Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Rajicuun ( إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ), Bahwaynta Allgalgaduud Media, maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin waxay halkaan tacsi uga dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii & xaasaskii uu ka geeriyooday marxuum -Maxamuud Maxamed Faarax Cilmi oo taariikhdu markay ahayd 30/8/2012 ku geeriyooday inta u dhaxaysa koonfurta suudaan iyo dalka Ugaandha, waxaan si gaara tacsi ugu diraynaa Hooyo Xabiibo Cabdille iyo aabe Maxamed faarax Cilmi Maxamed Ciise, waxaana marxuumka Ilaahay uga baryaynaa in uu janatul fardowsa ka waraabiyo eheladi iyo qaaraabi uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Dadka tacsida sida gaarka ah u diraya waxay kala yihiin:
Aabe C/kariim Muuse Cilmi
Hooyo Nadiifi Sheekh C/laahi Feerayare
Xaawo Muuse Aw Maxamuud
Yuusuf Maxamed Aw Maxamuud
C/qaadir C/kariim Muuse
Maxamed C/kariim Muuse
Keyf C/kariim Muuse
Xasan C/kariim Muuse
Muna C/kariim Muuse
C/laahi Ciise Faarax
C/wali Ciise Faarax
C/kariim Ciise Faarax
C/mahad Ciise Faarax
C/salaan Ciise Faarax
Sahro Ciise Faarax
farxiyo Ciise Faarax
Khadijo Ciise Faarax
C/laahi Bashir Ciise
Axmed C/wali Ciise
Kifaax Warsame Jaamac (Afgooye)
Galad C/wali Ciise
Xamdi Garacad
Axmed C/aziiz Ciise
Xaawo C/aziiz Ciise
C/rixmaan Cali Faarax
Baarliin Muuse Maxamuud
Faadumo C/laahi Ciise
Safiyo Cabdi Waayeel
Maxamed C/laahi Muuse (Bokhoote)
Sagal C/laahi Muuse
Yuusuf Adaan Maxamed
Digil Maxamed Xasan
Maxamuud C/laahi Maxamed (Ganey)
C/kariim Jaamac Cismaan Jabriil
Maxamuud Maxamed Maxamuud
Sahro Macalin Nuur
Sahro Macalin Jabriil Faarax
Sacdiyo Muuse Cartan
Sayid Cali Muuse Cartan
Cali Daahir Ciid
C/wali Ibraahim Garyare
c/wali faarax cabdille
Mahmad C/laahi Yuusuf (Gooje)
Maxamuud Macalin
Colaad Yare Kiri Kaarto
Axmed Nuur Maxamed Jaamac
—————
Tacsidaan waxaa AOL usoo gudbiyay Nuur Ugaas.

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.