Home » Archive Daily September 22nd, 2012

Al Shabaab suffer significant setback as over 200 militants disengage near Jowhar

Sep 22, 2012
Mogadishu, 22 September, 2012:  Al Shabaab suffered a significant setback today over 200 militants from the Al-Qaeda linked group and gave themselves up to AMISOM forces in Garsale, approximately 10 km from the town of Jowhar and some 80 km from the capital, Mogadishu. The first fighters disengaged in the early hours of Saturday morning, with a stream of Al-Shabaab militants giving themselves up peacefully... 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo ka tacsiyeeyay xildhibaan xalay lagu dilay Muqdisho.

Sep 22, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari (Eeg masawirka bidix) ayaa mudanayaasha Baarlamaanka iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo caawa Muqdisho lagu dilay. Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn ku bilaabay hadalkiisa “inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun... 

Tahniyad aroos oo ku socota Warsame Aadan Weheliye (Caruuska) iyo Anisa Xusen Xasan (Caruusadda)

Sep 22, 2012
Anagoo kala ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u diryaynaa Caruuska iyo Caruusadda kala ah:  Warsame Aadan Weheliye iyo Anisa Xuseen Xassan oo uu arooskooda ka dhacay magaalada Sanca ee wadanka Yemen maalintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd September 21, 2012, waxaana Ilaah uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela…..wiil iyo...