Home » News »

Bayaan ku socdo dowladaha Kenya, Itoobiya, Jabuuti, Ugandha, Burundi iyo beesha Ogaadeen oo kasoo baxay beesha Sade

Odayaasha Beesha Mareexaan sade ayaa soo saaray bayaan ka kooban dhowr waraaqood kaasi oo ay ku muujinayaan waxyaabo badan oo kajira dhinacyada jubbooyinka.

Bayaankan ayaa waxaa uu yimid kadib markii dhowr maalmood loo fadhiyay shir kaas oo ugu dambaynna laga soo saaray bayaankan.

Si ahaan wuxuu ugu socdaa bayaankan dowladaha Somalia ay ka joogaan ciidamadooda iyo dowladaha dariska ah, waxaana jira cabashooyin badan oo ka dhex muuqda bayaanka.

Halkaan ka daaloco waxa bayaanka ku qoran:




Cabdirisaaq A. Carabey (Jeesteeye), SW/USA.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

24 Jawaabood " Bayaan ku socdo dowladaha Kenya, Itoobiya, Jabuuti, Ugandha, Burundi iyo beesha Ogaadeen oo kasoo baxay beesha Sade "

  1. jama farah ongaab says:

    waxan so dhaweunayaa baaqa ay so jeediyen odayaasha beesha sade jubaland waad mahadsan.tiihin

  2. daacad says:

    Bacda SALAAN Waan soo dhawaynayaa in maleeshiyo beeleedyada hubaysan bylaws lags dhigo dhamaantood ehlu suna waljamaca gobolada hexed itk tan gado raaskanbooni markka ninkii ayu udarnaato hala arkee

  3. mahad says:

    Waad salaamantihiin Allgedo waan ka xumahay inaadan soo gudbin qoraalkeygii mar horena waan ka afeeftay arintaan oo kale hada maxaad qoraalkeyga ku qoonsateen ma qof baan wax ugu dhimay mise ma jeclidiin maslaxada in laga taliyo, qofka warkaan soo qorayna su’aalo macquul oo waajib ah baan ku weydiiyay maadaama maqaalka uu ku sheegay in Odayaal beesha Sade ah in ay bayaan soo saareen sow xaq uguma lihin inaan weydiino Odayaashaa uu sheegay meesha ay joogaan iyo kuwa ay yihiin? hadii uu maqaalka iska soo qortayna isagoo iska sheegaya in odayaal soo saareen bayaankaan oo u yahay fikir isaga keliya ka yimid miyeysan wanaagu ahayn inaan tusaaleyno in uusan odayaal iyo beel magaceeda u isticmaalin oo ku dhaqangeliyo fikirkiisa shakhsiga ah maxaa dhib ah oo ku jaban hadaan su’aalahaas weydiino mise shabakada ayuu wax ka leeyahay oo waa lama taabtaan inoo sheega fadlan beesha inaguba waan ka tirsanahay xaquuqda uu ku leeyahay iyo waajibaadka ka saaran ayaan inaguba ku leenahay marka ma garan karo waxa aad dhibsateen ama aad ugu xagliseyn, wanaaga ha la xasuusnaado mar walba mahadsanidin.

  4. gundid says:

    Awalan waxaan ka tacsi’yeeynayaa shacabka Somaliweeyn meelkasto eey ka joogaan Somalia eey xasuuqeen ciidamada AMISOM iyo Shabaab oo aan kala reebeeynin, labaad waan soo dhaweeynayaa baaqda Odaya iyo cuqaasha, sedexaad waxaan leeyahay daka dhulbalaarsiga ka wada juboyinka wexeey ku hadlayaan lahjadii reer mudug meesha juboyinka looga hadlayo lahjada reer waamo, reer gedo ayagu waa juboyinka wax dhibna lagama sheekto, lakin nin dhuusa mareeb iyo bengaali eey dadkale ka soo qixiyeen asagoo xoogii uu ku dufaacan lahaa dhuusamareeb iyo bengali lagu mashquuliyay juboyinka, taasoo eheeyd shax iyo shirqool loo dagay….Janaaya cabdala waxaa daga gaal-jecel asal ahaan…..Hadaan u soo dhaadhaco arinta dadka lagu dilay janaaya cabdala dhoowr su’aal ayaan ka qabaa..
    1- yaa abtirkooda hayay..shabaab marka laga dilo dad qabiilkiisa ayeey dhahaan waa laga dilay

    2- sideey ku suurta gashay shabaab oo dadkii dhan qixiyay in eey fasaxaan ragan socdaalkooda…

    3- dadkani sideey ugu fakareen in eey kala dhex galaan labo ciidan oo uu dagaal ka dhexeeya oo is hor fadhiya meeshuna tahay goob dagaal…

    4- shacab sokor laga gado meesha ma jooga oo waa goob dagaal, ciidamadana waxooda ayagaa wata…

    5- ceelashii biyaha shabaab baa sun ku shubay si eeysan huwaanta uga cabin oo lama dhihi karo biyeey soo doonteen…

    6- maxaa hal qooys kawada dhigay dadkan isla socday, soo la’isma dhihi karo fitna eey rabaan shabaabku in eey ka dhex abuuraan beelaha walaalaha ah si eey u cimri dheereeystaan.. intaas markaan uga boxo su’aalaheeyga waxaa ii muuqata shirqool eey damacsanaayeen argagaxisa al-shayaadhiin ayagoo adeegsanaya shaati qabiil tiina waa lagu fahmay…arintan wexeey isoo xasuusineeysaa gabay uu sayidkii ku gabyay asagoo markaas u yimaadeen 9 nin oo shirqool u socday, kaasoo ahaa…..

    Sagaal nin oo walaalo ah sideenaa

    8 isku bah tahay sidiinaa

    Ninkuna bah gaar yahay sidaydaa

    8duna ninkii siri sidiina

    Ninkuna sirtii garan sidaydaa

    Haddaynu isa siri siddeenaba

    Mayska kala tagnaa sideedaba..

    shabaab si iskood ah ayeey usoo baneeyeen xamar, jowhar waa is dhiibeen, baydhabo iyo hiiraan waxaa fadhiya itopiyaan hal sano ka badan, xabad iyo qaraxba lala ma beegsado, marka ayagoon xabad ka ridin ayeey ka bexeen, jihaadka la’la doonaya kismaayo meelaha kale maxaa u diiday, ama gaalada la’la dagaalamayo deegaamada kale ma joogaan miyaa, sheekadu jihaad ma’aha ee waa fitna la’la rabo shacabka juboyinka iyo dagaal, isku dir, barakicin la’la damacsanyahay shacabka juboyinka, horana waan u sheegay yaan la’idunku shabadeen shabaab, dabantii la’idan larabayna waad ku dhacdeen ee ragan gobolada dhexe ka yimid ku noqda dhaha deegaamada eey ka imaadeen ama nabad ku jooga, xili shaati shabaab la’xirto lama jooga, ayagii baa iskhilaafsan oo kala jabay sida xisbul Islaam oo ka baxay sharkooda, marka yeeysan idinku shaqeeysa shayaadhiinta, ehelkiinana yeeysan idanka horkeenin. dadbaa labaatan sano qori iyo isbaaro la’ordayay dadna hadeey bilaaw u tahay oo eey huradada iyo samirkii ka kacay.

  5. gundid says:

    Bayaaka cuqaasha iyo Odayada kuma socda Ogaden kumana jira magaca Ogaden, All gedo joojiya qorshaha aa wadaan hana u adeegsanina qalinkiina iska horkeenida walaalaha, Xamar ayaa dooneeysa in eey dhaxasho kismaayo oo dadkeedii noolyihii ayagoo adeegsanaya magaca shabaab, yaan la’idan ka dhigan buundo loo maro iyo kuwa laga horkeena walaalahood, maamul dhismihiisa ayaa noo socda ee ku samra, qeeybtiina ka qaata sidii loo dhisi lahaa maamulkaas uu dhismihiisu gabagabo yahay.Xasuustana Al-fitna Ashadu Minal qatli

  6. waxaan soo dhoweyneynaa baaqa wax ku oolka ah ee ay soojeediyeen odayaasha same jeclayaasha beesha sade,ee jubland .

  7. Xiimaay says:

    Kuwaan soo qora Allgedo iyo dhamaan mareexaan waxaan idinleeyahay umada meel ka fadhiista, waxaad ku waalateen oo aduun iyo aaqiro ku weeyseen waa kismaayo.Kismaayo wax mareexaan la dhoho wax kuma laha ee bootaa haysaan inta aad Ogaadeen iyo majeerteen, dhaca Kismaayo ku jeedeen ayaa saaxadii siyaasada Soomaaliya meel cidla ah ka joogtaan, waxaad ubooteeysaan Ogaadeen, maad ka hadashaan Majeerteenka idiin diidan in aad mar uun lugta lagashaan dowlada Soomaaliyeed, ee markii Farmaajo madaxda ahaa ugu yeereen waa wiilyar oo masha lafadhiisiyay. Maad Caabud waaq iyo gedo disataan,maad meel uun ku toostaan, inta aad kismaayo iimaanka isaga qaadaysaan dhista meelahaa ku dhalateen,Kismaayo Waxaa idinku beeray Siyaad,kadibna waxaa meelo badan ligta idiin galiyay waa maafiyo ????? oo mooda wali in ay sheekadii socoto oo ciidan soowata, waa markii udanbeeysay oo uu kudhimanlahaa meel uuna laheeyn.

  8. Cajiib!!! Ma raaskanbooni bas ayaa laga dhigi hubka mise Somali o dhan? Waxa lagu sheegayo ciidamada dowlada federalka so dhamantod qabilo ma aha? Askari Iyo ciidan an qabil lahayn miyaa jira? Hub reer hebel halaga dhigo waxaa ka quruxsanaan lahayd dadka yan la layn Iyo wano wadaniyeed! TaKale Hadi iyaga laga dhigo hubka adigu mawadan?

  9. Hussein says:

    Ogaadeen runta idiinma sheegine, meel fariista. Kismaayo shaqo kuma lihidine meel fariista. oOgaadeen Majeerteen ma ahane meel fariista. waa iga talo.

    Kismaayo gorgortan cidna lagula galimaayo. ninkii walaal soomaaliyeed ah oo ku noolaanayana qof taaban kara ma jiro.

    Wabilaahi towfiiq

  10. warfaa says:

    Anigu waxaan qabaa in beesha reer sade si deg deg ah cidamo aad u xoog badan diyaariyaan una diraan aaga Kismaanyo.
    Inta goori goor tahay waa in laga hortagaa qabqable Axmad Madoobe iyo maleeshiyaadkiya.Waxaan kalo ku talin lahaa,in Barre Hiiraale dib loo hawl gasho.

  11. A.A.Xade says:

    Ku, Gundiid. Mar waxaad u egtahay in aad si tolnimo ah u hadleeyso oo aad kala badbaadineeyso beelahan is neceb ee deriska ah, marna waxaa kaa muuqda naceybkii Ogaadeen lagu yaqaanay ee Sade ku wajahnaa ee aan wax lataanban kara ku qotomin

    Marna waxaa kaa muuqata aqoon la’aan xagga Jubbooyinka ah, sida marka aad leedahay Janaa Cabdalle Gaaljecel ayaa dega, iyo marka aad leedahay dadbaa dhulballaarsi wada ee Galgaduud ha ku noqdeeno oo uu iyana nacayb ka moodo.
    Waxaanse la yaabay sida aad xaqiiqda uga wada fogtihiin haddii aad tihiin reerkan Ogaadeen, waxaa kale oo aan la yaahay sida aad uga siman tihiin in aad inkirtaan dilkooda dad gaaladii dishayba aay qiraneeyso dilkooda iyo in aay qalad ahayd.

    Soowse cajiib ma aha, in aad ka simantihiin in aad ku sheegtaan wiilashii Talxe ee aad farmuuqdeen ee la xasuuqay ee uusan abkoodna Galgaduud arkin in aad ku sheegtaan, Waa Alshabaab iyo dhul balaarsi bay wadaan oo Galgaduud ayayka yimaadeene ha ku laabteeno, adinkoo kuwii hadda Qabridaharre ka soo orday nooga dhigaya in aay deegaan yihiin sida Gacan ku dhiigle Axmed midabba badane.

    Tan deegaanka Jubbada hoose sidan ayuu u kala baxaa.
    1- Waamo, Afmadoow, Diif, Qooqaani iyo Dhoobleey waa dhul Ogaadeen kugumana haysto.
    2-Joorre, Hoosingoo, Kulbiyoow, Badhaadhe, Kudhaa, Raaskaambooni iyo Manaaraani, Waxaan ka ahayn Kulbiyoow iyo Badhaadhe Ogaadeen weeydiin mahayo anuuna Geeleeygu Gaaqaa.
    3- Kafar, Boorsange, Gubba kibir, Beerxaano, Galoolshiimbi, Buula Xaaji, Buula Gaduud iyo Kismaayo, Mareexaan, Harti iyo Giirgiir, Absame ma dego waxna ka weeydiin mahayo.
    4- Gosha, Jammaame, Kamsuuma, Sanguuni, Marreereey, Aaraare, Maanamuufa, iyo dhammaan deegaanka uu webiga maro, Somali badan ayaa degta, Xaquuq gooni ahna Absame laga weediin mahayo.

    Marka aan idin weeydiiyee yaa halkan dhul boob wada, ma Absame mase Mareexaan???!!! Marlabaad dhulka Jubbada Hoose waa sidan.

    1- Waamo.2- Joorre.3- Kafar.4- Gosha. sida aan u soo sheegay ayaana loo kala degaaye bal hubiya ciddii dhul boob wada intiinii aanan aqoonin.

    FG, Janaa Cabdallada aad Gaaljecel siisay, anaan ku xasteeyne Waamo ayaa ka billaawdo waana deegaan Ogaadeen.

    Waad mahadsantihiin.

  12. cabdulahi says:

    asc waxaan salaamayaa dhamaan bahda websiteka iyo sama wadayaasha waxaan ka fogaanayaa xuma wadaha waxaan ilaahay kabaryayaya inuu iwaafajiyo qowlka san een xumanta ka fog waxaan rabaa inaan halkan ka iftiimiyo arin yar oo walaalkay kor ku xusay isagoo raba inuu dadka xusuusiyo inay somaliya dawlad ka dhalatay waa la ogyahay inay ciidamo nabad ilaalineed joogaa lama inkirsana dagaalka sade ma alshabaab buu ku wadaa mise ogaadeen aniga siday ilatahay sade wuxuu dagaalka ugu jiraa waa ogaadeen sababtuna waxay tahay magaalada kismayo waxa difaacaya waa sade ayagoo uga dan leh si kastoon kismayo ku joogikaro waan sameynayaa markii ciidamada huwanta kenya lagu uruurinayay mareexan baa hormuud u ahaa somaliya markii la yimidna dagaalka wuxuu ka bilaabay gobolkiisa waxa la socdana waa kenya mida joogta garbahaarey ma khaldamin miyaa imisaa masaakinn madaafiic ku socota imisay dad ku dilaan mise waa gaalka ila socda wuxuu sameyo waa cafis kaas ogaadeen la socdan waa inuu mag bixiyaa maxaad uga hadli weyday kuwii lagu laayayy dobley iyo taabta mise hayb ma wadaagtaan waa ogaden war ilaahay u soo noqo oo walaalaha fitnada kaa bax beesha sade iyo beesha ogaden waa walaalo bal ogow barre waa sade dagaalkaana wali waa wadaa waana qabqable wuxuu usocdan somaliya ma ahee waa kismaayo ninkaan rabo waa ninka mudug jubana ninkii daga nina udiidi maayo lakiin xoog baan ku dhulbalaarsan maya janaa cabdalle waxaa daga doqondiide iyo kubakibir iyo canjeel lafa hartina magacaa kuu sheegi beerxaanina cawramaleh aawey walaalkayow sade ma afmadow mise waa qooqaani waaadna mahadsantihiin

  13. sugulle says:

    ugaadeen labo Degmo ayuu ku leeyahay Gobolka Jubadda Hoose, majeerteena guryaa magaalada uga dhex dhisan xagee bulshada idinka badan ee Gobola degan loo dadafaynayaa. ogoow xcaqliga majeerteenka iyo kan raaskanbooni meeli tegi maayo , hadaa is tidhaahdaan xcoog dadka kaga saara gobolka, weligeed idiin suuro geli mayso ee walaaltinimada dhowra

  14. yassin says:

    Asalaamu caleekum jaale sade walalayaal is too late hada in aad wax ka hadashaan waxey aheed markii la duqeynaayey gobalka gedo oo kukuyada duqeyneysey in ay odayaasha marexan hadlaan loma jedo alshabaab waxaa loo jeedaa jaale marexaan kabta iyo laxda wey ka siman tahey in marexan kismayo iyo gedo lagu laayo .
    taa waxan so jedinayaa in bare iyo cornel cabas looga danbeyo kismayo iyo gedo bare hiraale nabsigisii baa marexan ku dhacey intas iyo nabad gelyo yaa loo qadanin in aan ahey nin reer goshin ah waxan ahey nin reer dalal furjile lol

  15. Abdulaziz says:

    Odayaasha baaq wacan bay soo saareen maanshallah. Raaskaambooni maxay tahay oo aan ahayn dad isku dirid ay rabto inay Kenya ku badasho Ethiopia. Waa inaan dowladeena daba fariisanaa oo aan iyada xooga saarnaa oo aan iyada ooga dacwoonaa inay wax ka qabato fidnadan aan u wada jeedno. Kismaayo Mareexaan malaha, Ogaadeen malaha, Majerteen malaha waxaa leh Somali nin walba oo Somali ah ayaa iska leh. waxa nalagu qaybiyo ee ay nooga faiidaystaan cadowgu waa kala qaybinta. Kenya danta ay leedahay waa inay xalaalaysato patrolka xeebta ee ay shirkato u saxeexday.

    Awoodeena ayno wadanka ku dhisano ee yeeynaan inagu isku burburin. Adan madoobe waxna maqoro waxna ma aqriyo waanna dadka laynago halaago waa dadkaas oo kale wax ma garatada ah iyo kuwo dano shaqsi leh.

  16. faduma says:

    waad salaamantihiin salaan kadib waxaan idiin sheegayaa in farqiga udhaxeeya ogaadeen iyo mariixaan aan la xalin karin aniga waxaan ku dhasay kismaayo waligeeyna ma maqal hal tuulo oo uu mariixaan ka dago waamo ma intii dhulboobka mise ka hor . dhulkan hadaad sidaa u jeceshihiin markaad dowlada baad qaadan weeydeen oo tangiyadiinii waxba tari waayeey hadood grabrato tihiina looma fadhiyo, waxaanse mariixaanoow ku weeydiiyey maxaa tolkiina idinku direy oo aad u daba socotaan ku wii halwado nasoowada mariyeey ileen ogaadeen iyo daaroodka intiisa kale dowlad maanay aheey oo sabatiinan u wada dhimanay, arinka aad ku hadashaan iyo fikradan qaladka ah ee aad ka aaminsatihiin kismaayo maad iska dhaaftaan oo waxaad ku socataan sheekadii 3 dubi , intaad walaaladiin wax la qeybsan laheedeen oo dhulkan 3 gobal waa idinka badanyahee baad si aad u horistaagto majeerteen iyo ogaadeen baad alwas dhadaan dhulka soomaali oodhan baa dagta hakaa saarto raxawen baa leh anagaa ah dadk augu badan jubooyinka, war hadaay meesha kabaxaan ogaadeen iyo majeerteen oo dhulkii aaad soomaali odhan soo dhaxdhigteen adiga marka walaaladaa meesha ka baxaan soo bisad yar oo la haraayo manoqaneeysid. arinkaa waa iga waano oo runtiii aad baan idiin kugu naxsanhay . tan kale ma majeerteen iyo ogaadeen bad wax xoog oga qaadannkartaan , maxaa idin ku dhacay oo tolkiin idinku direy colaada aad wadaan waxaay gaareeysaa meel aan kismaayaba ahee oo2 dhinac ayaa laidika saaranyahay putland iyo ogadenya anagu tolkiinaa nahayoo baabi iina waxba nooma taraayee bal tashada oo qof miyir qaba idin kuma jiro miyaa
    adoonka kenyanka ah waad u ogashahay kismayo oo waad jelaan laheed hadii aay raaskaanbooni la socon maxaad kan dhalashana kuu xiga deegaankana is kaleh igu diidantahy ilmaadeerayaaloo sidin waxaba kuma heleeysaane si kale wax ku raadiya . waxaad disheen xaaji qoraxeey oolab ia weeydiin waxaad xasuuqdeen oo abad ga aansateen in aad majeerteen ka suulisaan kismayo waa la yaab . tashada

  17. asc waa aniga oo kuhadlaayo magaca nbeesha ogaden waxaan hal kan akashee gayaa inaan ahay muwaadhin udhashay jubolad dhamaan kobalada ay ka kooban tahay waxaan kalkan u sheegayaa dadka wax ku qora websedkan inay joojiyaan wax yaalaha ay qorayaangaar ahaan waxa is ku dira dadka iyo qabiilada waxaan oran lahaa halaga fiirsado wax yaalahaay ku hadlayaan nin ayaa waxaa uu ku maah maahay ayaa waxaa ay ahed waxaadan lahen lagumaway naado waxad waayo maashaba nin laa weel iskugu gaysan”ok wad mahad san tihiin

  18. jijiga says:

    war nimankan mareexaan xagay jireen markii dhulka laga qaadanayay WARDAYDA, BAAJUUNTA, SAWAAXILIGA? anigu waligay ma arag ruux mareexaan ah…?

  19. Ali says:

    Ogaadeen waa qoxooti, hana lagu cesho Nfd iyo meelahay kayimaadeen,dhibku wuu soo af jarmi.

  20. ahmed yare says:

    ninkii ku dilaayay u dacwood ninkii ku difaacaayayna ku sheeg danbiile waa arin la yaable illahay ayaa ka arimindoona balse dadka la laynaayo la qixinaayo loona socda in baro kiciyo lana laayo xoolohooda la qaato wax garadkoodiina ku waas yihiin illahay ayaa ku maqan wax ka naxaayana oo aduunka joogana waa mujaahidiinta

  21. Darood says:

    asc waxaan salaamayaa haday xaqiiqa tahay inay soo qoreen bayaankan cuqaasha mareexaan, waxaan u kala qaadayaa baaqan sadex qaybood oo kala aha:-
    a)Inta aan ka aqaan taariikhda marna ma dhacin dibna uma dhacayso InshaAllah in Absame dib ugu soo noqdo qabiil darood ah ama somali ah waayo wuxuu Absame leeyahay cadow ka wayn somali oo ka dhib badan .
    b) Absame calanka buluuga ah oo ninkii doonaa ha xukumee ayuu ku hiran somalina waa ka markhaati in ayana ka qayb qaadan hardanka iyo is jiidjiidka somaali dhexdooda ah somaalina waa isugu mid waxaana tusaale kuugu filan dhulka ugu badan yiihiin ee aan somaliyada xorta ah aan ahayn sida NFD iyo Ogadeniya.
    c) Ilaa xoriyadii koonfurta iyo waqooyiga ilaa maanta absame ama maamul dawlad ha noqoto ama shacab ha noqotee cid aan dilin ama webi ku daadin ama cadaw u dhiibin ama barakicin ku samayn ama xataa somaalinimadaba ka saarin ma jirto, waxaas oo dulmi ah dhinac intay isaga dhigeen ayay waajeheen cadawga dhabta ah,hadaba war garwaaqsada godobta aad qabtaan ha ku darina waa la i dili doonaaye iga qabtaay oo joojiya qiiq isku qariska

  22. Darood says:

    asc waxaan salaamayaa haday xaqiiqa tahay inay soo qoreen bayaankan cuqaasha mareexaan, waxaan u kala qaadayaa baaqan sadex qaybood oo kala aha:-
    a)Inta aan ka aqaan taariikhda marna ma dhacin dibna uma dhacayso InshaAllah in Absame dib ugu soo noqdo qabiil darood ah ama somali ah waayo wuxuu Absame leeyahay cadow ka wayn somali oo ka dhib badan .
    b) Absame calanka buluuga ah oo ninkii doonaa ha xukumee ayuu ku hiran somalina waa ka markhaati in ayana ka qayb qaadan hardanka iyo is jiidjiidka somaali dhexdooda ah somaalina waa isugu mid waxaana tusaale kuugu filan dhulka ugu badan yiihiin ee aan somaliyada xorta ah aan ahayn sida NFD iyo Ogadeniya.
    c) Ilaa xoriyadii koonfurta iyo waqooyiga ilaa maanta absame ama maamul dawlad ha noqoto ama shacab ha noqotee cid aan dilin ama webi ku daadin ama cadaw u dhiibin ama barakicin ku samayn ama xataa somaalinimadaba ka saarin ma jirto, waxaas oo dulmi ah dhinac intay isaga dhigeen ayay waajeheen cadawga dhabta ah.

  23. Abdulaziz says:

    ASc, Faadumo anigu waalahy mareexaan ma ihi Ogaadeenna mahi ee waxaan ahay nin Somali ah waxaan had iyo jeer ka hormariyaa danta shaqsiga iyo tan gaarka ah ee kale ta Somalinimada waayo waxaan u dhimanayaa inaan arko Somalia oo mid ah oo awood wayn ilaahay baa wayn e leh. Taa waxaan ku gaari karnaa markaan ficilka dhex deena ah ee qadiimka ah iska dayno oo aan la jaan qaadno aduunka casrika ah.

    Waxaan ka soo horjeeda wax alaale iyo wixii sheegta cid aan ahayn ciidama Somalia oo hubaysan. Xadaa ma jecli federalismka oo waa dhib iyo kala qaybin. Ahlu Sunna wal Jameeca waa fidno kale. Adan madoobena waxaa wata Kenya.

    Sarkaalkii ka gubtay xasuuqii loo gaystay dadka shacabka ah ee wadankooda jooga waxaan u aqaan Somali kuwii la’laayayna waxaan u aqaan Somali. Bal awoodaa arag markaan ka hadalnay waxii dhacay siday Kenya markiiba ooga jawaabtay oo wax uga qabay. Waryeeynaan inagu isku jeesan ee indhahiina kor u qaada.

    wax alaale iyo waxii aan ku dhisnayn Somalinima waa xaaraan waana qurun. Maxay tahay ujeedada laga leeyahay Raaskaambooni, haday Somalinimo u dagaalamayaan ha galaan ciidanka Somalia

  24. mareexaan says:

    waxaa aad iila yaaab aha fikirkan xanuunsanaya ee ay ku qarwayso beesha mareexaan horta waxaa ayaan dara aha in maanta beesha sade ay fiiriso uun kismaayo horta kismaayo ragii lahaa wuu joogaaye fiiri gedo iyo buulo xaawo ayaad leedihiin maaantana ogaden isha ayuu idiin kuhayaa waa taad dab liqdaan kismaayo oo danbe ee waxaa ila quman inaad joojisaan qar iska tuurka umadana dhinac karaacdaan waxba ha cuskanina kiinya itoobiya intaba ogaden ayaa xukuma dhan walbaana waa la idiinka soo galinayaa hadaan idiin sheego ciidanka hiiraan jooga intaa oo nin oo ogaaadeen aha ayaa wata hadaan idiin sheego kuwa kenya ogadeen ayaaba soo kaxaystay ee waxaan idiin dhihilahaa yaad u cabanaysaan kenya waa ogaadeen itoobiyana waa ogaadeen e isku noqdo oo is aasa ilaahaybaa laangaab sade daarood aha idiinkaa dhigay e