On September 22, Kenya Defence Forces (KDF), who is operating under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) indiscriminately killed a group of civilians.
Abdi Osman, a freelance reporter who lives in Afmadow district, who was contacted AOL by phone late Sunday evening said “the massacre took place in a village of Janay Abdalle most commonly known as (Birta Dheer), which is located 50 kms Southwest of Kismayo.”
This horrific attack took the lives of 9 innocent inhabitant nomads and seriously wounded 4 others.
“This was well orchestrated mass killings by the KDF with the help of the few well known Somali stooges” said one of the local residents who requested not to be mentioned his name.
Another local resident, who uses his nickname as (Gobe) said “Kenya’s current mass murders is a clear flagrant violation of human rights, and the people of Jubbalanders should not divided by their ethnicity and murder under the cover of War on Terror.”
This gross negligence comes again after weeks ago, KDF spokesman Emmanuel Chirchir accused ethnic Marehans in the Jubbaland as Al-shabab collaborators by saying “As Amisom troops surround Kismayu, Marehan clans vowed to resist and fight alongside Al-shabab but the rest of the clans have welcomed the troops to free the area of the militia!”
Nonetheless, president Hasan Sh. Mohamud, Major General Abdulkadir Sheikh Ali Dini, Commander of the Somali National Army, General Yusuf Hussein Osman (Dhuumaal), Southern Somali Tachtical Operations Army Commander and Mr. Wafula Wamunyinyi, deputy head of the AMISOM should now open an immediate independent inquiry of this tragic incident and the perpetrators of the massacre must brought to justice.
The author of this article, Aden Colujoog is an AOL’s Editor-In-Chief and can be reached at adencolujoog@yahoo.com
—————–
Related article

What is so special that will warrant for investication at this time when hundreds of somalis killed daily by alshabab and other Amisom contigent in magadishu have never raised alarm. have you felt the pain only when those 9 you claim kinship with, have tested the bullet? I`ll tell you this is only the beginning of a journey of 1000 km.
Tafiirtii Sadaw kaca kufrigu wayna tirayaaye
Toban buu kob qura shalay dhigoon tuke u waaqlayne
Tolan iyo qamaanyiyo intii qalac la taabsiiyo
Tuurin buu sawaaxili mudnaa taabtay sharafteene
Tiihiyo intii layska dhigo talon in keed wayday
Toban boqol kun waad kari kartaan tiro intaa dheere
Taariikhda magac noogu qoran oon tirmayn abidki
Iyom tiimbarihi gobanimaan taawilahayaaye
Toga iyo wabiga iyo intaan toomo wada jeexno
Raga uu tukuhu naga cunee teedsan ee yaala
Tubta siinka dheeriyo ragaas tuban dariiqeeda
Turaab taba intaan lagu ridine ciida lagu tuumin
Waa inaan Sawaaxili tigtigan dhinacod tuunshaaye
Waa inay tareesadu gubtaa taafihii dilaye
Taariikhda dhiigeen nin qabay kuma tanaadayne
Tawbiyo anago haysaniyo raayad tawxiidle
Tolkeenuna islaamkiyo ahaa tuurcas wada heegan
Inaan aarsi toyanaa karoon talada qaarkeede
Ninkii shalay tanaagoonayee tiriyey reerkeena
Ama gaar tilmaamee lahaa waa shabaab toosa
Iyo tuugi dhaawaca jaree haatan daba taagan
Tolow waan awoodnaa hadaan laysa tafantaafin
Tariik gabara taanida haween timo haldhaalayda
Tan yariyo caruur iyo duqaw uma turaayaane
Oday tahasha waayeel tubyaal uma turaayaane
Xayawaan kolay tahay naflaha uma turaayaane
Ragi Eebe talasaarta ee tabar is qaamaayey
Tigree iyo Sawaaxili ka adag oo tollaahiyahe
Taariikh xusuus laan rabaa inan tilmaamaaye
Mareexaan nin tiisii yaqaan tumo ma maagayne
Tis quraba nin kii dhiigi qaba muuna tamash layne
Tus haday inoo bixi lahayd nalama taabteene
Raadamiir Talxiyo aawayiyo Tiiri Uurmidiga
Wagardhucu ma tirantoo miyaan tobanba noolayn
Tagoogiisu wiilkuu adkaa Xasan ma tiis qaaday
Toos aan abaaree Ugaas diini baa tubane
Waa toban malaayiin haday gaal tigtigayaane
Haduu ciisku toodoobi laa talo ma waayeene
Ragii diinka taab keed ahaa waan tuhmahayaaye
Calidheere toban jeer kabadan toomo cawskooda
Reer garaad talaabada haduu toos isugu raaco
Tagoogii adkaa iyo Cismaan tawga dhalo fuulo
Miyuu toban Talxaadililahaa Tuug Sawaaxilya
War raga tuban tukuhu feeyayaye tolow haloo aaro
Hadii kale tarbush noo xiriyo taakada haweenka
TO Ahmed
Doodna waxan u leeyahay doofaarkan Eygaa
Waa ruux dalaganoo diin laawe wee yaan
Waa Ey dayoo boo cadaw soo dirsadayee
Dalka iyo dadkaba gadan diintana kasara baxay
Doqon weeye aan garan dawgiyo masiirkoo
Ducfi weeye xaaqida inuu yahay nin daganoo
Ibliis uu dawikhiyoon diintiyo sharciga garan
Digashada warkiisiyo doodiisa waad garan
Rabi doorigiiyow axmaqaa duqoobow
Daanyeer inaad tahay daah igama saaree
Bal aan daabac kugu dhigo bal aan didiyo maansada
Damiir laawe inad tahay bal aan diro fartiintaa
Inta duxiyo iimaan dadkoodiyo dalkoodana
U damqada an kaashado uga qaado diirkana
Doorshaan inaad tahay inad tahay dayuus iyo
Midaan Eebe darajayn inuu nuurku kaa damay
Inaad gaalka daran tahay amaad duud xamaal tahay
Kuwa dumarka geeyee dacaarada ku caan baxay
Inaad tahay dayuus yohow Waa shay dushaa yaal d
Darajiyo ma aad lihid dadnimiyo wax garashoo
Nimuu gaal dilaad tiri inaad duudsin awgeed
Rabi kuguma deeqoo diintiisi gadatee
Adoo nuurku kaa damay mugti damaga socotee
Dareen laawe yeelkaa qabiil baa dardarayoo
Maankaaga dilayo ku dulaystay waa hore
Dushu kaa cadhawdoo doofaar bakhtiyahaad
Yabcigiisa leedahay yey duur ayaad tahay
Aydhis dila ayaad tahay dadka iyo wixii nool
Kansar laabta dagayoo ku daashaday ayaa jira
Hadii ay damiir iyo ina aad dadnimo iyo
Waxuun kuu dambee yaan sidaan uma ad doodeen
Hadee dacartad beertiyo dambarkeeda maaloo
Deelaydan maansada daqar aan tirmaynoo
Dusha iyo maqaarkaba abidkiis ka dawrayn
Iyo dacas ku saaraan dadkuna ay akhriyayaan
Dhiigaad duudsin awgiis ayaan duud xamaal yohow
Shaabad kugu dajinayaa dalabkaagi weeye
Calfo wuu ku deeqiye dadkuu laayey gaalkuna
Muslin daafacuu helin xigto doonta buu helin
Mana duudsin karayaan wiilasheena dahabkaa
Waana loo daldalayaa kaafirkii diloo yiri diintay ku adagyiin
Waryaa Ahmed. you are an ignorant bastard. sick full of anger towards people higher than your level. 9 of my people r worth thousands of your pple.live with that YOU SAVAGE!! about the massacre. the Ogadens and their Kenyan Faggots will pay the prize for this. Raaskambooni my arse how far will you go.? will Kenyan army always be on your side. ?
Doqonkii ????? ahaa dayus so kiciye. Anigana wansitaa dumbuqiyo danab rasasede. Sidan dunyadisa udhacana daa,inka ibaraye. Bal keenii ladila laisu dadi waaye
Asalamu alaikum
Somali arimaheeda ma fiicna. Shalay Cabdulahi Yusuf markii ay cidoomo shisheeye caawinaayeen qeeladii yeertay waa la ogaa. Ciidamo ajanabi ah ayuu wataa oo weliba ah wadan awal dhul naga heestay waa ethiopiyee wadanka in ay u qabtaan ayuu rabaa. Maanta kuwii ka mid ahaa kuwa ugu codka dheeraa canbaareenta cabdulahi yusuf alllaha ha u naxariistee ayaa wada wadan ajanabi ah oo somaliya horay dhul ugu heestay waa kenyee.
Kuwa Xamar joogana ugandhees ayay wadaan oo ay leeyihiin waa AMISON wadanka ayay shabaab ka xoreenayaan, Kismaayona uma ogola in Shabaab laga xureeyo waliba ayadoo la yiri Kenya waxay ku biirtay alshabaab taas oo isgu mid ka dhigaysaa Ugandha iyo Kenya.
Marka waqtiga waa macalin wuxuuna ku tusuuyaaa dadka badankiis in ay daacad ka ahayn nabad, diiin iyo somalinimo.
TO: Abuufatima,
Abti afmaal ayaa tahay, gabayadaada waa ka helaa, copy ma’aha oo marwalba arinta jirta ayaad ka gabaydaa laakiin Gabaygaan maanta waa ka soo horjeedaa sababtoo ah Dagaal wiil ayaa ku dhinta ee wiil kuma dhasho. Farsamo kale keen oo Sade booska qatarta ah ee uu hada kujiro uga baxo. Dagaal geli mayno, Mahadsanid
arintaan, waxaan ka oranyaa waa dagaal gumeed waxan oo kale in ciidamada dowlda iyo kiinya ay waxaan dadka shacabka ah kula kacaan. Hadii shacabka laayaan yay xukumayaan?
ALLHA U NAXARIISTO INTA DHIMATAY UMADDA SOOMALIYEEDNA SAMIR IYO IMAAN HAKA SIIYO AMIIN.
DULIMIGGA AY KEENYA MARKII HOREBA AY WADANKA KUSOO GASHAY WUXUU AHAA MID ISKA CAD MUDO SANAD KABADAN SIDAAS AYAY SHACABKA JUBOOYINKA AY U XASUUQAYSAY KHAASTAN GOBOLKA GEDO, SI KHAAS AH AYAY DADKA IYO DUUNYADABA U LAYNAYSAY IYO BURBURIN IYO BARAKICIN, LAAKIIN WAXAAN KENYA U SHEEGAYNAA IYO SHAQSIYAADKA U ADEEGAYA EE MAGACA SOOMAALIYEED WATABA BEESHA SADE WAA BEEL XALAAL AH ILLAA IYO (AXMAD GURAY) TAARIIKHDOODU BAAL DAHAB AYAY KAGA JIRTAA HALGANKA IYO DIFAACA DIINTA ISLAAMKA IYO QARANIMADABA.
WAXAANA HUBAAL AH IN KENYA IYO WAXA DABADA AY KA RIIXAYSAABA AY LA KULMEEN (WAQTI XUN IYO MEEL XUN) (WRONG TIME WRONG PLACE)
WAX WALIBANA SABAB IYO WADBAY LEEYIHIIN TANINA WAA FASHILKII ALLAAH KU FASHILIYAY GARDARADDA KENYA AY KU HAYSO DHULKA IYO UMMADDA SOOMAALIYEED.
WAXAA WAX LALA YAABO AH NINKII WADDANKA MADAXWAYNE AYAAN KA AHAY LAHAA OO AAN WALI KA HADLIN ARRINTAAN XASUUQA SHACABKA LOOGAYSTAY.
OO HADBA WAFTI KU QAABILAYA MUQDISHO? MA SIDAAS AYUU DOONAYAA IN UU MADAXWAYNE KU NOQDO???? WAAYAAB WAA NOOCII SHARIIF SH AXMED.
asalamu alaikum,
WAXAAN KA WADAA AYADOO LA YIRI KENYA WAXAY KU BIIRTAY AMISON
Hawiye ugaanda wuxuu arkaa walaalkood kenyana waa niman nagu soo duulay bay leeyihiin,al shabaab marka muqdisho joogaan waa cadaw marka dhulka daarood tegaana waa hawiye walaaladood