Home » Archive Daily September 21st, 2012

Madaxweeyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado in uu dhaqsiyo ugu dhawaaqo Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo AOL oo heshay magaca shaqsiga Ra’isal wasaaraha loo magacaabi doono.

Sep 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – War mar dhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegayaa in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay si weyn ugu mashquulsanaa sidii uu u heli lahaa shaqsiga ugu haboon ee uu u dhiibi lahaa xilka Ra’isal wasaare-nimo ee Soomaaliya ee afarta sano ee soo socota, in uu hadda ku guuleystay... 

Beesha reer Siyaad Xuseen oo ay Maxkamad u xukuntay kursi xildhibaanimo oo ay qeyb u heshay beesha Reer Ugaas Sharkaake (Akhri go’aanka maxkamadda)

Sep 21, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kaddib markii isqab-qabsi beesha SADE dhexdeeda ah oo muddo socday ay Beesha Reer Siyaad Xuseen ku waysay kursigii xildhibaanimada oo ay sheegeen in si sharci daro ah loo siiyay shaqsi aan ka tirsaneyn beeshooda ayaa waxay beeshu dacwad arrintaas la xariirta u gudbisay Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasoo markii ay dacwadda si buuxda u dhageysatay... 

Dhambaal Tacsiyeed Oo Ku Socda Dhamaan Umadda Soomaaliyeed, Qooyski Iyo Qaraabadi Uu Ka Baxay Allaha U Naxariito’e Marxuum Prof. Xuseen Maxamed Ilka-dahab.

Sep 21, 2012
Tacsi Tiiraanyo Leh:  Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.  Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan Aqoonyahanada yo Qurbajoogta beesha Sade waxaan dhambaal tacsiyeed  oo tiraanyo leh u dirayaa dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana Eheladi iyo Qaraabadi uu ka baxay Allaha u naxariisto’e Marxuum Prof. Xuseen Maxamed Ilka-dahab, oo xalay ku geeriyooday dalka Bulgaria, waxaana Ilaahay... 

Baaq iyo Cambaareyn kasoo baxay Dalladda Suxufiyiinta Qorahay

Sep 21, 2012
Musiibada ku habsatay Qarankii Soomaaliya waxay umadda Soomaaliya dhaxal siiyay in ay ku wayaan dad aad u badan kuwaas oo isugu jira dad shacab ah & dad Aqoonyahamiin ah, Intii bur-burkii ku habsaday umadda Soomaaliya wuxuu dalkii noqday mid amankisii aan fara ku jirin oo hubkii farha ka baxay waxaana lagu layaa Soomaaliya dad aad u badan. Waxaa in badan si dhibyar loogu dilaa dhakhatiir in badan... 

Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Ayaa Ka Tacsiyeynaya Dadkii Ku Geeriyooday Qaxyadii Xalay Ka Dhacay Makhaayada Village Ee Magaalda Muqdisho

Sep 21, 2012
“Inaalilaahi Waa Inaan Ileyhi Raajucuun” Muqdisho, Sep, 21, 2012…… Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi qaran u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadii iyo eheladii dadkii ku geeriyooday qaraxyadii arxandarada ahaa oo lala beegsaday maqaaxi laga qaxweeyo oo ku taala agagaarka guriga hooyooynka. Ra’iisul wasaaruhu wuxuu si gaar ah tacsi...