Home » Archive Daily September 10th, 2012

PRESS RELEASE: AU Deputy Special Representative congratulates His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud on his election as President of the Federal Republic of Somalia.

Sep 10, 2012
Mogadishu ‐September 10th, 2012; The Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for Somalia, Honorable Wafula Wamunyinyi has congratulated His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud for being elected President of the Federal Republic of Somalia in a free, fair and transparent process. He pledged the support of the African Union Commission and that of AMISOM... 

Dhageyso Khudbadii ugu horeysay ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Sep 10, 2012
Waxaa caawa la doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyadoona uu noqday Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana uu jeediyay khudbadii ugu horeysay markii uu xilkaan qabtay caawa. Waxa uu kaga hadlay guusha uu gaaraysida ay suurta gal noqotay, waxaana dhanka kale uu u hambalyeeyay cid walba oo tartan la gashay, isagoona dhanka kale aad u amaanay xildhibaanada iyo gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Dhanka... 

Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeediyay xildhibaanada hortooda ka dib guul daradiisa (Dhageyso)

Sep 10, 2012
Shariif Sh. Axmed oo ahaa madaxweynihii dowladdii TFG caawana laga guuleestay ayaa guul daradiisa ka dib waxa uu jeediyay khudbad uu ka;ga hadlay arimo kooban oo ku aadan qaabka ay u dhacday doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waxa uu hambalyo u  diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Jawaari, waxaana sidoo kale uu u mahad naqay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Shariif... 

DEG DEG: Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guuleestay xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Sep 10, 2012
Waxaa daqiiqado kahor soo gaba gaboobay wareegii 3-aaad ee doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoona uu guu leestay musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud oo la tartamau Shariif Sheekh Axmed. Gudiga doorashada in kastoo aanu weli shaacinin codadka rasmiga laakiin waxaa si aan qaris lahayn u cad inuu guuleestay musharax Xasan Sheekh Maxamed ka dib markii uu aad iyo aad ugu hormaray codadka. Ciidamada... 

Shariif Sh. Axmed oo looga badan yahay tirinta codadka wareega 3-aad.

Sep 10, 2012
Waxaa goor dhaw soo gaba gaboobay doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya waxaana socota tirinta codadka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana codadka aad iyo aad looga horeeya Shariif Sheekh Axmed. In kastoo weli codadka ay socdaan isla markaana Sanduuq kale uu harsanyahay ayaa  haatan arinta waxay u muuqataa in Shariif Sheekh Axmed laga guuleesanaayo, waxaana codadka la tiriyay haatan inta... 

WAR DEG DEG AH:- Laba Musharax oo cadeeyay inay isiaga hareen doorasha madaxweynaha Soomaaliya iyo wareegii ugu dambeeyay oo haatan bilawday.

Sep 10, 2012
Waxaa goor dhaw tanaasulay Labada musharax ee kala ah C/weli Maxamed Cali Gaas iyo C/qaadir cosoble xilli la filaayay in la bilaabo wareega 2-aad ee doorashada madaxweynaha lakiin waxay midaasi ka dhigtay in wareega Sedaxaad uu bilawdo iyadoo ay isku soo hareen Musharaxiinta kala ah Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Labada musharax ee tanaasulay ayaa sheegay in ayka baxeen tartanka iyaga... 

Wareegii 1aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay (Akhriso codadka sida loo kala helay)

Sep 10, 2012
Waxaa soo gaba gabowday wareegii 1-aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona musharaxiin aad u badan ay hareen halka kuwo kalena ay soo baxeen, waxaana musharaxiinta ay codadka u kala heleen sidan. 1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 21-Cod 2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3-Cod 3-C/llaahi Axmed Caddow 24-Cod 4-C/wali Maxamed Cali Gaas 30-Cod 5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 14-Cod 6-Axmed Ismaaciil Samatar... 

DEG DEG: Codeynta doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabatay (Si toos ah u daawo)

Sep 10, 2012
Goor dhaw Iskool Boliisiyo ee magaalada Muqdisho waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo qarsoodi loo codeenaayo, waxaana doorashadaasi ka qeyb galaaya dhamaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa bilawday wareega 1-aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, in kastoo ay dib uga dhacday saacadii la doonaayay in doorashada la bilaabo. Waxaa jiray xoogaa buuq soo kala dhex galay... 

Xubno ka mid ah musharaxiintii tar tameysay oo Tanaasulay.

Sep 10, 2012
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamayay Xilka madaxweynaha soomaaliya oo maanta Dorashadiisa ka socoto Magaalada Muqdisho ayaa ka tanasulay inay u tartamaan xilka Madaxweynaha soomaaliya . Musharaxiintaan ayaa kala ah C/raxmaan C/shakuur Warsame , Bashiir Nuur Bidaar , Xuseen Khaliif Jaamac waxaana y soo gudbiyeen waraaq ay isku casilaayeen in kastoo mid ka mid ah uu xalay tanaasulay. Inay Xubnahaan...