Home » News »

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya oo beeniyay warar sheegayay in uu yiri “Sharif Sh. Axmed baa ka danbeeyay qarax lala damacsanaa in lagu qaarijiyo madaxweynaha cusub” (Daawo Video

Wasirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya Mr. Ongera oo ay dhawaan sheegeen qaar ka mid ah warbaahinta caalamka in uu yiri “qaraxii Muqdisho ka dhacay waxaa ka danbeeya madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed” ayaa war-saxaafadeed uu maanta ku qabtay Nairobi waxuu ku beeniyay in uu warka noocaas ah asaga kasoo yeeray, balse uu yahay mid been abuur ah.

Hoos ka daawo War-saxaafadeedka Wasiirka:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya oo beeniyay warar sheegayay in uu yiri “Sharif Sh. Axmed baa ka danbeeyay qarax lala damacsanaa in lagu qaarijiyo madaxweynaha cusub” (Daawo Video "

  1. mohammed ali says:

    Greating all,
    although mr Ongera Kenya forieng minister reply is important, for the people of Somalia and Kenya to understand, who is behind those explotion in Kenya and Somalia. The point is mr shareef wasn’t on the National theatre when the expolotion happened, and kills lot of civilian, why mr shareef didnt attend why?.
    Finally so called Amisom or Uganda peace keepers, do they have any hidden agenda? and why is their security is open to those sucide and car bombs specially those in primary and presidencial position.
    My view on mogadishu forget about the road map, you must be friend with president musavine of Uganda otherwise the suicide or the car bomb will take you out. I dont understand why the Kenya forieng minister is Mr ongera is so panicking and confused. I said yes! formar so called president of Somalia and the Uganda forces was behind or knew the National theatre bomb and the one on the hotel al Jazeera newely elected the so called president, Hassan. Finally i think there is many more expolotion and suicide on the way if the direction of the so called roadmap didnt go to the Dictator President Euri Musavini.