
Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan deegaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaanyo ayaa eedayn kulul usoo jeediyey ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya kadib markii la sheegay meel ceel biyood ah in lagu diley dad rayid ah oo xoolo dhaqato u badnaa.
Nabadoon Xuseen Xasan oo ku sugan deegaanka Janaay Cabdalla oo u waramayey warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad gaaraya ilaa afar qof oo rayid ah ay dileen ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada Soomaaliya, isla markaana ku tilmaamay mid keeni karta cawaaqib xumo.
Sidoo kale, nabadoon Xuseen Xasan ayaa intaasi ku daray inay jiraan dad gaar ah oo la bar tilmaameedsanayo waa siduu hadalka u dhigaye, isagoo ciidamada dowlada ee ka barbar dagaalamaya kuwa Kenya qaarkood ku sheegay kuwo qabiil ku aar gudanaya.
Si kastaba ha ahaatee, dagaalada ka soconaya degaanada gobolada Jubooyinka ee u dhexeya ciidamada huwanta ee dowlada Soomaaliya, Raaskaambooniyiinta iyo Kenya oo isku dhinac ah iyo xarakada Al-shabaab ayaa keeni kara dil iyo barakac ku yimaada dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.
—————
Yaasiin Maxamed Faytin, Muqdisho/Somalia.

This is wake up call to sleeping Marehan clan. Waxay ila tahay haddii uu Jaalle Mareexaan ku waraarugi waayey, Diyaarada Kenya ee sida qaaska ah u duqeeynayey muddada sanadka ku dhow deegaanada uu goonida u dego sida Gedo, oo uu ku baraarugi waayey hadalkii af hayeenka ciidamada Kenya ee ahaa Mareexaan ayaa shabaab ka garab dagaalamaya oo nala dagaalamaya.
Marka, tani waa sawirkii ugu dambeeyey ee uu ku baraarugi lahaa bay ila tahay haddii uu damiir jiro. Bal waxaad fiirisaan sida aay beeshan ugu shaabbadeeynayaan webside yada ku hadla afka beesha Ogaadeen in uu Mareexaan si uu Jubbooyinka u boobo uu marba shaar gashanayey haddana uu gashaday kii ugu dambeeyey oo ah Shabaab. Waana kuwan.
http://www.waamonews.com. ama www. Dailyjuba.com, taas oo muujineeyso in uu af hayeenka Kenya ku hadlayey Merofoon aay gadaal ka haayso beesha duulaankan horboodeeysa ee Ogaadeen. Runtiina uuba u jeedka duulaankuba yahay, sidii beesha Sade deegaanada Jubbooyinka looga barakicin lahaa iyada oo Kenya lagu hoos gabanayo. Kanina uu yahay xasuuqii labaad ee uu geeysto Axmed Madoobe oo aan ognahay in uu ka soo orday Qabri-Daharre uu isaga oo isku qarinaya gulufyada wadareed sida kii Maxakamadaha uu had iyo jeer beeshan xasuuqo, jawaabteediina uusan illaa iyo hadda helin.
asc walaalow aniga arinkas kulama qabo. qaar badan oo ogaadeen ah ayaa aad iyo aad oga xun dulaanka cadowga wadanka kusoo qaaday. mareexan iyo ogadeen waa dad islaam ah oo walaalo ah.dhoor shaqsi oo dano gaar ah leh mamatali karaan qoomiyad dhaan.
Arintaan aan lala boodin haloo dajiyo waxaa laga yaabaa in say wax yihiin aan loo sheegi mida waxaa laga yaabaa in nimankii afka duubnaa ay siyaasado badan dajinayaan marka aan la dagdagin
saaxibayaal aniga oo reer waamo , dadayduna tahay 45 , ku soo koray kismayo waligay ma arag mareexan degan dhulka jubooyinka – somali dhulka ma kala laha , laakin inta mareexaan ku fakarayo dhul xoog ku qabsaday cirka ayaa uga dhow – mareexan iyo ogaden waa dad walaal ah oo meela badan wada dega, ee mareexan ha badalo caqliga moorayaantinimada ee habar gidir iyo gobolada dhexe lagala yimid – wxaad ogadeen wlaaltinimo kaga waadan waydaan xoog kagama qaadan kartaan , waa qabiil toban jeer idinka badan – waa iga tal
Tani waxay noqoneysaa markii labaad ee xasuuq noocan ah gaysto Aadan madoobe, in lagu soo qoray joornaalada mooyee fal ku aadan lagama samayn.
waxay ila tahay inay sii soconayso falalka noocan ah hadiii aysan jawaab celin ku haboon aysan ka bixin.
(DAD AAN IS DAYNUU KUGU DAAYAAYEE; I DAA KUGUMA DAAYO) waa maahmaah hore…..
Waxaa jira filin eey wadaan beesha ????? oo ah in maamul uusan ka hirgalin Juboyinka, si taas loo gaaro la’iska horkeeno Daroodka Juboyinka, al-shabaabna loo xiro shaad qabiil oo ah Mareexaan, sheekadan lagu shabadeenayo mareexaan in eey yihiin Al-shabaab waxaa koowdii bilaabay oday mareexaan ah oo shabaabk la’heeyste u ahh ilaa hadana eey gacanta ku hayaan markeey rabaana ka hadalsiiyaan, sheekada fahma, Janaaya cabdala waxa lagu dilay waa somali, qabiilkeey rabaan ha ahaadaan, yaa tiriyay oo xaqiiq saday in eey mareexaan yihiin, waa dagaalka saxaafada ee lagula jiro maamulka curdanka ah ee juboyinka…sheeka fahma oo caadhifaada qabiil iska dhaafa…
Su’aal..Shabaab xamar si iskood ah ayeey uga soo bexeen, Baydhabo itopiyan baa fadhiya, Hiiraan itopiyaan baa fadhiya xabadna laguma rido lamana qarxiyo, Marka wexeey ka bexeen ayagoo xabad ridin, Jowhar 300 baa isdhiibtay, maxaa keenay in eey dhahaan Kismaayo waan ku dhimaneeynaa soo qabyaalad kama muuqato meesha….Waxaa laga soo hiorjeeda Maamul uu daroodku ka sameeyo Juboyinka ee sheekadu jihaad ma’aha ee wax fahma….Beesha ????? wexeey namoodaan Mooryaan sidooda oo kale, wexeey doonayaan Absame iyo Sade in eey isku diraan…shabaabna hoosta kala jiraan, arintaasna waxaa danbeeya ???? iyo Odayada Cidiisa ee xamar fadhiya uguna horeeyo keey dhahaan ??????…Sheekada fahma oo caadhifaad haka shidaal qaadanina.
INAALILAAHI WAA INAA ILLEHIRAAJUCUUN.
WAXAAN DHAMAAN TACSI U DIRAYAA UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN EHELADII AY KA GEERIYOODEEN SHACABKAAS MUSLIMIINTA AH EE DHULKOODII IYO XOOLOHOODII LAGU DHEX XASUUQAY.
TANKALE WAXAA WAX LALA YAABO AH DADKA DIFAACAYA CIIDAMADDA KENYA EE HIILKA ETHIOPIA DHULKEENA U YIMID EE AAN DHAAFIN DADKA SHACABKAA MID MAGAALO JOOGA IYO MID XOOLO DHAQATA AH TOONA.
NINKA GUNDIID LAMAGACBAXAY, (WAA KHAYRDIID) MAGACIISUYE BAL QURAAFAADKA UU KU HADLAYO IYO BEEN ABUURKIISA FIIRIYA WAA MID AAD MOODO IN UU LA HADLAYO, DAD WAXMA GARATO AH ADEER SOOWMA OGID IN SOOMAALIYDU AY KA GUDUBTAY QURAAFAADKA) IYO GAALO U HIILINTA HADAADSE (UURKU GAALLE TAHAY) WAAD KUQALDANTAHAY IN AAD NOO SOO BANDHIGTID CUDURKA AAD QABTO, HADAANAHAY DADWAYNAHA SOOMAALIYEED EE MUSLIMIINTA WAXAAN LEENHAY, KENYA SICAD AYAY U XASUUQDAY SHACAB HAL QABIIL KASOOJEEDA WAX CUDURDAARANA MALAHA. OONKA AHAYN IN DHULKA SOOMAALIYEED AY SI DAG DAG AH OGA BAXDO IYO CUDURDAAR IYO MAGDHOW.
@JAAMAC Saaxiib soo dhawaw anigu Kimsaayo ayaan ku dhashay family ga walaahi waligiis gedo ma arkin ankee qaxii haddii aad tiraahdo juboyinka marexan ma dego waa yahay absame miyaa dega?afmadow giirgiir ayaa degta oo xoog looga haystaa dhoobleyna marexan ayaa laga boobay sababtoo ah absame qaxooti ayay somaliya ku ahaayeen ta kale wiilasha qora waamonews iyo dailyjuba waa qaxootigii 1977 tusaale waxaa kuugu filay col:ciilmooge waa reer itoobiya haddana waa col soamliyeed anigaa keenay waxaas marexan ah somali intaa kuu ogol ma jiro juboyinka absame yaa wax ka weydinaya kismayo absame waligii 120km ayuu u jiray Kenyana wey tagaysaa absame somaliya waa laangaab number one gobolda dhexe kuwa ka yimid hana dhaafeen kuwa itoobiya ka yimid na hana dhaafeen taa ku dar qorshaha
anigu in badan waxaan is waydiiyay maxay tahay farqiga u dhexeeya Absame iyo Sade marka la eego kala xigsashada ay kala xigsadaan qolyahan xamar degan sade miyuuna ahayn darood oo la walaa ah Absame war ilaahay amarkiisubadanaa,waxaan ka yaabanahay sida la rabo dad walaa ah in laysaga horkeeno oo loogu diidanyahay in ay wax noqdaan,waxaa la yiri,maalin dhawayto ayaan galay websid ay leeyihiin qolyaha xamar degen waxaan ku arkay nin hadlaaya oo leh hadaanahay Mursade waa nalagu qadiyay qaybtii aan ku lahay jubooyinka ee ahayd 4,5 qosol ayaan la dhacay kkkk walee waxaan is iri ri walba shalalkay is dhigto ayaa lagu gowra.daaroood meeshaas iyagaa is dhegeen,waxaa kale oo la soo shaqa geliyay dadbadan oo aan la aqoonin jubooyinka meel ay ka degaan.waxaas oo dhan waxa samaynayana waa cadawga daarood,oo raba in darood uu noqdo 300 oo sano kadib dadka yaryarka loo yaqaano ee minoretiga ah waana xaqiiqa tantaagan maanta haday saas ku sii socoto in ay arintaas dhacayso,bal fiiri doorashadii madaxwaynaha maxaa keenay in tiro 2 jeer ay qaataan nimankaan muqdisho degan,waxaa daarood lagu diray dadkii yaryaraa oo dhan sababtoo ahna waxaa lagu yiri 20kii sano ayay cadaalad daro wadanka ka sameeyeen,iyo wax yaalo kaloo badan marka iyadoo dhibkaas oo dhan jiro oo si kasta laynoola dagaalamaayo ayaa hadana inagii aan kaladhamaan laanahay war miyayna ahayn in aan cadawgeena iska ogaano,war maxaa keenay in Itobiyan joogo baydhabo,baladwayne,ugaandiis iyo burundi joogaan Muqdisho ,marka balcad,oo ay meelo kale ku sii socdaan kenyana laga hadlo oo malinkasta la dhaho shidaal ayay qodanaysaa ,kaluun ayay guranayaan ,caray daldalanayaa iyo wax kaloo lamidah,miyaynaa caqli lahayn oo aynaa fahmaynin siyaasada socota,waxay rabaan xili somaaliya ka dhamaatay dagaal sokeeye in ay darood dib ugu celiyaan dagaal sokeeye,Aniga waxaa iga tala ah in aynaa ku hongoobin siyaasada xun ee ay ku dhaqmayaan qolyahan reer ??????? hadalkayga waxaa ka mid ahaa arintaan ku saabsanayd in aan kor ku soo qray arintaan aan u dejino oo aynaa la boodin arintaan.nimanyahow Absame iyo Sade aan taxadar badan aan samayno oo aynaaa ku kadsoomin siyaasada xun ee qolyaha?????? ay nagu wadaan ee ah kala QAYBI OO XUKUN wayna dhacdayba oo wakuwaas na xukumayaan ee hadana intay rasaas iskugu keen dhiibaan aynaa is dilin Wabilaahi Tawfiiq.
???? waxaan idiin sheegayaa ha ku dhicin a dabinka ???? idiin dhigayo maanta waxaa is haya ??? iyo ???? ilaa ????? iyo ilmo kacaandiid oo dhan baan is haynaayee ???? hadaydaan nala ???? si fiican u daawada waxa dhaca, annagu ??? hadaanu nahay ??? caddow nooma aha hadii runta la rabbo ee ???? ayaan maanta tusaynaa awoodayda geeska Africa , ????? marba mid jacket madoow ha isuu xidhaan, walee inaydaan ???? nabad ku helyn intaad anngga na qastaan.