Home » News »

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii marxuum Maxamed Cusmaan Edson

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qoraal ay soo saartay uga tacsiyeysay Allaha u naxariistee geeridii naxdinta laheyd ee dhawaan ku timid Qunsulkii Soomaaliya u fadhiyay dalka magaalada Nairobi ee dalka Kenya marxuum Maxamed Cusmaan Edson.


Masawirka sare ee Microphone-ka haysta waa Allaha u naxariistee Qunsulkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya marxuum Maxamed Cusmaan Edson.

Guji Link-igaan si aad u akhriso tacsida Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku qoran PDF

Department of Press and Public Relations, Muqdisho/Somalia
info@mofa.gov.so

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.