Home » Archive Daily September 4th, 2012
Prof. Cali Ciise Cabdi “Waxaanu Diyaar U Nahay Waxqabadka Dalka Iyo Isu Keenista Umada Soomaaliyeed” (sawiro)
Kulan balaaran oo qado sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyey Prof. Cali Ciise Cabdi oo dhowaan la socday wafdigii madaxweyne Shariif Sheikh Axmed ee dhowaan soo gaaray muqdisho ayaa maanta waxaa wada yeeshay golaha sare ee dhaqanka khaatumo state, masuuliyiinta dowlad goboleedka khaatumo, xildhibaano dowlada Federaalka somalia ee kasoo jeeda degaanada khaatumo state iyo weliba marti sharaf kale oo isla...
Baaq Ku Socda Xildhibaanada Cusub Ee Beesha Sade Uga Midka Ah Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaan marka hore hambalyo u dirayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed oo aan is oran karo maanta waxa ay heleen Gudoon Baarlamaan iyo Xildhibaano Cusub oo aan lamid ahayn Gudoonki hore iyo Xildhibaanadi Horeba, waxaana ka rajaynaynaan haduu Alle Idmo in ay dalkeena iyo dadkeenaba ugu adeegaan si hagrasho la’aan ah iyo Sharciga oo la dhoowro, dalkeenana ku soo dabaalaan Nabad iyo Horumar, waxaana...
Maamulka DKMG ee Gobolka Gedo oo si kulul u beeniyey hadal kasoo yeeray Afhayeenka Ciidamada Kenya (Dhageyso)
Maamulka DKMG ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadleen, islamarkaan ay beeniyeen hadal dhowaan ka soo yeeray Afhayeenka ciidamada Dalka Kenya Major Emmanuel Chirchir oo ku eedeeyey Beesha SADE oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee dega Qaar ka mid ah Gobolada Koonfurta Soomaaliya in ay ka barbar dagaalanto ururka Al-Shabaab, halka beelihii kale ee gobollada Jubbooyinka ay taageereen...
Doorka ay diimaha ka qaataan isfahan waaga iyo colaadda gaamurtay ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya (Q.1aad) By Aden Colujoog
Ayada oo aan xal waara laga gaarin mushkiladda mudada dheer soo jiitameysay ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, lagama yaabo in ay Soomaaliya degto!
ARAR
Muran kama taagna in markii bani’aadamka la abuurayba ay ka hoos dhasheen caqabado ad-adag oo la xariira sidii uu xal ugu heli lahaa mushkiladahaas soo wajahay, ayada oo inta badana aadanaha (humankind) iyo bay’adda uu ku nool yahay...
