta qaar ka mid ah aalahadaha warbaahinta faafiyeen war sheegayay in guddoomiyaha Xisbiga DPS Gen. Maslax Maxamed Siyaad Bare uu musharax-nimadiisii uga tanaasulay musharax kale ayaa waxaa arrintaas waxba kama jiraan ku tilmaamay Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga DPS Dhaqane Maxamed Raage. Dhaqane Maxamed Raage oo maanta asaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya lasoo xariiray... 

War Saxaafadeed kasoo baxay Xubnihii Hore ee Baarlamaanka

Aug 26, 2012
Shir Ballaran oo ey isugu yimaadeen Xubnihii Baarlamaankii hore ee u Dhabar adeygay samata bixinta Dalka iyo Dowladnimada, gaar ahaan kuwa aan soo gelin Baarlamaanka cusub, ayaa Dood dheer iyo Falanqeyn kadib waxey isla garteen qodobada soo socda: 1-  Taageeridda ka gudbitaanka Marxaladdii kumeel gaarka aheyd ee Curyaamisay Dowladihii dibadda lagu soo Yagleeli jiray. 2-  Soo dhaweynta Baarlamaanka... 

Beesha reer Bicidyahan oo digniin culus u dirtay Ex Col. Abdullahi Gafow Maxamuud

Aug 26, 2012
Ku:  Agaasimaha Ciidamada Nabadsugida DKM, Muqdishu Ku: Ex Col. Abdullahi Gafow, Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Muqdishu Ku: Odayaasha iyo waxgaradka beesha Murursade, Muqdishu, iyo Ceelbuur Og: Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye, Muqdishu Og: Xildhibaanada cusub ee Soomaaliya Og: Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Puntland Og: Danjire Augustine Mahiga, UNPOS, Muqdishu Og: Saxaafadda madaxabannaan ee... 

Dr. Shirwa Abdisalan Maxamud “ha la sii daayo Xildhibaan Cabdi-Bare Yuusuf Jibriil”

Aug 26, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Kulan ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo oo lagu cambaareeyay Afduubkii Gaafoow ee Xildhibaan Cabdi-Bare Iyadoo magaaladda muqdisho uu ku xiran yahay Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka tirsan mudanayaasha Wakiiladda cusub ee soomaaliya ee kazoo jeeda deegaanada puntland Gar ahan Gobolka Mudug oo la sheegay in uu u xiran yahay Taliyaha Hoggaanka socdaalka iyo jinsiyadaha DKM... 

Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow “Labada nin ee aan u dooranay xildhibaanada beelahooda ayaa soo magacowday waana dhalinyaro aqoon-yahano ah”

Aug 26, 2012
Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo ah Ugaaska guud ee beelaha Xasan Gaashireedle (Reex Xasan) ayaa sheegay in labada nin ee uu ku daray golaha baarlamaanka Soomaaliya in ay yihiin aqoon yahano da’ yar ah, isla markaana ay beelaha ay kasoo jeedaan magacooda usoo gudbiyeen. “Anaga oo ka duuleyna fekerka ah in waqtigaan adag ee lagu jiro dalka loo xulo dhalinyaro aqoon yahano ah oo dalka... 

Warqad cabasho ah oo ka timid beesha Maxamed Amaanreer (Wagardhac) kuna socota TSC.

Aug 26, 2012
GOLAHA GUURTIDA BEESHA MAXAMED AMMAAN REER (WAGARDHAC) SULDAAN XASAN CILMI JAAMAC “XASAN YARE” Muqdisho, 23ka Agoosto, 2012 Ku:  Guddiga Farsamada ee Xulashada, Muqdisho Og: Maxkamadda Sare Dalka, Muqdisho Og: Odayaasha Dhaqanka Beesha Sade, Xarumahooda Waxaan la yaabanahay sida uu  Guddiga Farsamada ee Xulashada ula dhaqmay, una kala takooray xildhibaannada Beesha Sade, gaar ahaan kuwa Bari...