Home » News »

Tahniyad aroos oo ku socota Warsame Aadan Weheliye (Caruuska) iyo Anisa Xusen Xasan (Caruusadda)


Anagoo kala ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u diryaynaa Caruuska iyo Caruusadda kala ah:  Warsame Aadan Weheliye iyo Anisa Xuseen Xassan oo uu arooskooda ka dhacay magaalada Sanca ee wadanka Yemen maalintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd September 21, 2012, waxaana Ilaah uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela…..wiil iyo caano iyo gabar iyo caano.

Liiska magacyada sida wada jirka ah tahniyadda u diraayo:

1. Ustaad Saadaat Mohamed Geesh
2. Dr. Daahir Abdullaahi Muumin
3. Sheekh Muxumed Macalin Xassan
4. Drs. Deeqa Buule Maxamed iyo Caruurteeda
5. Cali Bilow Faarax
6. Sheeikh Maxamed Ibraahim Tarziini
7. Hooyo Xaliimo Qaasin Cagey
8. Eedo Ceebla Abshir Guure
9. Hibo Cali Muumin
10. AbdiQani Xassan Siraad
11. Maxamuud Sh. Muxumed Sahal
12. Khadiijo Cabdulaahi Muumin
13. Xuseen Khaaliif Cali
14. Maxamed Cabdiraxmaan Yixiye
15. Cabdiraxmaan Daahir Shaarib
16. Xarago Adan Cabdi
17. Zeinab Maxamuud Cabdi Nuur
18. Faadumo Bazey
19. Xaliimo Khaliif Cali.

————–
Saadaat Mohamed Geesh, Sanca/Yemen.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Tahniyad aroos oo ku socota Warsame Aadan Weheliye (Caruuska) iyo Anisa Xusen Xasan (Caruusadda) "

  1. M. Adeec Mire says:

    anigoo ah maxamed adeec mire iyo qoyskeyga
    carfoon ibraahim cali
    cabdulqaadir maxamed adeec
    said maxamed adeec
    ahmed maxamed adeec
    faaiso maxamed adeec
    shamso maxamed adeec
    waxaan hambalyo iyo bogaadin hawada u marineynaa caruuska iyo caruusadda kala ah warsame aadan weheliye iyo anisa xuseen xassan oo uu arooskoodu ka dhacay magaalada sanca ee caasimada dalka yemen taariikhdu markay ahayd jimce september 21-2012. waxaana Ilaah uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku waara oo ubad qeyr qaba kala hela…..wiil iyo caano iyo gabar iyo caano aamiin aamiin. Adeec.