Home » »
Print here| By: allgedo.com: Wednesday, September 26, 2012 // 1 Jawaab
Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
Asc wr wb salaam kadib anigoo ku hadlaya afka dhalinyarada beesha sade ee kunool jubada hoose gar ahaan faanoole waxaan halkaan salaan ahelnimo walaalnimo xanbaarsan. Iyo gacaltooyo kasalamayaa dhanaan beesha sade ee kunool gedo galgaduud muqdisho iyo anagoo joogna kismaayo. Iyo inta dunida dacaladeeda kalajoogtaba salan kadib. Baaq baan iinsoo diraynaa anagoo ah dhalinta sade ee kunool jubada hoose aqoonyahan oday dhaqameed dhalunyaro gabdhaha dhamantiin tolkeenow mudo 21 sanaa dadkeenoo isku fakara waa lanahay plzzzz waxaaan inka codsanaynaaa mantay arintu kaliyamahan warqado ama baaqyo oday dhaqameedkeeenu uh qoro. Ficil iyo isku duuubni baa loobahanyahay. Haday taasi dhaciwayso. Dhalinteeena iyo dhamaanteeen taariiq xunbaaa noodanbayneeesa. Waxaaan sugnaaaba waaaa. Adinka anaga mantay waxaaaan kusuganahay meeel 24 hrs madaaafiic kysoodaadanayso. Wabilahay towfiiiq ilahayna janadii hageeeyo walaalaheeeniii janay abdale lagu xasuuuqay
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!