Home » Archive Daily September 19th, 2012

Letter of Support to the New President of Somalia

Sep 19, 2012
To: H.E. Prof. Hassan Sheikh Mohamud The President of the Federal Republic of Somalia Villa Somalia, Mogadishu, Somalia. September 17, 2012 Letter of Support to the New President of Somalia All praise is due to Allah who granted us an opportunity to open a new chapter of hope and affect positive change by selecting a new president and successfully ending the transitional period on September 10, 2012.... 

Qaraxyo qasaare geestayoo maanta ciidamo ka mid dowladda Soomaaliya lagula eegtay degmada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose.

Sep 19, 2012
Ciidamo ka mid ah dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa qaraxyo qasaare geestay lagula eegtay degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose xilli ay howlgalo ka wadeen degmadaasi. Qaraxii ugu horeeyay waxaa lagu aasay meel aan sidaa uga fogeen Koontaroolka Baar Ismaaciilwaxaana halkaa ku dhintay 2 qof waxaana ku dhaawacmay tiro intaa ka badan sida ay goobjoogayaal inoo sheegeen. Qaraxa Labaad ayaa isna ka dhacay... 

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya, Ahlu-sunna iyo kuwa Al-shabaab oo ka socda gobalka Gedo.

Sep 19, 2012
Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa Ahlu-sunna iyo Al-shabaab oo dhinac ah  ayaa ka soconaayo gobalka Gedo, gaar ahaan duleedka degmada Garbahaareey ee caasimada gobalka Gedo. Dagaalka waxa uu ku bilawday ka dib markii ay iska hortageen laba shahan oo dhinacyada dagaalamaaya ka kala tirsan,waxaana dagaalka laga maqlayaa xoogiisa degmada Garbahaareey. Lama oga... 

Saraakiisha Al-shabaab oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo iyo Idaacadii Al-shabaab oo hawada dib usoo gashay.

Sep 19, 2012
  Waxaa magaalada Kismaayo dib ugu soo laabtay dhasmaan saraakiishii Al-shabaab ee maalmo ka hor dib isaga faarujiyay magaaladaasi, waxaana dhanka kale dib hawada usoo gashay Idaacadii Al-shabaab ee ay kulahaayeen magaaladaasi ka dib markii maalmahaan oo dhan ay hawada ka maqneed. Duhurnimadii maanta ayaa magaalada Kismaayo oo dhan waxaa mar qura soo galay gaadiid aad u badan oo ay saaranyihiin saraakiisha... 

Golaha Ammaanka QM oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dhisaan gudiyo si gaar ah ula dagaalama musuq maasuqa

Sep 19, 2012
Golaha Ammaanka ayaa shaaca ka qaaday in ay si aad ah uga walwalsan yihiin adeegsiga qaldan ee lagu sameeyo dhaqaalaha Soomaaliya loogu deeqo si gargaar loogu fidiyo dadka ku dhibaateysan gudaha dalka Soomaaliya ka dib markii dhowaan la soo saaray warbixin ku aadan musuq maasuq lagu sameeyay dhaqaalaha ka imaanaya Beesha Caalamka ee Soomaaliya loogu talagalay. Dowladda Cusub ee Soomaaliya ayaa loogu...