Home » Archive Daily September 5th, 2012

Masuuliyiinta Soomaalida Itoobiya ee Kililka 5aad oo Faarax Macalin Caynaya, Ra’isal wasaarihii dhintay ee Miles Zenawi-na Aabe ugu yeeraya (Daawo Video)

Sep 5, 2012
Shir aad u balaaran oo dhawaan lagu qabtay xarunta Ismaamulka Kililka 5aad ee Soomaalida Itoobiya ee Jig-jiga oo ay kasoo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan oo ay ku jiraan mas’uuliyiinta maamulkaas ayaa waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen: Horumarka uu Kililka 5aad ka gaaray dhinacyo badan, inuu Ra’isal wasaarihii dhintay ee dalka Itoobiya Miles Zenawi ahaa geesi... 

Madaxweyne Musefeni oo Qabanaya Kulan Deg Deg ah oo Looga Arinsanayo Saameynta Ay Yeelan Karto Shidaal Baarista Kenya (Warbixin)

Sep 5, 2012
Nairobi (RBC) Ilo wareedyo ku dhow Midowga Afrika ayaa u xaqiijiyey Shabakada Raxanreeb in dawlada Uganda ay si weyn uga careysan tahay hindisaha Kenya ee ku wajahan shidaal baarista gudaha Soomaaliya kaasoo dawlada Uganda ay u aragto qorshe fashilin kara hawlgalka Amisom ee Soomaaliya. Akhri warbixin ku saabsan qorshaha Kenya. Madaxweynaha dalka Ugaandha ee Museveni. Sida lagu daabacay wargeysyada... 

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Noqday Musharaxii Labaad oo Buuxiya Shurruudaha Musharaxnimada

Sep 5, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gudbiyay Arjigiisa Musharaxnimo. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa buuxiyay dhamaan shuruudihii ay soo gudbiyeen Gudiga Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalka. Kadib markuu u gudbiyay Gudiga Doorashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa saxaafadda kula hadlay xarunta golaha shacabka oo aheyd xaruntii... 

PRESS RELEASE: AMISOM Troops Deploy to Elma’an Port

Sep 5, 2012
Mogadishu 5 September, 2012: Troops from the AU Mission in Somalia yesterday deployed in Elma’an port about 40km North East of Mogadishu as the force continues to secure more territory from Al Qaeda-affiliated extremists. The port had previously been used for import of illegal arms and shuttle foreign fighters from the Gulf of Eden into Somalia.  Read the full story ——— Public... 

Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Casho Sharaf u Sameysay Haweenka ka Midka ah Baarlamaanka (Sawiro)

Sep 5, 2012
(Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan...