Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa isku dhaandheen maanta ku sameeyay wasiirada maamulkaasi ka dib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.;
Wareegtadaan ayaa xilka waxaa ku waayay wasiiro, Ku xigeeno iyo sidoo kale wasiiru dowlayaal oo maamulka Puntland ah, waxaana xilal helay wasiiro kale oo cusub.



maamulkii pintiland la dhihi jirey runtii waxay kusoo uruurtey garoowe kaliya mel kale o faroole laga jecelyahay aan garoowe aheen majirto lacagtii cashuuraha o dhan garoowe ayu kuwada shubey faroole wax lamida puntland masoo marin garoowe dhise aya loo yaqaan tuulo kale o magaciisa laga heeso aan garoowe aheyn ma jirto mel walba aan garoowe aheen waa laga nacay mar aan dheereyna qashinka garoowe aya lagu darayaa isaga iy jaahiliinta u garoowe xaaranta ku naaxiyey