Muqdisho, Somalia (AOL) – Kaddib markii isqab-qabsi beesha SADE dhexdeeda ah oo muddo socday ay Beesha Reer Siyaad Xuseen ku waysay kursigii xildhibaanimada oo ay sheegeen in si sharci daro ah loo siiyay shaqsi aan ka tirsaneyn beeshooda ayaa waxay beeshu dacwad arrintaas la xariirta u gudbisay Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasoo markii ay dacwadda si buuxda u dhageysatay u xukuntay in kursiga xildhibaanimo ee uu ku fadhiyo Maxamuud Cali Magan oo kasoo jeeda beesha Reer Ugaas Sharmaake la siiyo Cabdi Maxamed Faarax oo kasoo jeeda beesha Reer Siyaad Xuseen.
Fadlan, hoos ka akhriso go’aanka Maxkamadda oo faah-faahsan:
Cabdiqani Maxmed Bayoow, Muqdisho/Somalia.




asc..waxaa wax lala yaabo ah in qolo sheegato xildhaanadii la qaysaday
oo waliba maxkamad ayaa noo xukuntay ay yiraahdaan ninkii aduun joogaw maxaa aragti kuu laaban reer siyaad xuseen maxaa daba dhigay reer ugaas sharmaarke sade wax buu qaybsaday beelo badan ayaana helay xildhibaano waa maxay sumadda gaarka ah ee u saaran kursiga Reer Ugaas ma jileec ayey bideen oo cidda kaliya ee aad wax ka qaadan kartaan waa iyaga miyey is tuseen ila imbigaati reer ugaas sharmarke ayaa na dhacay ayaan maqlaa reer ugaas adinkoo leh xildhibaan ayey xildhibaan lahaayeen sidii dawladdii carte waxaan leeyahay reer siyaad xuseen kuwa maanta qaatay kursiga ma aha reer ugaaskii samirka lahaa ee lafihiina u turta sida aad ku socotaana tolnimo ma aha tolnimadana cid gaara kaliya ma dhawri karto ee waa in la wada dhawro wabilaahi tawfiiq
waxaan aad iyo aad ula yaabay waxa ree ugaa sharmaake iyo ree siyaad xusen ay isugu haystaan kursi isku meelba ma dagaan waxay ka dagaan dego iyo mudug arintaan waxaan u arkaa in ree siyaad xuseen u arkeen in ree ugaa sharmaake ay yihiin ugaasyo ayna ka xishoon doonaan marka arintaan dhacdo oo ay iska siin doonaa hadii aan si kale u dhigo cidaan ree ugaas ah waxaa lagu xantaa in dad badan oo soomaali ah ay ka buuxaan oo waliba la dhoho intooda badan waa soomaali ilahay marka ma waxay is dheheen aan la gurino ayagaa iska samri doonee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkk, wax lagu qoslo caawa waa aqristay.Hadii arinku sidaa u fudud yahay qolo walbo maxkamad ayay tegi lahayd oo xildhibaanimo siin lahayd. maxaa maxkamad xamar ku taal ka galay wixii marehan qeybsaday. Arinkaan waa iska cad yahay reer siyad xusen xoogaa lagac ah ayay maxkamada ku tuureen lkn waa lacag la iska qasaariyay oo arintu xaniinyo rageed ayay saareen tahay ee maxkamad waxba ma kale wareejin karto. Oo niman yahow kuwii ugaasnimada laga celin waayay maa maxkamadaas la sheegayo tagaan ugaasnimo ha u xukuntee.
Asc nin kaaan bulbul labaxay waxaaan ku iri reer siyaad xuseen waa rag muuqda oo waxa ay qayb u leeyihin ugaas iyo malaaq mid na qarin karin tan kale waxaad dhah day reer sharmaake miyay jileec bideen ama shar maaka. Ahow ama diini ahow sharmaake waxaan ba u ar kaaa qayb yaroo ka mid ah diini marka. Si gaar ahna u ma cayrsanayno sharmaake waxaan goobayna un waa waxaan xaqa u lahayn ee uu ku tagri fashay nin ka ugaas ku ???? ka ah ee beesha sade maanta magaceeda dhulka ku jiiday waana ku guulaysanay si nabdoon inaan ku soo ceshano
ilaahay wuxuu meelo badan uga hadlay cadaalada umadaha horay umarayna waxay yiraahdaan hadaad nabad rabto cadaalad samee waxaan cadaynayaa in kursiga rer ugaas sharmaake ay dhaceen uu ahaa kursiga rer siyaad xuseen qof walba oo mareexaan ahna waa ogyahay in idho buur saayuun uu gatay kursiga oo laga tiray nin reer siyaad xuseen ah oo ku qornaa habeenka s gudiga qilaafaadkuna waxay xukumeen cadaalad daradii kenya ka dhcaday ilaahay ayaa mahad leh hadii maanta sharaftii laga xayuubiyey ninkii kursiga rer siyaad xuseen bililiqda u haystey
ilaahay ayaa mahad leh mida kale hadii cadaaladu jirto bah xawaadle labo kursi ha qaateen rer siyaad xuseena hala qadiyo cadaalad maahan ee ilaahay xaqa ha idin tuso
Bulbul wayahan danbe reer ugaas sharmake wala aaminay lkn waxaynoqdeen ???? oo jagoyin aysan lahayn ayey iskubalariyeen oo isasiyeen xeerkana kuma jirto midakale maxkamad waxbeen ah maxukunto ee xaqdaradi aya soobaxday hada wixi kadanbeyana reer ugaas sharmake waxa lagu celinaya baadiyihi ayka imadeen ee casimadu utahay Dhubaa wabilahi towfiiq.
Ninka sheegtay Bul-bul sxb waxaad moogtahaa jira, Reer Siyaad xuseen waa mahiigaan, hanjabaadaadana waa wax lagu qoslo. Ugaaska marna dadka xoolahooda boobaya marna leh ugaas baan ahay waa caado guur. Kursiga reer siyaad xuseen soo ceshadeen kaliya sheekadu kuma ekaanayso ee kuwo badan oo xaaraan ah ayaa dadkii lahaa loo celin doonaa…waanad ark doontaa….reer siyaad xuseen kursigeedii dacwad xalaal ah ayey ku dhamaysteen xaqoodiina ku soo ceshadeen, handadaadna wax ku qaadi maysid,sharcina lagaaga jid leh. waxaad gar ceebays iyo caado guur aanan waxba hanbayn.
Xaqqu mar unbuu feeraha ka dillaacaa, maxaa Reer Diini 4 xildhibaan siiyey beelo waaweyn oo sade ahna qadiyey soo Ugaasyada Dulmiilayaasha ah ma ahan, sade malahan Ugaas ee ragga is magacaabay ee sade kala dilay ha joojiyeena dulmiga ay wadaan, hadiise ay rabaan in laga dhigo ugaas ha fidiyeeno gogol sade ku wada hadlo, si meesha looga saaro madmadowga ay sade kala dhex dhigeen ugaasyada gumeystihii talyaaniga uu magacaabay iyo kuwa hadda is magacaabayba, Beelaha dulmanna xaqqooda alle ka siiyo.
waad mahadsan tihiin
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala maxaa kudhacay odaygii ???? ahaa ragrag dhalay reer siyaad xuseen sidaas ayaa lainka rabaa ???? isba haysatay hadii aad ka soo dhacsateen xaqiinii gooolaysta reer siyaad xuseen waaaw waaw waaw
War reer siyaad xuseen aan kursiga mahiga iska dhaafno oo abuu muscab iyo ragiisa aan raacno,nImankaas reer gadood oo sida wax loo dhaco baranaya iyo mahiiga isku daaya runtii waan dareemi karaa oo waa gunimo qabiilo wayn oo tiro iyo tayaba leh in kursigeedii ladhaco inay ceeb tahay laakiin kursi fiican la idinkama dhacin…
Allaylehe bagga dadnimo xumo haddii mareexaan xumaha iyo sadbursiga xaaraantaa isaga qaban waayey, sharci haku raadsadeen. anagga bah ugaadeen goorwalba raali kama aynaan aheyn xaqdarada reer ugaas sharmarke doonayo waana u hambalyeyneynaa walaalahaya reer siyaad xuseen guushey gaareen. guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
kaaga dhaaranayow waxba hareeban siyaad xuseen maaha sidaadoo kale. aqas sarmaale ismarji.
Waxaa la yiri nin wax qeeybiyey ama qad ama qoora buurnaa, taas ayaana markii hore meesha ka dhacday laakiin, waa hagaag haddii uu sharciga soo kala dhexgalay oo uu ciddii wax boobtay ka soo dhiciyey.
Bulbulna waxaan dhihi lahaa, reer Ugaas Sharmaarke lama sahlane iyagaa wax qeeybiyey oo caddaalad darrana ku qeeybiyey, waana taas tan iyaga loogu qabsaday kursigoodu bay ila tahay. Haddiise aan dhanka caddaalada wax ka fiirinno, awalba waxaay ku habboonayd, in aay ciddan wax qeeybisay aay sidan wax u qeeybiso. Cidda wax boobtay iyo sida saxda ah. Hal kursi oo bah Xawaadle ah, mid bah Ogaadeen ah iyo mid bah Darandoolle ah, inta kalena Mareexaan loo daayo haddii uu xishood jiro.
Laakiin, halkan waxaad ka arkeeysaa, in aay bah Xawaadluhu wax qeeybiyeen hadana wax boobeen, waxaana ceeb Mareexaan ugu filan, in aay xitaa Somalidii kale taasi ogaatay oo aay soo fara gelisay laakiin, Bulbul taa ma garan sida ka hadalkiisu ka muuqato.
isqabqabsiga beesha sade dheyaala & xildhibanada la is kuhaysto waxay ahayd in beeshu xalisato dhexdeda lakin mahabonayn in maxkamad la islatago ama dawlada kumeel gaarka ah lakin cide waxay ledahay dad wax garad ah odayaal aqoonyahano ugaasyo dakas ayay utalay howshaas maxkamad waxba kama qusayn wabilahay tawfiiq
Waa go’aan caddaalad ah. Beesha Reer Siyaad Xuseen waxaa uu Marreexaan isku raacay in ay doorkaan helaan kursi. Labada nin ee Reer Ugaas Sharmaarke ee kuraasta qaybinayey iyagaa hoos ula heshiiyey Ina Garjeex oo aan kursi heli lahayn. Mar haddii ay bixiyeen kursi aan gar ahayn waa in kooda loo qaataa. Adduunka oo dhan waa iska caadi ninku waa in uu ku xilbaxaa waxa uu leeyahay. Meeshana gorayo khaakhlayn ma taallo ee maxkamad sare ayaa go’aan riddey. Waana sax arrintaa innagaana ka marag furayna haddii la inoo soo joojiyo.
Arrinta reer hebel ma sabraan iyo huuhaada bulbul iyadu ictibaar ma leh oo hadduu wax garanayo Reer Siyaad Xuseen sabir xumo iyo qallafsanaan uguma tiitiileeyeen.
Hadda waxaan leeyahay mar haddii ay arrinta soo xukuntay maxkamaddii Qanyare iyo Xaabsade baarlamaanka ku dartay, mar sii horraysayna Ina Cilmi Goonjeex Ina Gaanni ku beddeshay, ha lala shaqeeyo xildhibaanka cusub, ninka reer Ugaas Sharmaarkena Ugaasyadu ha u raadiyeen jago middaan ka mushaar badan, way u helayaane.
haddii markii horeba waxa lagu kala qaatay si xoogsi iyo abuyuusin ah oo aan talla guud oo mareexaan lagu qaybisan oo indha cadays iyo anaa xoog badan iyo anaa kuusow ah , ay waxa meesha lagu kala geystay . maxaa ku jaban haddii max kamadda xamar ku taal ay u kala wareejisso .
asc dhamaan – Warqadaani wax ka jiraa ma leh, ee Gudoomiya maxkamada Sare Mr. Ilkaxanaf wuxuu noqday inuu ninkii laaluushaba u warqad u qoro. Xawaadle ayuu isbuucii hore madaxa isku galiyay oo warqadiisi qashinka lagu daray.
Teeda kale Reer Siyaad xussein maxaa tusay kursi Gedo laga leeyahay waa yaabe? xagay isku arkeen Reer ugaas sharmaarke oo kursigoodu ku helay reer Gedo iyo Reer siyaad Husseen oonanba Gedo daganayn..waa yaab.
Gudoomiya maxkamada Mr. Ilkaxanaf waa nin isaaq ah – marexaan inuu kii jeebka gacanta u galiyana warqad ha u qoro, website yadoodana news ahaan ha u soo daabaceen, waa meeshay xadaarada marexaan marayso sanadka 2012.
Kkkkkk wlh wayaab in rer siyaad xuseen ey yirahdaan xildhibaanimada rer ugas sharmake anagey naga dhaceen wana arin laga yaqyaqsoodo waxan leeyahay rer siyaad xusenow maxamud cali magan xildhibanaimada gedo ayuu kuheley adinkune gedo madagtaan ee aada meshaad kufaantaan mise xaga wax jilicsan ood kuqabsataan xildhibaanimadad weydeen warjiraaba cakaruu imaan maxakamada aad shegeysaane maba jirto idinmana xukmi karto kursi wayo ceydiid ilka xanaf isagaaba waqtigiisa dhacay ee waxan idin leenahay kusoo laabta tolnimadinii wabilaahi towfiiq
asalamu calaykum wr wb
walaalyaal waxaad ogaataan tan hadii ay wanaagtahay iyo haday xumaan tahay waxaa keenay reer ugaas sharmaake qaata qaladkii aad gasheen weeye sababta oo ah waxaad qaadateen xildhibaanka xaq iinan u lahayn waayo reer diini sidee 4 xilkdhiaan ku qaatee reersiyaad xuseena 1 xataa u hasayn xishooda waa la xishoodaaye wax un cun caqli ma ah dadku waxay ku wada noolaadan wax wada qaybsi laakiin anigu aan noolaadee adigu dhimo qofna kaa yeele maxaayo walale yaal iska jooga meel kursigii baa la soo ceshadaye wax la idima dhimin
Waxa wax lagu qosla ah in rer siyaad xuseen ey yimadeen mar ey xero iyo fandhaal kala dhaceen wayaabe ma rer ugaas ayaa jilcanadeey mise rer siyaad xuseen aya aistusey cida kaliya e ey wax kaqadan karaan iney rer ugas sharmake yihin waxan odhan lahaa rer ugas sharmake arinkaan qosol kaga baxa sababto ah maba jirto wax lagu odhan karo dadkaan ????? ah ee xildhiban ladhariyey una diwan gashey prof jawaari codeeyeyne hadane aan dhiman ama wax shaqada laga badalo aan lagu arag aqoonsigiisane haysta lana dhaariyey layirahdo maxkamad ayaa noo xukuntey in aan booskaas galno wa yaabe maxkamadey shegayaan soo tii xildhibanadii ey dhaarisey dib mooshinka looga yeeshey ee aqlabiyad amoyee aanan soglai laheyn barlamanak teedakale maba jirto maxkamad dalku leeyahay in xukumada so socota ey maxkamad cusub magacowdo moyee ee rer siyaad xuseenow jooga intey goori goortahay yeysane daadku idin qaadine tedkale ma mudug ayaad xildhibaanka ku heli jirteen mise gedo rer ugaas se soo intii aad xildhibaanka aheydeen iyaguba ma aheyn xildhibaano jogo o nabada ku ekadaan leeyahay wabilaahi towfiiq
Bulbul,
Waa iska Zamin aakhir, oo waxaad hadal kudaysaa, Reer Siyaad Xuseen hadii ay Gedo wax kudilaan Magta boqolkiiba 75% waxaa kabaxsha Reer Ugaas, meesha 25-ka soo haray ay kala qaybsadaan wax loogu yeero Bah Gareen !
Reer Ugaas waa reeka kaliya ee leh lahaana 4 Nabaddoon oo joogta ah oo mushaari ka ahaa Talyankii iyo Ingiriiskii carada haystay. Meesha Reer Siyaad Ugaasoo ladhashay ay kalahaayeen hal nabaddoon. Xigmaddu waxay tahay geographically, meesha ilaahay ku abuuray deegaan ahaan iyo tirada dad ahaaneed oo ah wax rabbaani ah. Kuwo mushaddadiin ah oo samir xun waa kujiraan tolkase madhibaan haddaan lugu qasbin. Markaan Gedo kahadlayno waa inaan lahilmaamin inaysan dhici karin in Marreexaan uu wax qaybsado iyadoo Reer Ugaas kamaqanyihiin. Maxaa yeelay waa dulmi iyo ninka ku fikiray arrintaas oon Gedo dan iyo aabo kalahayn. Galguduud kama hadlayo oo maba aqaan. Reer Geelle Faruur iyo Reer Cali Xaabbuun baa la iigu sheegay ood mooddo inay Reer Siyaad Xuseen ka kahadlayaan. Intaas markaan iraahdo, waxaan latilinayaa Reer Siyaad Xuseen.
Afartan qawlaysato oo idin marin habaabiyay waa kuwii Marreexaan meetan xun dhigay oo taariikhdooda waa taqaannaan, haatanna waaba baaga muuddo, Kursiga Amb. Magan kufadhiyo Reer Ugaas waa kuyaryahay oo qaarbaan wali war kahayn, iyagiibaa qaar ku kala dhinteen waxaana keenaya tirada iyo baaxadda iyo dulmiga lala daba taaganyahay oo ay ahayd inay 2 kursi Gedo kahelaan. Yaan la idiin waalin. Markaan 2 kursi iraahdo waxaa lga yaabaa in dadka qaar layaabo arrinkaa waanse kuu sii macnayn.
Barigii Soomaaliyi nugu soo duushay oo aan saasba ufogayn, waxaan usoo joogay laba ciidan oo hoggaankooda, qalabkooda, madaxdooda, iyo saadkoodaba kala duwanyahay oo Reer Ugaas ah oo la isku barayo Buur hakaba kadib markay halkaas ku kulmeen. Ciidan xooggan waxa uu kayimid Baardheere oo Talxaha ayaya isku furin ahayeen, meesha ciidanka kale uu kasoo gudbay Buurdhuubo waxayna ood wadaag ahhayeen oo ay iska garab dirirayeen Xassan Gaashireedle iyo reer Siyaad Ugaaas, (Saddex ciidan oo siman) waa iyagii waajid wada kaqabtay. Waxaa mucjiso igu ahayd in laba ciidan oo intaa la eg oo laba jaho oon shaqo isku lahayn kakala dagaalamayay, oo isku si ugu dhimanayay, oo isku xoolo iyo hanti ku bixinayay, illaa haatanna la ogyahay muggooda in lugu murmo kursigooda. Waa dulmiga Soomaali ay isugu imaan la’dahay Marreexaan kakal dilay.
Waxaan kacodsanayaa akhristayaasha in si caadifad la’aan ah ay u baaraan arrimahaas aan kor kusoo qoray iyo kuwo kaloo taariikhi ah oon katagayba. Waad ka garaabaysaa markaas !!
Addunoow xaalkaa ba’
Reer ugaas sharmaakoow meel jooga waad qaldanteen hada ka hore
mar labadaa ha qaldamin reer siyaad xuseen ma taqaanan waxood in aad dhacdeen hadaad istusteen suuroobi mayso marka yaan laystusin waxaax jiri soomaalidu waxay ku maahmaahdaa lahel lahel lawaabaa u dambaysa marka xoolo xaaraan in aad u oydaan waa xaaraan
raali galay reer siyaad xueen waa ku qaldanteen saaxiibayaal
asalamau calaykum wr wb
asc waxaan kajawabayaa hadalka kor kuqoran qofku waxa uu xaqa uu uleeyahay cidna madhafin karto walal hadad doneeyso in aad dadka dhacdo hada ma ahan xiligii dadka ladhaci jiray walal taas ku wano qaado aigi waxaan sugayay janiskeeyga lkn hada ayaan helay waxaan wali ba dhacsanayaa qaar kalaoo badan hadii alle idmo adigana ku aqaan lkn adaa i damaciyay walaal taana ilaheey rali kama ahan mareexanarali kama ahan walaal hadaa is washana waxaad kabadin weeydo samee by
Soomaali waxay ku maah maahdaa ood qaadis iyo jiidis waa guri geyn hadda hadii law siiyo kursiga reer ??????? ma iyagaa codkooda meel gaar ah kala soo jeesan karo haday hadana codkooda reer ?????? hoos keenayaan maxaa yeelay reer ?????? la, aantood meel gaar ah ma is taagi karaan hadalkeyga waa run waadna arki doontaan markii meelkale la isugu yimaado ee vote la qaado iyagoo reer ?????? u xaglinaayo meesha reer ????? use badato hadii xataa wax dan ah aysan ugu jirin hadalkeyga yaan la dhibsan waxa aan ka hadlaayo waa xaqiiqda aan ogahay
Waxa ay ila tahay inuu dhamaaday wakhtigii sadbursiga iyo boobka waana iska cadayd in Reer ugaas SHARMAKE ayagoo ka faaiidaysAnaya ugaasnimada ay dulmi ka dhexwadeen beesha Sade ,waxaa nasiibwanaaga oo ilaahay loogu mahdiyo in soomal ay hadda ogaatay dulmigaas wakhtiga Dheer laga dhexwaday shacbka Sade .wane inay Reer ugaas SHARMAKE aqbalaan go,aanka maxkamadda sere hadi kale waxay noqon DHURWAAGII QAADMADA BARTAY,KA DHIGISTU WAA KU CEEB
Mash,alaah xaqii ayaa feeraha ka dilaacay,waqtigii boobka iyo cadaalad daradda beesha Sade dhexdeeda ay kawadeen kuwa ?????? WAA soo afjarmay hadaba intii hore ku filan Reer ugaas SHARMAKE kursiga si fudud hake wareejiyeen ilayn baadi ninkaadii dabasocdo kugudaahi maysee hadi kale waxy u ekaan DHURWAAGII latagista BARTAY ka DHIGISTU WAA ku ceeb
A.C.W salan kadib ikhyaarta reer siyaad xuseen ma ku quus qaadan waayeen reer dalal oo tiro iyo tayaba kabadan ayaa kursi waayay ? reer siyaad xuseen iyo reer Ugaas Sharmaake Fardahooda isma kudaan, macnaha isku deegaan maahan. Waxay iila muuqaata in reer siyaad xuseen ay (attention) doonayaan inay been meelaha ku qoraan si macacooda loo maqlo. ?????? Nimaan aheen Baahibaa diliye ????? waa laboobaa marka reer siyaad xuseen waxaa cadaatay inay yihiin ?????
Reer Siyaas Xuseen Caabudwaaq ayay degaan oo aqoon badan u malaha reer Sharkaarke. Sidoo kale reer Sharmaarke Baardheere ayay degaan oo aqoon uma laha reer Siyaad Xuseen. Marka halkaa ku joojiya. Tan kale kan Abu Muscab dusha u saaray reer Siyaad Xuseen, saaxiib ninkaas qabiilkiisu waa Alshabaab ee sidaa u garo.
Beesha Reer Koshin Diini oo taageertay go’aanka maxkamada. Reer Siyaad Xuseen waa Qabiil jira oo cudud leh 1 kursi ma’ahee waxay xaq ulahaayeen 2 Kursi. Beesha Sade 14 Kursi ayaa lagu qalday Xaqoodiina waxaa qaatay Daarood. Bartire iyo Jidwaaq ayaa kuraas ku fadhiya, Reer Siyaad Xusseen iyo labaatan jifo oo Sade ah ayaa kuraas la’aan ah waa YAAB.
Reer Ugaas Sharmaarke waxaan kula talinayaa, Ugaasnimadiina ku ekaada ama reer Xirsi ka doonta Kursiga
ACW WAXAA LAYAAB LEH DHIBATADA KUHABSATAY
BEESHA DASE. OO LAGUTIRIYO BELAHA SOMALIDA UGUFACA WAYN, AMA UGU MAGACA WANAGSAN,MAXAA KEENAY MANTAY IN KURSI IYO WAX LAMIDA LAISKU QABSADO,
BEESHU MA MADAXDAY KADHIMATAY MA UGAASYADAY KA DHIMATAY MASIYAASAY BAAN JIRIN,
WAXAA CEEBA IN MANTAY BEESHA SADE HAWIYE IYO MAJEERTEEN UKALATURJUMAAN,
MAXAA KEENAY. WAXAAN ORANLAHAA RERUGAAS SHARMAKOW WAXAAD MAGACA KUYEELATEEN OO IDAN HORMARIYAY WAA BEESHA SADE. EE INTAY GOORI GOORTAHAY ISDABAQABTA.WAA HADII UGAASNIMO DANBE AAD RAJO KAQABTAAN,BEESHA SADE ISUGU YEERA RALIGALINA BAXSHA MARKAAS KADIB BAA LAIDAN CALEEMA SARI DOONAA HADII KALE DADKIINA KAMIDNOQDA
WABILAHI TOWFIIQ
jacelki reer ????? wanfilahyay inaad marwalbo qadeysan mareexan inta heshay kuraasta wainti reer ????? aragty dulmigooda. aniga lakiin waxey ilatahay kursigiina wainad mudug kaheshaan inkastoo aqoon badan aan idiin lahyn hadana kursiga gedo xaq uma lehdiin wainaad meedhaad dagtaan hadii lasiiyo 4/3 aad heshaan hadaad tayo ama tiro leedihiin
Jawaab: waayeel iyo adam Ninkaas labaxay waayeel adeer aakhiraad kasoo waramaysaaba umaleen oo waxaa ku cajab galiayay ciidan dhowr boqola oo ree sharmaarka diiniiya ayaad aragtay, ogoow meesha adiga dhawr boqol kaasoo ciidimisay in reer jifa kamid ay kumanaan kasoo ciidamiyaan…Tankale oo aad tiri magtaan labixinaa adeer gedo laba lafbaa kadagta reer siyaad xuseen xaniinyahoodee ku daganyihiin not magaad adigu kabixiso.
To adam adder waa jirantaay tiro iyo tayana ma aha waxaad adigu sheegato ee waa waxaad tahay hadii dalalkaaga uu ku cajabiya aniga ma i taqaan aduunka kaaga adkaa c/waaqna haduu dawladii siyaad bare ay dhalateen waa kaa rari lahaa oo banaankaad ku hoyan lahayd, waxaa oran lahaa Dr: CABDI MAxamed Faarax waa loo baxsaday looyarnimadaadii,arintana kursi xildhibaan haku ekeen ee reer siyaad xuseen qilaafkaan dilooday iyo maamul la’aantaan wax kaqab oo midee.
Ugu dabayn reer siyaad xuseenoow markii horeey qalad ahayd in kursigiina muran galo oo dad aan ?????? kursi idinka dhacaan. Hada fadhiga ka kaca oo midooba sida la idiinku midoobay in kursigiinii ladhaco. ?????? kan xigan ?????? inaad ugaas ku dhawaaqdaan mareexaan intiisa badana way idin taageersan yihiin nimankaas ????? iyo ilma adeeradood ???? marka laga reebo.
VIva SIYAAD XUSEEN VIVA DR: Cabdi maxamed faarax.
Waa yaab! Marka hore waxaan u mahad celinayaa ninka aragtida dheer ee Reer Kooshin oo aan hubo in uu Sade hori u mari la haa haddii uu sidiisa oo kale u wada fekerayo. Waxaana qabaa in aay gunnimo ka weeyni jirin in uu Sade qaato 14 kursi oo uu Kablalaxna qaato 40 kursi cidda waxaa aqbashayna aay tahay cidda uu Sade Ugaasnimo iyo talo u daba fariistay.
Waxaanse aad ula yaabay, sida ninka Bulbul la baxay uu ugu qanacsanyahay been la buunbuuniyey. Marka hore intiina aan Geda aqoon waxaan u sheegayaa, in aay Reer Sharmaarke iyo Reer Siyaad Xuseenba Gedo wada degaan haba ku kala badnaadeene. Tan uu ninkani yiri Talyaani ayaa 4 nabaddoon mushaar noo siin jirinayna, waa laga yaabaa oo Talyaani markaa waxaa hoos tuurnaa oo wax weeydiisan jiray, dadkii Gedo ku soo qaxay ee ka soo cararay ina Cabduulle Xasan ee Reer Sharmaarkana aay ka midka ahaayeen ee yimid iyaga oo sacabba maran, laakiin dadkii Reer Gedaha asalka ahaa qani baay ahaayeen oo Talyaani waxba ugama baahneyn Dadka yimidna iyagaa ka badnaa haddana ka badan, ee micnaheedu ma ahayn in aay Reer Sharmaarke badnaayeen.
Tan xureynta Gedo waxay ila tahay, ku daali meeyno oo dadku waa wada ogyahay cid waliba wixii aay ka geeysatay, annagoo og in aay jireen Reero Gabdho baad ah Raxanweeyn u ballan qaaday iyo Reero kale oo ka hor istaay arrintaasi, inta aan ogahayna reer Sharmaarke kamid ma aha jifooyinka aay reer Gedo u baxsadaan marka aay xaalad xun taagan tahay.
Hadda iyo dan waxaan Sade kula talinayaa, haddii aan rabno in aan helno Saamiga aan Daarood iyo Soomaaliba ku dhex leennahay, jifo kasta oo Sade ah oo Mag iska bixin karta ha sameeysato Hoggaamiye dhaqan oo ka madax bannaan kuwa kale ee Sade, sida Kablalax haddii kale hadda 14 bay joogtaaye 7ba ayaa ku xigi doonto haddii reerkan talo loo dabo fadhiyo.
asc waxaa ceeb iyo wax laga yaqyaqsooda ah in reer ????? hunguri iyo golo ceebeed uun taagnaadan ma deeqi waayeen wixii ????? iyo wixii ?????? hadaba waa la xishoodaaye hunguriga kala dhima d beelo idinka ilbaxsa idinka aqoon yahnsan horay u maray oo ???? idinkaga aamusaa jiree reer ?????/ oo kursi idinka dhacay ha u gafina reer siyaad xusenoo dhan mise hadii sidii ????? ah say idin galeen ????? la idin sheegine oo xataa duqa cimamada la idin goysiin ????? ma mataanaa waa kuwa xataa faroole u dawar tagaye ceeb ceeb ceeb masaajidaha ka ducaysta in iimaanka alle idinku sugo maradaa idinka dhacdee wabilaahi tawfiiq.
———-
From: Allgedo Online
Akhriste, cayda iyo guubaabada qabiilka waa mamnuuc.
Adoo mahadsan, fadlan iska ilaali wixii hadda ka danbeeya in aad golahaan wax ku cayso ama ku guubaabiso.
as/c warbaa kadhacay dadoow barashaa layiri geelna wa rarasho, goormaa jifo iyo lafwayn sinadeen beelwaynta reer siyaad xuseen hadiiba ad garab dhigteen jifo hoosaadka rer sharmake waxba mataqaanaan ee dadka kala barta aniga mahi midna lakin masina xaq ayayna ulahayeen wayo 3 rer dini ah aya qatay dalalba wa qaday samra xishoda tiro iyo tayoba rer siyad xusen wa idinka ?????
bye wiil gedood.
SOOMALIDU WAXAY KU MAA-MAAHDAA: GACMA GEELJIRE HOOSBAA LOO DHAQAA, MARKA HAWRAAREEY ARRINKANI WAXAA UU MUDNAA IN MIISKA SADDE LAGU XALIYO OO LAGA DAAYO IN SIRTEENA LOO GACAN GELIYO DAD AAN MARNABA NAKALA GARANEEN EE HADEY RABAAN ISKU KEEN HURINAAYA!!!.
SADDE SIDAAN WAA KA DHAQAN FIICNAAN JIREY EE YAAN LAGA TAGIN WIXII NALA KU GARAN JIREY OO AAN GIILA BOOYGA ISKA DEYNO, UGAAS-KUNA WAA UGAASKII SADDE, NINKASATANA KURSI UMMA HELIKARO. HANA LAQAATO TALADDA INTABADAN WAX KU OOL KAA.
DUUGEEDA
ACW Bacdi salaan
Qisadaan Dhagaysta Nin ugaas ah ayaa beeshiisii ka soo tagay
waxuu uyimid beel uu dan kalahaa baabuur uu watay ayey kadhaceen
Reerkii uu u yimid wayna udiideen inay baabuurkii uceliyaan Reerka
Baabuurka dhacayna waxaa maqnaa ugaaskoodii
wuu iskatagay ugaaskii Laga dhacay baabuurka
waxuu utaga familkiisii wuxuu yiri reeraha iga dhacay baabuuka
ma loo dakanaynkaro baabuurkaygii waayo waxaa maqnaa Haddi ugaaskoodii joogi lahaa waa uu la xissabtami lahaa
MARKA NIN AAD UGAASKIISII TAHAY HADDII UU WAX KAA QAATO
MAXAAD SAMAYN//////////////////////////////////////////////
Geesa Liqe,
Walaal, Reer Ugaas sharmaarke waxay lamid yihiin kana mid yihiin Jifooyinka Reer Sade. Calaf iyo cududna waaba ugu horreeyaan, sidaa awgeed waxay xaq uleeyihiin inay helaan waxa ay xaqa uleeyihiin iyadoon loo sad burinayn iyagana aanan ladulminaynin.
Waxaa dulmiga kamid ah waxa aad xusatay oo ah Ugaasyaad tihiin !!
Ugaasku waa shakhsi ku abtirsada Reer Ugaas. Marreexaanka ayay u taallaa inay diidaan iyo inay xurmeeyaan oo lashaqeeyaan, Reer Ugaas Sharmaarkana Marreexaankaasay kamid yihiin. Oo waxa ay xaqa u leeyihiin in laga wada hadlo ma aha.
dhamaan beesha reer boqor waxaan ka raaligelinayaa waxa aysan mudneyn oo ay kula kacayaa beesha SADE, waxaan leeyahay dulqaata oo haku dayanina ???? sade, waan wada ognahay in la dilay ugaas siraaji iyo dr. Fidaar marka ka raali ahaada waxa dhacaya, mida kale ilka xanaf xukunkiisa maaha sharci mana soconayo, rer siyaad xuseen waxaan leeyahay xishooda oo xushmeeya boqoradiin. Thanks.
WAXAA XAQIIQ AH IN KURSIGII REER UGAAS SHARMAAKA LAGA QAADAY OO WALIBA LAGA QAADAY 120 XILDHABAAN OO KALE MARKA BEENTA ISKA DAAYA AAD ISAK DHAADHICINAYSAAN OOD WALIBA LEEDIHIIN KURSI NALAGAM QAADIN WAXAAN IDIN LEENAHAY
WAXAA MUUQATA DAWLAD CADAALAD AH IN AY TIHID DULMIGII ?????? UU HARAY U SAMAYN JIRAYNA UU HARAY SOOMAALI WAA HORE AYAY KA TASHATAY REER SIYAAD XUSEEN TASHAY OO OGAA ????? IN AAD TIHIIN SIDAAS OWGEED XAAL BIXYA OO NA RAALI GALAY WAA IN CAFINDOONAA AMABA WAA DIIDIDOONAA CAFISKEE LAAKIIN SHURSIGII WAA QAADANAY ADINKUNA DULMI MEELAHA LA TAAGNAAD WAXAA LAGU JIRAA QARNIGII LABATAAN EE MA JOOGNO QARNIGII DULMIGA WAA DHAMAATAY
WAXAAN U MAHAD CELINAYAA WALAAL ALLGEDO WAX SOO GALIYAHA
THANK YOU VERY ,WE WILL REMEMBER YOU
WAXAAN LA HADALAYAA NINKA QORAY PROGRAPH 12 MAGACIISANA SHEEGTAY BULBUL WALAAL HADALKAAGA WAXAA KU JIR ISKA HOR IMAAD WAXAAD CADAYNAYSAA IN AADAN AQOON REER SIYAAD XUSEENKA CAABUDWAAQ GADA INTA AY LAGE YIHIIN HADA WAXAAD WAX KU CABIRAYSAA DAD AAD LEEDAHAY ANAG MAG KA BIXIN REER SIYAAD XUSEEN WAA QABIIL WAYN OO GAAM AH WAXAADNA EEGTAA WARAAGDA UU QORAY NINKA SHAAGTAY REER SHOOKIN ASAGA AYAA DAD KUU XIGA XOG OGAALNA U AH REER SIYAAD XUSEEN DAD REER UGAAS SHARMAAKE AMABA REER DIINI DHICI KARAAN AMABA AWAL DHICI JIREEN MA WAQTIGII GUMAYSIGA ANAGA AYAA REER DIINI WAXAAN RABO KA SAMAYN JIRAY HAWSHU WAXAY QURUNTAHAY WAA INTII DAWLADII ASKARTU TALANAYSAY OO SOOMAALIYOO DHAN AFDUUBKU HAYSAY WAQTIGAN HADA LA JOOGA MEEL AAD REER SIYAAD XUSEEN KU BAABISEEN MIYAA JIRTA OO REER UGAAS SHARMAAKE AY KU FAANE KARAN KA FIIRSO NIN WAYN BAA TAHAY WAX AFKAAGA KA SOO BAXAYO ????????
to wiil sade ind warkaaga ma xumo lakiin waxaan kuu shega hayaa ind ma fiicna in xumaanta iyo fowda la hurkaco waayo ree ugaas sharmaarke iyo reesiyaad xuseen isku degaan mahan isku qaybna mahan waxaad la socotaa in resiyaad xuseen ay ku dacwonahayaan kur sigaan embagati baa nalaga dhacay waana arin xaqiiqada ka fog waayo ree ugaas sharmaarka ilaa carta kur sigooda way haysteen marexan sagaal buu carta ka helay embagatina 14 ilaa waqtigaas ninkii xildhibanka u noqday ee indha buur ahaa watuu hada turki ku geriyoday marka resiyad xuseen sow waxaan jirin mahan waxay ku dac woona hayaan mida kale waxaan la soconaa inay ree siyaad xuseen mudug dagaan marexanka halkaas dagana waxaa wax loo qayb sadaa afar waxood waxyna kala yihiin sida tan bah ugadeen bah hawiye wagardhac iyo ilma adero oo ah resiyaad xuseen iyo celi waxaadna la socotaa ilaa carto kursigii ilmo adeero waxaa ku fadhiyay celi marka sow mahayn haday ree siyaad xuseen wax ka maqan yihiin inay radsadaan kursigii ilmo mise ?
Talo guud, dalka nidaam buu hadda yeeshey waana dhamaatay xilligii la hurin jiray dagaal sokeeye ama xoog wax lagu raadin jiray. Illaa hadda hab sharci ah ayey wax ku socdaan ha la joojiyo hurinta colaada sokeeye. Barlaamadii dalka soo maray sidaan baa loo qaybsaday:
Carte: Galgadud 4 Gedo 5 Wadar 9aad. Cidda wax qaybinaysay waxay ahaayeen 3 Urur oo kala ahaa: Dooxada Jubba oo uu hogaaminaayay Col. Bare Hiiraale, SNF/SRRC oo uu hogaaminaayay Maxamuud Sayid Aden iyo SNF oo uu hogaaminaayay Col. C/risaaq Isaaq Biixi, Jufooyin badan baana dulan tirsanayey lama oran karo caddaalad baa dhacday. Reerkaan hadda kursiga loo xukumay waa la siiyey waxayna u garteen Jananka in lagu sharfo maadaama raggii dhigiisa ahaa ee kismaayo ka dagaalamyey barlamaanka ay soo galeen.
Impagaati: Kuraastiina waa badatay 14 ayey noqotay, waxaana qoondada soo galay dad dulmanaa oo aan cid matashaa joogin Carte una badan GEDO. Waxaa loo qaybiyey 6 Galgaduud ah iyo 8 Gedo ah, waxaa wax qaybiyey ragga beesha dagaalka ku hogaamin jiray waxaana lagu xiray in saxiixa ugu danbeeya ugaasyada yeeshaan, Waxaa dhacday in Ugaasyada diidaan in ay saxiixaan haddaan lagu soo darin jufadooda, saacadihii u danbeeyey baa laga tiray qofkii ku qornaa ee R siyaad xuseen oo mudug kursiga ka heley waxayna ku qoreen ninkii ay wateen. Ma jirin meel loo dacwoodo waxaana ka dhashay dagaal isla maalintaas bilowday kuna dhamaaday Kismaayo.
Qaybta hadda ah ee Muqdishu, Markii la isku mari waayey qaybsigii xildhibaanada waxaa loo gudbiyey guddiga khilaafaadka oo go’aamiyey in beelihii Carte kuraasta ka heley la siiyo sidaasna 14 loo qaybiyo.
Beesha hadda dacwoonaysa waxay martay hab wanaagsan oo ah in lagu booriyo, waxaana ka xumaan lahayd in ficilkii ay ka samaysay qaybtii carte in ay mar kale samayso, sharcigana waa in lawada ilaaliyaa haddii dawladnimo in loo gudbo la rabo.
Asc waa arin aan aad uga xumahay inaan maanta arko beesha sade oo is hay haysata aygoo awalba aan qayb tay lahaayeen ka helin daarood
Waxaaan aad uga xumahay in reeer sharmaake hadii ugaas nimadii loo daayay. Ay maanda beel waynta reer siyaad xuseen oo ah qabiil ka kaliya ee maanta ku haboon in bilad sharaf la siiyo ahna qabiilka kaliya ee markasta dhax dhaxaadka ka ah ama xaliya qilaafka soo kala dhax gala mareexaanka galgaduud oo aan aamin sanahay hadaysan joogin in uu sida kuwa gade is ku dhamaan lahaayeen waxayna xaq u lahaayeen laba kursi in ay helaaan
Tan kale reer ugaas sharmaake. Hadii aysan idin caleema saaran beesha in teeda kale ugaas maadan noqoteen ugaaskana ma ahan wax laku. Fushado cadaalad darada ee waa wax laku fuliyo cadaalada mana ahay in uu ugaas ku siiyo kursi reer sharmake ee waxay ku haboonayd in uu mareexaanka kale siiyo waxayna ku xiran tahay ugaasnimada sade oo mar un fariista una doorta cidii ay is ku raacaan mar ka yaan qalad la is ka dhaadhicin reer siyaad xuseen tira iyo tayaba ku ma gaartaane
Mareexaanoow waad aragtaan reer siyaad xuseen xabad la rido waa ka gudbeen oo heer dawladnimo ayay u gudbeen,fadlan markale yaan nalagu qasbin foowdo iyo xabad tii tan kahoraysay ee kenya xabad baa lagu jawaabay rag mareexaana oo aan dhalsho ayaan ku baxay,hadase waxaa nala qumaanatay inaan sidii hore si kahaboon wax ku raadino mareexaan cashar u noqoto hadii aan is afgaran wayn inaanan is dilin ee mustawa dawladeed wax ku qaybsano. Hadii taas ay diidaan walaalaheen reer sharmaarke waan isbaraneenaa iskaaya siiya kii laritana meesha haka lugeeyo,anaga reer siyaad xuseena waxaa na matalaya inta gada naga dagta oo reer sharmaarke iyo sheegatadoodaba ku filan. Waxaa qalday halaga raali ahaado way habooneed meel mareexaan kaliya daalacan karaan inaan ku doona laakiin madhacin xasuusnaadana in dad kale nala aqrisanayaan webkan. Wabilaahi tawfiiq.
Wa wax laga xumado in besha marexan ey isku qab qabsato inti yaredo ey helen adeerayal horta radsada qeybti ad daarod kuleheden mida kale ninkan jano labaxay adeer ree ugas sharmakad is haysaten hakenin mesha ree diini ree siyad xusena re dini magarane wa ugasyada& lionska besha sade aqon la.an ba ka heyse diini tarikhda sobaro bye
Jano midkan labaxay adeer re ugas sharmakad is heysene mesha hakenin bel weynta re dini wana ku aqon daro inad is garab dhigto re siyad xusen &ugasyada&libaxyada sade re dini tarikhda sobaro aqon la.n ba kuheyso re diniye
Waad mahadsantihiin dhamaan, meeshaan waa public waa la idiin jeedaa ha isku caayina, Labada beelood waa walaalo, Darood ayaa idin dhacay 14 Kursi maxay tahay, Raggii nooga qeybgalay ayaa xoogaa fududaaday, 14 kursi Sade uma qalanto, Facaye inuu kursi helo ayay ahayd Bartire-ba waa qaatay Kursi. Marka waxaan kusoo gabagabeynayaa, Reer Siyaad Xuseen Kursiga haloo daayo. Dacwad Cusub waa inaan ka furnaa Baarlamaanka, dacwadaa oo ku wajahan Beesha Daarood sababtoo ah nama qabato 14 Kursi, 20 Jifo oo deegaanleh ayaa Kuraas la’aan ah.
Waxaa kusoo haray Ninkan la yiri waa Ugaaska Beesha Reer Siyaad Xuseen, walaalayaal magacyada yaysan isaga kaana ekaane waxaad title kale sameysta, sida Boqorka Reer siyaad Xuseen ama Boqorka Sade, Suldaanka, Garaadka, Malaaqa……waa sidaa Somalida kale waa sidaa waa waxa nalooga kuraas badsaday, magacyada ayaa naloo soo badsaday anagana aan isbadino, magacan Ugaaska umadaha aan wax la qaybsaneyno ayaa nagu wareeraya.
Ala maxa mesha tororoq lagu hayaa tankale hadi ugaasyadi cadaalad laga waayay ya laga helayaa ani waxan ku raacsanahay in rer.s.xusen ey xaq u le yihin kursi maxa yelay rer.dini 4 krsi ha helo rer.siyad.xusena ha qado dadka dhahaya ma cadaalad bey wax ku qeybiyen kuwan ugaasyada isku sheegaya hadeysan jojin waxan ey nagu wadan cid ugaas ka dhigeyneyso majirto awalpa anaga boqor usan u qalmin siinay marka iney sey doonan naga yelan masoconeyso e ku ekaada duubka idan saaran hadi kale nagu so wareejiya anaga waajibkeda marineyne