Home » Archive Daily October 3rd, 2012
Xog-hoose: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo la sheegay inuu dhawaan booqasho ku tagi doono Garoowe (Akhri warbixin xasaasi ah)
War hoose oo mar dhow AOL soo gaaray ayaa waxuu sheegayaa in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ay u qorsheysan tahay in uu maalmaha soo socda booqasho ku tago caasimadda maamul gobobeedka Puntland ee Garoowe, kaddib markii uu casuumaad ka helay Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole oo ah madaxweynaha maamulka Puntland.
Cabdiraxaan Faroole ayaa sidii horayba looga bartay waxuu waayadaanba cadaadis...
