Home » Archive Daily September 1st, 2012

Dhambaal Tacsiyeed Oo Ku Socda Dhamaan Reer Cilmi Maxamed Ciise, Gaar Ahaan Reer Maxamed Faarax.

Sep 1, 2012
Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Rajicuun ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ), Bahwaynta Allgalgaduud Media, maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin waxay halkaan tacsi uga dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii & xaasaskii uu ka geeriyooday marxuum -Maxamuud Maxamed Faarax Cilmi oo taariikhdu markay ahayd 30/8/2012... 

PRESS RELEASE: AMISOM forces capture Miido town, 36 Al‐Shabaab killed

Sep 1, 2012
Mogadishu ‐September 1st, 2012: AMISOM forces, together with TFG soldiers, captured Miido town on 31 August 2012, in an operation that killed 36 Al‐Qaeda linked Al‐Shabaab militants. Miido is situated 16 kilometres south of Afmadow, which was secured by AMISOM troops in July 2012. During the operation, 7 Al‐Shabaab vehicles and logistic supplies were destroyed while other assorted weapons... 

Shir looga hadlayay qorshe howleeda cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta Muqdisho lagu qabtay (Sawiro)

Sep 1, 2012
Iyadoo laga ambaqaadayo isbadalka xilliga kala guurka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir maanta ay yeesheen Agaasime waaxeedyda iyo howl-wadeenada kala duwan ee Wasaaradda oo uu shir-gudoominayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdidaahir Cabdraxmaan Cabdi ayaa waxaa looga hadlay hanaanka shaqo ee cusub oo ay wasaaraddu wajaheyso iyo qorshe howleedka ku aadan siyaasadda dibadda, ayaa... 

Gutti “Afmadow remains secure, reports of helicopters downed “false”

Sep 1, 2012
Mogadishu-1 September, 2012:  AMISOM Force Commander, Lieutenant General Andrew Gutti, has rejected Al-Shabaab claims suggesting that Afmadow town is not secure as “untrue and baseless propaganda”. Lieutenant General Gutti said:”Afmadow remains in the full control and security of AMISOM troops. Al-Shabaab has issued untrue and baseless propaganda suggesting otherwise. It is a desperate... 

Aqriso magacyada guddiga doorashada iyo howlaha ay qabanayaan

Sep 1, 2012
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ee Soomaaliya ayaa maanta Gudoomiye ku xigeen u doortay xildhibaan Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqare), sidoo kale waxaa Afhayeen loo dootay in uu noqdo Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibraahim, iyagoona Khasnajiga Guddiga u doortay Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye. Gudiga qabashada Araajirada iyo Qoraalada 1.  Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud 2.  Xildhibaanad... 

KALA GUUR: Waa gabay cusub oo xambaarsan hambalyo iyo guubaabo ku socota Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka iyo xildhibaanada dhawaan la doortay (Dhageyso gabayga)

Sep 1, 2012
Asc. Dhammaan ummdda soomaliyeed meel aad joogtaanba, Allaah (Swt) ayaa mahad leh, Rasuulkiisa Maxamed (Scw) ayaa sharaf leh. Waxaan halkan uga dirayaa hambalyo iyo bogaadin, xil gudoonka xildhibaanada ummada soomaliyeed Mudane Jawaahiri waxaana leeyahay “KUGU SOO SINAYE KII SAXA AHAA OO SUUBAN NOQO”, waxaa kale oo aan sidoo kale u habalyaynayaa dhammaan xubnaha xildhibaanada iyo ummada... 

Warqad furan oo ku socota culumada Soomaaliyeed oo ka timid Cabdiraxmaan Cilmi Xaashi

Sep 1, 2012
BismiLLahi AlRaxmaani AlRaxiim Asalaamu calaykum wa raxmatuLLahi wa barakaatuhu. Salaan ka dib; Ummadaha muslimka ah culimmada diintu waxay ka cayaartaa doorka ugu weyn markay noqoto barbaarinta iyo wacyigelinta bulshada, halka ay dalalka aan muslimka ahayn ay doorkaas siiyeen culimmada iyo khuburada culuumta maaddiga ah ee kala duwan.  Marka ay dalalkaas aan muslimka ahayni arkaan khatar kusoo fool...