Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Boorama oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa waxay hambalyo u dirayaan madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud, kuwaasoo si cad u yiri “Hambalyo ayaan leenahay madaxweynaha cuub ee Soomaaliya. Madaxweynaha waa madaxweyne Soomaaliyeed, doorashadiisana waa guul usoo hoyatay umadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba.”
Haddaba ka daawo Video-ga hoose bulshada reer Boorama oo u hambalyeynaya madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, si cadna u sheegay in Soomaaliya meel ay joogtaba ay tahay umad qura oo hal calan leh, minimadoodana ay muqadas tahay:

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.