Home » Archive Daily September 17th, 2012

Conversations With America: Addressing Global Challenges at the United Nations

Sep 17, 2012
Assistant Secretary for International Organization Affairs Esther Brimmer holds a conversation with Stewart Patrick, Senior Fellow and Director of the International Institutions and Global Governance Program at the Council on Foreign Relations and Heather Hurlburt, Executive Director of the National Security Network on addressing global challenges at the United Nations from the Department of State... 

Daawo Video qiima badan oo uu Sh. Maxamed Idiris ku difaacayo Nabigeena Muxammad S.C.W.

Sep 17, 2012
Kaddib markii uu dhawaan barta Internet-ka kusoo baxayFilim lagu aflagaadeynayo Nabigeena Maxamed (NNKH) ayaa waxaa Qudbad xasaasi ah oo uu ku difaacayo nabigeena suuban (NNKH) dhawaan jeediyay Sh. Maxamed Idiris. Hoos ka daawo Qudbadda Xafidahu Laahu Sh. Maxamed Idiris:  Read More →

Rayiga Reer Borama ee madaxweynaha Cusub ee Somaliya (Daawo Video

Sep 17, 2012
Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Boorama oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa waxay hambalyo u dirayaan madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud, kuwaasoo si cad u yiri “Hambalyo ayaan leenahay madaxweynaha cuub ee Soomaaliya. Madaxweynaha waa madaxweyne Soomaaliyeed, doorashadiisana waa guul usoo hoyatay umadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba.” Haddaba ka daawo Video-ga hoose... 

Dagaalo culus oo maanta ka socda J/hoose iyo Al-shabaab oo la sheegaayo badi in ay faarujiyeen magaalada Kismaayio.

Sep 17, 2012
  Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Huwanta iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta si xoogan uga soconaayo deegaano ka mid ah J/hoose, waxaana la isku adeegsanaayaa hub kala duwan. Dagaalka ayaa maanta ka soconaayo deegaanka Biibi nawaaxigiisa,waxaana weerarka dagaalka lahaa ciidamada Huwanta oo doonaaya inay la wareegaan magaalada Kismaayo. Wararka hordhaca ah ee qasaaraha dagaalkaasi waxay sheegayaan... 

Dowladda Kenya oo qaraxii lagu weeraray Hotelka Jazeera ku eedeesay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Sep 17, 2012
  Wasiirka arimaha dibadda wadanka Kenya Sam Ogeri oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa sheegay in qaraxii  ka dhacay Hotelka Jazseera ee uu deganaa Madaxweynaha JamuuriyaddaFedraalka Soomaaliya uu ka dambeeyay Shariif Sheekh Axmed. “Shariif Sheekh Axmed ayaa ka dambeeya qaraxyadii Ismiidaaminta ee la rabay in lagu dilo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya... 

Sarkaal ka mid ah hay’adda nabad sugida oo Maanta Muqdisho lagu dilay.

Sep 17, 2012
Kooxo kuhubeesan bistoolado ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka mid ah hay’adda nabad sugida xilli uu howlo shaqo u joogay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Sarkaalkaan ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Maxamed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, waxaana dilay Laba dhalinyaro ah misane ku hubeesan bistoolado, iyagoona halkaasi kutoogtay. Dad ku sugnaa halkii ay wax ka dhaceen ayaa...