Home » Archive Daily September 24th, 2012

Baaq Ku Socda Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Cidi Kale Ee Ay Quseeyso.

Sep 24, 2012
Ku:   Madaxweeynaha Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Ku:   Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari Ku:   Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Dal Iyo Dibadba Ku:   Saraakiisha Ciidanka Dowladda Ee Jubooyinka Gaar Ahaana Kuwa Beesha Sade. Ku:   Dowaladda Kenya Ku:   Ciidamada Nabad Ilaalinta Ee AMISOM Waxaan marka hore u tacsiyeenayaa dhamaan eheladi... 

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya xasuuqii ka dhacay Janay Cabdalle iyo goob-jooge arrintaas ka hadlay (Dhageyso)

Sep 24, 2012
Goob-jooge ku sugan tuulada Janay Cabdalle (Birta Dheer) oo arrimo amaankiisa la xariira awgeed aan magaciisa u qarinay oo maanta shabakadda AOL qad Teleefan ugu waramay ayaa sheegay in meesha uu xasuuqa ka dhacay ay tahay tuulada Janay Cabdalle (Birta Dheer). Goob-joogahaan ayaa waxuu sheegay in tirada dhimashada ay tahay 9 qof, dadka dhaawaca ahna ay yihiin 4 qof oo uu laba dhaawacoodu halis yahay.   Halkaan... 

Beesha Reer siyaad Xuseen oo Magaalada Caabudwaaq ka dhigtay Banaan Bax Balaaran oo ay ku Taagererayaan Go’aankii Maxkamada Sare ee Dalka ay ugu Xukuntay Xubintoodii ay ku lahayeen Baarlamaanka Soomaaliya (Sawiro)

Sep 24, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Waxaa maanta magaalada caabudwaaq ka dhacay Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo Maxkamada  Sare ee Dalka Soomaaliya ka dib markii  19/09/2012 ay beesha reer siyaad xuseen u xukuntay Xubin baarlamaan oo si sharci  daro ah ay beel kale oo ka mid ah beelaha sade ku haysatay. Waxaa maanta gabi ahaanba gudaha magaalada caabudwaaq ka jiray jawi aan horay looga baran... 

Kenya Defence Forces (KDF) killed 9 civilians and seriously wounded 4 in the Janay Abdalle area of Afmadow Distirct

Sep 24, 2012
On September 22, Kenya Defence Forces (KDF), who is operating under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) indiscriminately killed a group of civilians. Abdi Osman, a freelance reporter who lives in Afmadow district, who was contacted AOL by phone late Sunday evening said “the massacre took place in a village of Janay Abdalle most commonly known as (Birta Dheer), which is located 50 kms Southwest...