Home » News »

War-saxaafadeed maanta kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Shir ay howl-wadeenada wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya maanta Muqdisho ku yeesheen oo uu shir guddoominaayay Agaasimaa guud ee Wasaaradda mudane Cabdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi, kana qeyb galeen dhamaan Agaasime-yaasha Waaxyaha, qeybaha iyo shaqaalaha ayaa waxaa looga hadlay in la hor mariyo howlaha shaqo iyadoo la xasuusinayo safaaradaha, qunsuliyadaha iyo ergooyinka inay laba laabaan dadaalada Dowladda Federaalka ay ku howlan tahay.  Akhri warka oo dhan.

———-
Department of Press and Public Relations
info@mofa.gov.so

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.