Xarakada Alshabaab ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxay Xabsi ay ku hayeen, kasii daayeen Naboon Maxamed Axmed Faarax Indha-Yare oo ka mid ah salaadiinta Beesha Sade ee Gobolka Gedo.
Xarakada Shabaab waxaa ay nabaoon Maxamed Axmed Faarax (Indhayare) heysteen inka badan 13 maalmood, waxaana ay ku heysteen Saldhgyo Xarakada ay ku leeyihiin degfmooyinka Baardheere iyo Saakow.
Maanta ayay Xarakada Alshabaab soo daayeen Nabadoonka oo ayan ka muuqan wax dhibaato ah ayaa Odoyaashii dhaqanka ee ku soo booqdey gurigiisa ayaa waxuu u sheegay mudadii uu xienaa in si wanaagsan loola dhaqmay.
—————
A. Ibrahim, Gedo – Garbahaarey/Somalia.


Alxamdulilaah waa arin farxad leh indha yare runti waa geesi marexan waana so dhawaynaynaa tilaabada koxda ay qaaday
waa maxay sababta loo xiray indhayre ma la waydiiyey wuxuu u xirnaa mudadii alshabaab hayeen mise qofkii ay xiraan ma sheegi karo waxa lagu eedeeyey ma waxay ka baqayaan odayaasha la iska xirxirto sidii neef ari ah haddii ay ka hadlaan arrimaha ay ku eedeeyaan alshabaab ka ay sheegaan ama ka hadlaan in looga sii daro waxaan dhihi lahaa ilaahay baa naftiina haya ee sheega khaladka mar kasta la idinku xiro adinkoo aan dambi lahayn waad mahadsantihiin