Home » News »

Waa shan Shirkadood ee ma ahan afar Shirkadood kuwa kusoo xad gudbay dhul badeedka Soomaaliyeed

Fiiri Mapka attachka ah meesha AAY KUSOO XADGUDBEEN 

Stealing Somalia’s Oil:- 

  • Anadarko: Block L5,           ANADARKO+TOTAL
  • Total: Block L22                 TOTAL
  • ENI: Block L21, L23, L24   ENI
  • Statoil: Block L26              STATOIL
  • Zarara Oil: Block L13         ZARARA OIL
Halkan hoose ka dhageysta  warbixin cod ah ee ku saabsan  bilowgii bililiqada dhulbadeedka Soomaliyeed iyo kaalinta aay Norwey ku lahayd.Sida aad ka maaqli doontaan warbixinta codka, waxaan horay u sheegay Kenya  in aay iskudayga boobka dhulbadeedka Soomaaliyeed  marnaba ka tana sulidoonin.Sidaas awgeed waxaan Dowladda Cusub ee hadda lagu tala jiro in la sameeyo  iyo Baarlamaankaba ka codsanayaa in aay arrintaas u wajahaan  si geesinimo iyo wadaninimo leh.

  Halkaan ka dhageyso fariinta codka wadaniga oo looga hadlayo boobka badda Soomaaliya lagu hayo

———
Bashir Mohamud
bashirmohamud@yahoo.com

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Waa shan Shirkadood ee ma ahan afar Shirkadood kuwa kusoo xad gudbay dhul badeedka Soomaaliyeed "

  1. xagalyare says:

    waxba kama qaadi karaan xagee