Kaddib markii uu dhawaan barta Internet-ka kusoo baxayFilim lagu aflagaadeynayo Nabigeena Maxamed (NNKH) ayaa waxaa Qudbad xasaasi ah oo uu ku difaacayo nabigeena suuban (NNKH) dhawaan jeediyay Sh. Maxamed Idiris.
Hoos ka daawo Qudbadda Xafidahu Laahu Sh. Maxamed Idiris:

Sh mhmed idris Allaha ka abalmariyo janatul firdaws idinka allgego ahna sidoo kale waana idiin mahad celinayaa dhamaanteena jidka rasulka Allaha nagudilo xawdkiisana naga waraabiyomalinta danbe ee la haraadan yahay ogu danbayn waxaan idinku baraarujin lahaa allgedo inaad mediaha gargaarka diinta iyo garab istaga culimada kubadisaan manta dadka somaliyed hesaha iyo waraka iska qubanaha ahba micno badan oma samaynayan ee waxaa dan u ah in dalka iyo diintaba ladifaaco oo ay helan media markay caburanma ayku nafisaan sida kan hada sh mhmed idris oo kale shukran sc
Galadda waa cadawga (islamka) waxa loo bahan yahay in dunidda muslimka ay middooban.
ALAH haka abaal mariyo sheekh maxamed dhamaan teena ALAAH hana ciseeyo