Huwantaan oo waayadaanba duulaan kusoo ahaa magalaada Kismaayo ayaa todobaadkii tagay dhamaadkiisii waxaa u suurtagashay inay si xeeladeysan dhanka badda kasoo galaan magaalada, taasoo keentay muddo kooban gudahood in ay maleeshiyadii Al-shabaab isaga baxaan magaalada Kismaayo.
Ciidamada huwanta ayaa maanta ayaga oo lug ah waxay Kismaayo kasoo galeen saddex jiho, ayada oo aanay jirin haba yaraatee wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen qabsasashada magaalo xeebeedka Kismaayo oo ah meel muhiimad weyn u laheyd maleeshiyada Al-shabaab.
Waxaa hadda degan xaaladda magaalada Kismaayo ayada oo ay dadka shacabka ahna wal-wal weyn ka qabaan waxa ay kala kulmi doonaan huwantaan ujeedo badanta ah ee Al-shabaab ka qabsaday Kismaayo.
———
Maxamed Cismaan, Muqdisho/Somalia.

haddii la rabo in si nabad ah loogu noolaado waa in la joojiyaa raskanbooni iyo asaniya.
waa in loo dhamaadaa maamul goboleedka jubland haddii kale waxay noqonaysaa in aan la calfan oo ay dhexda ka baxdo, nimanka isku tolaaya marna kablalax marna harti walaahi waa idinkaga dhamaanaysaa goboladan,
sababtoo ah dadka meesha u badan oo illaa iyo meelkasta dega haddi aan la xurmayn oo siyaasad xun loola yimaado waxaa la arki doonaa wacdaraha ka yimaada.
waa digniin .
DAWLADA,,WAXAAN,,UGUBAAQAYNAA,,INAY,,KATAXADIRTO,
DAGAALO,,BEELEED,,KA,SOO,URAAYA,,KISMAAYO,,WAAYO,
WAAN,,OGNAHAY,,QORSHAHA,,,??????,,KISMAAYO,,LOOGA
??????,,,EE,,,AY,,KU,,?????,,,,??????,,??????,IYO
KENYA,,,,??????,,????????,,IYO,,???????,,,IYO,,,,??????,??????
,,WAXAAN,LEEYAHAY ??????,,??????,,,??????,,
???????,,MAHURDO
To Axmed:
Horta is daji, dhiigna ha isku kicin, shaydaankana iska naar. Sadex aarimoodna igahoo. Midi waa iga su’aal, midna waa iga xasuusin, midna waa iga waano. Horta waa su’aal e yaa yiri Kambooniyiin ama Azania ayaa si gaar ah u leh, Kismaayo iyo Gobolka Jubbada Hoose. Goormayse ku dhawaaqeen inaysan cid kale u ogolayn? Hadiise ay jirto wax cad ooy ku sheegteen inaysan cid kale u ogolayn Jubbad Hoose, bal noo soo gudbi aan isla aragnee. Midna waa iga xasuusin e, waxaad ogaataa in 3 gobol ee sii Koonfureed Gedo iyo labada Jubbo la doonayo in la mideeyo oo laga dhiso maamul aan cid gooni ahi lahayn oo loo simanyahay taladiisa. Maamulkaas oo ka koobnaan doona,.Sidaas darteed waxaad ogaataa inaysan Kismaayo noqon doonin meel qolo gaar u sheegato oo ay ka mid noqon doonto goboladaas. Mida iga waanada ahi waxay tahay, adiga naftaadu ha noqon fidno abuure bellada kiciya. Cidna ha u hanjabin cidii khaldan eed aragto u aqli celi oo khaladka inaad si caqliyaysan uga qaban karto isku day. Qoraalkaaga waxaa ka mid ah (nimanka isku tolaaya marna kablalax marna harti walaahi waa idinkaga dhamaanaysaa goboladan) Qoraalkana waxaad kusoo gunaanaday (Waa iga digniin). Aniga qudhaydu waan kula qabaa inay cadaaladi timaado oo aan sidii horay loo arki jiray aysan dhicin, xiliyadii hogaamiye beeleedka Axmed Cumar Jees, Moorgan iyo Bare Hiiraale. Ogow hadaynu noqono same ka-taliyeyaal daacad ah, waxbaynu badali karaa Allena wuu ina garab geli inshaa Allaaaah. Waadna mahadsantahay.
Midno:
Acw. War ninku Aabo waynaa . Oo hanjabaadiisu badanaa ! . Sxb. Waxan ku dhihi lahaa marna taagtaa marna tabartaa. Nabad & maamul hadayna adiga dani kuugu jirin cidna ha u daneenin. Ninkii maamul nabad rabana looma diidana, kii kalan asaga leewaaye…………
ogaadeen wuxuu doonaya inuu maamulo kismaayo isaga qura. Raaskambooni ma dowlad baa? Dalka dowlad baa kadhisan, marna madhaceyso in kenya ay usuurtagasho qabsashada badeena iyagoo kaga gadanaya ogaadeen inay helaan maamul goboleed u gaar ah. Haday rabaan hagoostaan afmadow iyo dhoobley, laakin jubaland oo dhan mise kismaayo waa maya, waayo waa laga tiro badanyahay. Manawaafaqsano sharciga in maleeshiyo beeleed ay xoog kumaamusho qowmiyad oo dhan.
War nimanka mareexaan ee la kari layahay ,waxaan idin dhihi lahaa waxaa la dhalateen ogaadeen absame iyo adeerkiis iyo ilmo daarood ama sadde noqda AMA kablalax idankay idiin taalaa ,sida aad meel kasta sharaf ugu leedihiin waxba iskama badelayaan ,tusaale eega jigjiga iyo garissa mareexaan cidna kama xigto marka maxaa ka duwey kismaayo haduu axmed. Madoowe iyo Kenya. Qabsato,waxaan u arkaa inaan mareexaan waxba ka maqneyn maadaama aan dhiig iyo dhalasho wadaagno ,anagoo og in alle ha u naxariistee maxed siyaad barre iyo Cali mataan naga soo baro kiciyeen faafaxdhuun iyo baardhere haddana dhiig baynu wadaagnaa iyo dhalasho. Ee yaan la idin isticmaalin soomalidan isku raacdey
Asc. Daku waa walaalo, waxbana isla waayi maayaan isnsha Allah. Soomaali oo dhan baa iska leh, Jubbooyinka Ogaadeen, Mareexaan iyo Harti midna si gooni ah uma qaadan karo. Dhulku inaga badan, manaafacaadkuna inagu filan. Arrinta maamulka, waxaa looga fadhiyaa inay dhaqaajiyaan waxgaradka beelaha soomaaliyeed ee goboladaas ku nool. Walaaladay Sade, waxaad ogaataan haduu Axmed Madoobe kaligii is lahaysiiyo Kismaayo anaga ayaan ka ogolaan doonin.
Nabad bay noqon insha Alllaaaaaah.