Home » Archive Daily October 1st, 2012

Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo ay la socdaan maleeshiyada Raaskaambooni oo gudaha u galay magaalada Kismaayo

Oct 1, 2012
Kismaayo, Somalia (AOL) – Ciidamadii huwanta ahaa ee ka koobnaa milatariga Soomaaliya, kuwa Kenya iyo mileeshiyada Raaskaambooni ayaa maanta gudaha u galay magaalada Kismaayo. Huwantaan oo waayadaanba duulaan kusoo ahaa magalaada Kismaayo ayaa todobaadkii tagay dhamaadkiisii waxaa u suurtagashay inay si xeeladeysan dhanka badda kasoo galaan magaalada, taasoo keentay muddo kooban gudahood in ay maleeshiyadii... 

War-saxaafadeed maanta kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Oct 1, 2012
Shir ay howl-wadeenada wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya maanta Muqdisho ku yeesheen oo uu shir guddoominaayay Agaasimaa guud ee Wasaaradda mudane Cabdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi, kana qeyb galeen dhamaan Agaasime-yaasha Waaxyaha, qeybaha iyo shaqaalaha ayaa waxaa looga hadlay in la hor mariyo howlaha shaqo iyadoo la xasuusinayo safaaradaha, qunsuliyadaha iyo ergooyinka inay laba laabaan dadaalada... 

Shir Balaaran oo ay isugu yimaadeen Odoyaasha dhaqanka, wax garad iyo Culama’udiin ka soo jeeda beesha SADE oo lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Oct 1, 2012
Baarheere, Somalia (AOL) – Shirkani oo soconayey mudo 10 maalin ah, islamarkaana ay kasoo qeyb galeen Ergooyin ka kala socdey degmooyinka Gobolka Gedo, sida Odoyaasha Dhaqanka, waxgaradka iyo Culama’udiinka Beesha SADE ayaa waxaa looga hadlayey xaalada guud ee Gobolka Gedo, gaar ahaan muranka ka taagan arimaha dhaqanka Beesha SADE iyo dadkii Dowlada Kenya ay ku xasuuqdey Gobolada Gedo iyo...