Home » Archive Daily September 18th, 2012

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya oo beeniyay warar sheegayay in uu yiri “Sharif Sh. Axmed baa ka danbeeyay qarax lala damacsanaa in lagu qaarijiyo madaxweynaha cusub” (Daawo Video

Sep 18, 2012
Wasirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya Mr. Ongera oo ay dhawaan sheegeen qaar ka mid ah warbaahinta caalamka in uu yiri “qaraxii Muqdisho ka dhacay waxaa ka danbeeya madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed” ayaa war-saxaafadeed uu maanta ku qabtay Nairobi waxuu ku beeniyay in uu warka noocaas ah asaga kasoo yeeray, balse uu yahay mid been abuur ah. Hoos ka daawo War-saxaafadeedka... 

Dood Qaran – By Cabdulqaadir Aaden Mohamuud “Jangeli” (Q.1aad)

Sep 18, 2012
Akhriste qaab qoraalkaan waxuu u sameysanyahay sidii riwaayad haseyeeshee wuxu ku saleysanyahay dood qaran oo muujineysa xaaladdaa Soomaaliya, wuxuuna ka koobanyahy qyebo taxane ah oo labo ama saddex bog ku soo baxaya marwalba. Magacyada aad halkaan ka akhriyidoontid qaarkood waa sarbeeb  ka soo jeeda magac qof jira. Soomaalida oo muddo dheer Ilaahy baryeysay in qof khayr-qaba uu abta hogaanka madaxnimada... 

Maamulka Somaliland oo soo dhaweeyay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya.

Sep 18, 2012
  Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyay Hadalkii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ee ku aadanaa Siyaasadda Maamulka Somaliland ee uga qorsheesan madaxweynaha. Maxamed C/laahi Cumar oo ah Masulka u Qaabilsan Maamulkaasi Arimaha Dibada ayaa saxaafada u sheegay inay aad u wada sugaayeen Mowqifka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ee ku aadan Maamulkaasi isagoona guul ku sheegay. ”Waan... 

Xildhibaan Max,ed Cabdi Afeey “Shariif Sheekh Axmed ma mudna in la aflagaadeeyo”

Sep 18, 2012
Xildhibaan Maxamed Cabdi Afeey oo ka mid ah Xildhibaanada Dalka Kenya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay eedeyntii Wasiirka Arimaha Dibada ee Kenya ujeediyay Madaxweynihi Hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed ee ku aadanayd inu ka dambeyay Qaraxii ka dhacay Hotelka Jazera uu Daganaa maxdaeynaha Somaliya Xasan Sh Max,uud . Max,ed Cabdi Afeey ayaa waxaa uu tilmaamay in Hadalkaasi uu yahay mid u ugooni... 

Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka jawaabay hadalkii wasiirka arimaha dibada Kenya.

Sep 18, 2012
Madwaxeynihii hore Soomaaliya Shariif Sh Axmed ayaa  si kulul uga hadalay hadalkii wasiirka arimaha dibada ee Kenya ee ku adaanaa inu Shariif sh axmed ka dambeyay qaraxii ka dhacay Hotelka Jazeera ee u daganaa Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud . Shariif Sheekh Axmed ayaa tilmamaay in hadalka kasoo yeeray Wasiirka Arimaha Dibada ee Kenya inuu yahay mid aan laga fiirsan oo Masuliyad... 

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 7 maalmood kaddib ku guuleysashadiisii madaxweynaha Soomaaliya

Sep 18, 2012
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa la doortay Isniin, September 10, 2012, asaga oo wareegii labaad ee tartanka madaxweyne-nimo uga adkaaday Shariif Sheekh Axmed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya, waxaana la dhaariyay daqiiqado yar un kaddib markii uu guuleystay, waxaana xafladdii caana shubkiisa ay dhacday Axad, September 16, 2012. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka madaxweyne-nimada...