Home » Archive Daily September 26th, 2012

Why can’t you keep quite? by Sayidali Yasin Sheik

Sep 26, 2012
The killing of innocent Somali journalists is on the rise in many places within Somalia especially in Mogadishu while the reason and the killers both remain anonymous. Somalia has one of the most vibrant media Sectors in the Horn of Africa yet its one of the most dangerous places to work as a journalist. On 20th of September 2012 it was very dark day for the Somali journalist when two sucide attacks... 

General Hore oo Ciidammada Somalia ka tirsanaan jirey oo ku soo biiray Musharrixiinta u taagan Xilka Raisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Somalia.

Sep 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wararka naga soo gaaraya magaaladda Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in uu kusoo biiray xubnaha u sharaxan Jagada Raisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia sarkaal sare oo caan ku ahaa aadna ugu ammaana Ciidammada Qalabka Sida ee Somalia dhexdooda, kaasoo kasoo qabtay xilal waaweyn Ciidandka Xoogga Dalka Soomaliyed sida Madaxii hore ee Hogganka Maamulka Lacagata Ciidanka... 

Xildhibaan Eedayn ujeediyey Madaxda Cusub ee dawladda

Sep 26, 2012
“Waxaa maalmahan kasoo cusboonaday magaalada Mudisho dilal qorshaysan iyo weeraro loo isticmaalo Gantaalaha Garbaha laga rido, kuwoodii uu danbeeyeyna waxaa lagu wax yeeleyey dad shacbi ah”, sidaas waxaa yiri Xildhibaan Maxamed Abdulle Faarax (Geesey) oo maanta oo Arbaco ah saxaafada kula hadlay magaalada Muqdsho. Xildhibaanka ayaa ku eedeeyey dawladda cusub inaysan wax-talaabo ah ka... 

Bayaan ku socdo dowladaha Kenya, Itoobiya, Jabuuti, Ugandha, Burundi iyo beesha Ogaadeen oo kasoo baxay beesha Sade

Sep 26, 2012
Odayaasha Beesha Mareexaan sade ayaa soo saaray bayaan ka kooban dhowr waraaqood kaasi oo ay ku muujinayaan waxyaabo badan oo kajira dhinacyada jubbooyinka. Bayaankan ayaa waxaa uu yimid kadib markii dhowr maalmood loo fadhiyay shir kaas oo ugu dambaynna laga soo saaray bayaankan. Si ahaan wuxuu ugu socdaa bayaankan dowladaha Somalia ay ka joogaan ciidamadooda iyo dowladaha dariska ah, waxaana jira... 

Siyaasiyiin, Aqoonyahanno iyo Odoyaal kasoo Jeeda Gobollada Jubooyinka iyo Gedo oo Cambaareeyay Falkii ay Dowladda Kenya ku Laysay Dadka Rayidka ah

Sep 26, 2012
Aqoonyahanno, Siyaasiyiin iyo odoyaal kasoo jeeda gobollada Jubooyinka iyo Gedo ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii askari katirsan ciidamada Kenya uu dad rayid ah ugu geeystay nawaaxiga deegaanka Birta dheer ee gobolka Jubada Hoose. Dadkan oo ku kala nool gobollada Jubooyinka, Gedo iyo Kenya ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabada ay dowladda Kenya ku xasuuqday dadka rayidka ah, iyagoona ku eedeeyay... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Kulamo La Qaatay Madax uu ka mid yaay Ban-Ki-Moon (Sawiro)

Sep 26, 2012
Moqdisho, 26, Sep, 2012……Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta QM ee magaalada New York kulamo kula qaatatay madax kala duwan oo ka qayb galaysa kulanka sanad laha ah Xooghayaha Guud ee QM Ban-ki-Moon, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn, Ra’iiusl wasaaraha Australiya Julia Gillard, iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Turkiga Ahmet Davutoglu. Ugu...