Home » Archive Daily September 14th, 2012

Waxgaradka iyo dhaqanka beesha Maxamed Harti (Majeerteen) ee Muqdisho ku sugan oo taageeray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya (Sawiro)

Sep 14, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan balaaran oo lagu taageerayey madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada Federaalka somalia xasan sheikh maxamuud ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho kaasoo ay soo qaban qaabiyeen odayaasha dhaqanka, aqoonyahanada iyo waxgaradka kasoo jeeda beesha maxamed harti (Majeerteen) ee ku sugan magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa  ugu horayntii waxaa daah furay suldaan aadan... 

AMISOM Press Release: Somali Forces and AMISOM Troops Capture Bibi Town

Sep 14, 2012
Mogadishu – September 14th, 2012; Somali government forces with the support of AMISOM  troops have captured the strategic town of Bibi in southern Somalia. During the 12:30pm operation, the forces faced little resistance from the Al‐Qaeda affiliated  terror group, Al‐Shabaab. An assortment of weapons and ammunition was also recovered from  the fleeing militants. Three Somali soldiers sustained minor injuries during the engagement and have been accorded ... 

Kooxda Elman oo Hanatay Koobka Xiddigaha Kubadda Gacanta 2012 (Sawiro)

Sep 14, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Garoonka degmada Xamar Jajab ayaa waxaa ku soo idlaaday galabta koobkii Xiddigaha Kubadda Gacanta oo ciyaartii ugu dambeysay galabta guusha ay ku raacday kooxda Elman. Kulankii adkaa ka dib waxaa halkaasi ka hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ahna Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta Maxamed Xuurshe Xasan (Eenoow) oo u mahadceliyay madax kooxaha, ciyaartoyda,... 

Wariye Axmed Maxamed Taajir oo ku dhintay dalka Kenya.

Sep 14, 2012
Allaha u naxariistee magaalada Siyaloow (Isiolo) ee dalka Kenya waxaa ku dhintay wariye Axmed Maxamed Taajir oo ka mid ahaa wariyaashii ugu caansanaa ee kasoo shaqeeyay Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soaomaaliga. Axmed Nairobi oo caan ku ahaa barnaamijka baafinta dadkii kala lumay ayaa la sheegay in maalmahaanba uu aad u xanuunsanaayay, iyadoona ugu dambeen uu geeriyooday xanuun haayay awgiis sida... 

Dagaalo maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka J/hoose.

Sep 14, 2012
Dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaayay Kenya Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka J/.hoose waxaana ka dhashay qasaare. Dagaalada ayaa maantagelinkii dambe si xoog ah u bilawday ka dib markii ciidamada dowaldda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay weerar kuqaadeen sida la sheegay deegaanka Birta dheer halkaa oo Al-shabaab ay joogeen. 2 qof ayaa halkaa... 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan Switzerland oo si weyn usoo dhoweeyay una hambalyeynaya Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud.

Sep 14, 2012
Waxan si kal iyo laab ah ugu tahniyadeyneynaa u na soo dhoweyneynaa madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed prof. Xasan Sheekh Maxamuud, waxan na la garab taaganahay taageero buuxda oo daacad ah. Waxaa ididiilo iyo rajo weyn na geliyay sida wacan oo ku saleysan demoqaraadiyayda iyo dareenka soomalinimo ee loo soo dortay madaxweyne Xasan Sheekh. Waxaa bulshada soomaliyeed ugu riyaaqeen...