Home » News »

Shirweynaha Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Muqdisho si toos ah uga daawo TV-ga Qaranka (SNTV)

Si aad si too ah ula socoto shirweynaha lagu dooranayo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka socda Muqdisho, Guji ama riix Link-iga hoose:

 http://www.livestream.com/SOMNTV

Fadlan noo soo gudbi haddii aad dhib kala kulanto daawashada TV-ga Qaranka (Somali National TV) si aan kuugu soo sheegno sida ugu haboon ee aad dhib yari ugu daawan karo.

Wabilaahi towfiiq.

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.