Home » Archive Daily September 11th, 2012

Hambalyo ku socota Madaxweynaha cusub ee Dawladda Federaalka Soomaaliya mudane Prof. Xasan Sheekh Maxamuud

Sep 11, 2012
Hambalyo ku socota madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud oo ay direyso Duuliye Asli Abaade. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada (Dallas) ee gobolka (Texas), ayaa waxaa farxad weyn inoo ah inaannu aragnay is baddal wayn oo ka dhacay Dalkeenna Hooyo, iyadoo shalay ay ahayd Maalin Taariikhi ah, oo uu Waddankayaga Soomaaliya galay marxalad cusub,... 

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud (Dhageyso)

Sep 11, 2012
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa hambalyo maanta u diray Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku guuleestay doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya. Mudane Farmaajo ayaa shegay in uu Ilaahay madaxweynaha u fududeeyo xilkaasi aadka u culus, waxaana uu sheegay in ay tahay guul soo hoyatay. Farmaajo waxaa... 

Madaxweynaha maamulka Puntlan C/raxmaan Faroole oo soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud (Dhageyso)

Sep 11, 2012
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoow ayaa aad usoo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku guuleestay doorashada madaxweynaha.   Faroole ayaa sheegay in guul aad u weyn ay tahay in madaxweynaha Soomaaliya uu noqdo Xasan Sheekh Maxamed oo uu sheegay in wada shaqeen iyo wax qabad looga fadhiyo.   C/raxmaan... 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Brisbane (Australia) oo u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Sep 11, 2012
Waxaa saakay markii uu waaga baryay isu soo bax ka dhigay wadanka Australia, gaar ahaan magaalada Brisbane, kaasoo loogu hambalyeeynaayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guulaystay doorashadii sida dimoqraadiga ahayd ee ka dhacday magaalada Muqdisho.Isu soo baxaan oo uu ka hadlay madaxa jaaliyada Soomaaliyeed ee Australia Eftiin Ibraahim Maxamed ayaa waxaa uu u...