Waxaa soo gaba gabowday wareegii 1-aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyadoona musharaxiin aad u badan ay hareen halka kuwo kalena ay soo baxeen, waxaana musharaxiinta ay codadka u kala heleen sidan.
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 21-Cod
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3-Cod
3-C/llaahi Axmed Caddow 24-Cod
4-C/wali Maxamed Cali Gaas 30-Cod
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 14-Cod
6-Axmed Ismaaciil Samatar 8-Cod
7-Xasan Sheekh Maxamuud 60-Cod
8-Shariif Sheekh Axmed 64-Cod
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 8-Cod
10-Cumar Salaad Cilmi 2-Cod
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 0-Cod
12- Maslax Maxamed Siyaad Barre 0-Cod
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin 3-Cod
14-C/qaadir Cosoble Cali 27-Cod
15-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf 3-Cod
16- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 2-Cod
17-Maxamed Axmed Saalax 0-Cod
18-Salaad Cali Jeelle 0-Cod
19-Ibraahim Cali Xuseen 0-Cod
20-Saciid Ciise Maxamuud 1-Cod
21-Cismaan Maxamed Gacal 1-Cod
22-Maxamed C/llaahi Oomaar 1-Cod
Waxaa goor dhaw bilaaban doona wareega 2-aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la filaayaa in ay tartamaan Afarta Musharax ee ugu codka badan.
Cumar Cali Maxamed, Muqdisho, Soomaaliya.

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.