Home » Archive Daily September 9th, 2012

Haddii La Doorto Hoggaamiye Xaq ah Muxuu qaban doonaa – By Axmed Caraf Fanax Jinayare

Sep 9, 2012
Alxamdulililaah Illaah baa mahad aan la soo koobi karin leh saan ogsoonahayba waddankeenna hooyo ee soomaaliya oo ay muddo dhan 22-sano ah ay la dageen dagaalo sokeeye iyo colaado aan waxba la kala harin dhinac kasta iyo meel kasta inaga saameeyey. Waxaa xaqiiq ah inay maanta noosoo ifayso qaranimadii aan muddada dheer tubteeda haynay oo aan sugaynay waxaan taas daliil u ah in maanta muuqaalada iyo... 

Duuliye Asli Xasan Cabaade “Calansida” oo u rajeyneysa Shacabka Soomaaliyeed in Barrito loo hiilliyo, si ay uga baxaan dhibaatada ku daba dheeraatay

Sep 9, 2012
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Ummadda Soomaaliyeed ee nabaddoonka ah, daneeyana danaha Ummadda Soomaaliyeed, ayaa waxaannu idinka codsaneynaa oo aannu idinkula dardaarmeynaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, ku-Xigeennadiisa iyo dhammaan Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed, inaad hiillo wanaagsan oo si geesinnimo leh...