Home » News »

Maxamed Cabdi Kaliil “hadalkii Kenya kasoo yeeray waxuu ahaa mid lagu shubtay oo siyaasad iyo ujeedo gaar ah laga lahaa” (Dhageyso wareysi)

Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil oo maanta qad Teleefan ay AOL wareysi kula yeelatay ayaa waxuu ka hadlay arrimo dhinacyo badan taabanayo oo ay ka mid yihiin: Sababta keentay in ciidamada dowladda Soomaaliyeed iyo kuwa Ahlu suna Wal-jameeca oo gacan ka helaya dowladaha Kenya iyo Itoobitya ay ilaa iyo hadda u qaban la’yihiin degmooyinka gobolka Gedo ee wali gacanta Al-shabaab ku jira iyo ujeedada ka danbeysa in ay Kenya tiraahdo “Kismaayo waxaan ka qaban la’ nahay beesha Mareexaan, laakiin beelaha kale ee Soomaaliya way nala jiraan, Al-shabaabna inta ay odayaal Mareexaan ah u yeereen ay yiraahdeen, cadeeya in aad na taageersan tihiin oo aad naga garab dagaalameysaan.”

Guddoomiye Kaliil oo wareysiga aan la yeelanay si faah-faahsan uga jawaabay dhamaan su’aalihii la weydiiyay hoos ka dhageyso:

  Halkaan ka dhageyso Guddoomiye Kaliil oo ka jawaabayo su’aalo dhowr ah oo ay AOL waydiisay

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Maxamed Cabdi Kaliil “hadalkii Kenya kasoo yeeray waxuu ahaa mid lagu shubtay oo siyaasad iyo ujeedo gaar ah laga lahaa” (Dhageyso wareysi) "

  1. Your name... says:

    Kud ka guur oo qanjo u guur. Dameerkii madoobaa Baa dhaamey. DAMEER CADE. Shariif sh axmed wuxu ahaa Dameer madoobe. Dameer Cade > waa Xasan sh maxamud aloow naga dulqaad waa ????