Home » Archive Daily September 3rd, 2012

Warar dheeri ah oo kasoo baxay falal waxashnimo oo ay ciidanka South Sudan kula kaceen ganacsato u badan Soomaalida Itoobiya

Sep 3, 2012
Kaddib markii aan maalintii shalay AOL kusoo gudbinay qoraal ka hadlayay in ciidamada dalka South Sudan ay jir dil u geysteen hantidoodiina dhaceen ganacsato Soomaali ah ayaa waxaa maanta nasoo gaaray faah-faahin arrintaas sida ay u dhacday ku saabsan. September 1, 2012 ayaa waxaa dhacday in ciidamada milatariga South Sudan oo muddo laba bilood ah ku sugnaa gobolka Western Equatorial State (Mundri... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay (Sawiro)

Sep 3, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho kaddib markii uu Adis Ababa kaga soo qeyb galay Aaskii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ethiopia Meles Zenawi. Waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Xildhibaano, Saraakiil iyo qeybaha kala duwan ee... 

Codbixinta AOL oo uu si weyn ugu horeeyo mudane Farmaajo iyo natiijada oo subaxnimda Arbacada lasoo bandhigi doono

Sep 3, 2012
Cudur-daarasho:  Marka hore waxaan mar labaad ka cudur daaraneynaa santuuqa codbixinta oo aan AOL ku dhajinay galinkii danbe ee September 1 in aanay sidii la rabay u dhicin cilad farsamo oo naga hortimid awgeed. NATIIJADA CODBIXINTA AOL OO HORUDHAC AH: Codbixinta waxay si rasmi ah u bilaabatay shalay oo ay taariikhdu aheyd September 2, waxayna socon doontaa 3 maalmood oo kaliya halka aan horay u... 

Kulan Taleefaneed ay beesha Howraarsame Amaareer yeelatay oo looga hadlay arrimo xasaasi ah

Sep 3, 2012
Kulan aad u balaaran oo uu ka soo qeyb galay Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar iyo Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo wax-garad ka soo jeeda Qurba joogta Beesha Howraarsame Amaareer ayaa maanta oo ay ku beegan tahay September 2, 2012 lagu qabtay waxa loo yaqaano Tel-Conferenc.Mudadii uu kulankaasi socday ayaaa waxaa lagu soo bandhigay Warbixino iyo talooyin ay isdhaafsadeen dhinacyadii kasoo qeyb galay kulankaasi,... 

Kulan lagu taageereeyey Xildhibaan Axmed Cismaan Ibraahin (Daqare) oo ka dhacay Magaalada Luuq (dhageyso)

Sep 3, 2012
Kulan lagu qabtay Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay isugu yimaadeen in ka badan ilaa Labo Boqol oo qof oo isugu jira Nabadoono, Aqoonyahano, Dhalinyaro, Haween iyo waxgaradka Beesha SADE ee degmadaasi iyo weliba Qaar ka mid ah Odoyaasha Beelaha kale ee Soomaaliyeed Ayaa lagu taageeray Xildhibaan Axmed Cismaan Ibraahin (Axmed Daqare) oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliyeed. Xildhibaan... 

My official endorsement of Mohamed Abdulahi Farmajo for the Somali President of 2012

Sep 3, 2012
On behalf of may name, and the name of all my fellow grateful Jubbaland Diaspora Forum members, I am happy to anounce my official endorsement of H.E. Mohamed Abdulahi Farmajo for Somali president 2012. I am proud to endorse Mr. Farmajo, because he possesses the quality of unique leadership, honest, perseverance and qualifications than the past Somali leaders. Unlike other infamous Somali politicians, Mr....