Home » Archive Daily September 27th, 2012
Maxamed Cabdi Kaliil “hadalkii Kenya kasoo yeeray waxuu ahaa mid lagu shubtay oo siyaasad iyo ujeedo gaar ah laga lahaa” (Dhageyso wareysi)
Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil oo maanta qad Teleefan ay AOL wareysi kula yeelatay ayaa waxuu ka hadlay arrimo dhinacyo badan taabanayo oo ay ka mid yihiin: Sababta keentay in ciidamada dowladda Soomaaliyeed iyo kuwa Ahlu suna Wal-jameeca oo gacan ka helaya dowladaha Kenya iyo Itoobitya ay ilaa iyo hadda u qaban la’yihiin degmooyinka gobolka Gedo ee wali gacanta Al-shabaab ku jira...
Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Oo Kulamo La Qaatay Madaxweynaha South Africa Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Ee Imaaratka Carabta (Sawiro)
Muqdisho, 27,Sept, 2012: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wasiirkiisa arimaha Dibada Cabdulahi Xaaji ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York madax kala duwan iyagoona ka wada hadlay arimaha soomaaliya iyo isbadalda siyaasadeed ee ugu danbeeyey oo dalka ka dhacay.
Ra’iisul wasaaraha ayaa kulan uu la qaatay wasiirka Arimaha Dibada ee isu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Xoghayaha Guud ee QM Baan-Kii-Moon Ayaa Shir Gudoominayey Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlayey Arimha Soomaaliya (Sawiro)
Moqdisho, 27, Sep, 2012…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan-Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Kenya, Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka, Wasiirka Arimaha...
