Home » Archive Daily September 20th, 2012

Qaraxyo xoogan oo khasaare gaystay oo ka dhacay baar Village oo ku yaala agagaarka gurigii hore ee hooyooyinka Muqdisho (Daawo Video)

Sep 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qaraxyo ismiidaamin ah oo ay gaysteen labo naftood hure oo khasaare geystay ayaa ka dhacay maqaaxi lagu magacaabo Village oo ku taala agagaarka gurigii hore ee hooyooyinka ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo ahaa kuwo aad u xoogan ayaa ka koobnaa labo qarax oo waaweyn ayaa la sheegay inay ku dhinteen dad gaaraya in ka badan 14 qofood oo ay ku jiraan weriyayaal halka... 

Press Release: AMISOM Urges All Forces In Somalia to Spare Civilians

Sep 20, 2012
Nairobi, 20 September, 2012. The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra, has once again reiterated AMISOM’s commitment to minimizing the impact of its operations on the civilian population in Somalia and urged all forces active in the country to follow its example. “AMISOM takes its responsibility for the safety... 

Maamulka Somali Central State oo raashin ka qeybiyey magaalada Balanbale (Sawiro)

Sep 20, 2012
Balanbale, Somalia (AOL) – Maamul goboleedka Bartamaha Somalia (SCS) ayaa raashin qeybin ka sameeyey maalintii shalay oo ay taariikhdu aheyd September 19 Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Raashinka la qeybiyey oo isugu jiro Bur, Bariis, Saliid iyo Digir ayaa waxaa ku deeqay hay’ad samafal ah oo dalka Turkiga laga leeyahay oo lagu magacaabo IGMG Hassene, taasoo u soo wakiilatay qeybinta...