Home » Archive Daily October 4th, 2012

Dhageyso barnaamij gaar ah oo looga hadlaayo xaaladda magaalada Kismaayo iyo amuuro kale.

Oct 4, 2012
Kaddib markii todobaadkii tagay ay ciidamo huwan ah oo isugu jira Soomaali iyo Keenyaan ay Al-shabaab kala wareegeen gacan ku haynta magaalada Kismaayo, ayaa waxaa sii xoogeystay wal-walka ay Soomaali badan ka qabaan natiijada ka dhalan karta ciidamada aan isku ujeedada aheyn ee qabsaday deegaano dhowr ah oo ka tirsan Jubbada Hoose. Haddaba, si aad arrimahaas wax uga ogaato, hoos ka dhageyso... 

Mas’uuliyiin ka tirsan waxgaraka beesha reer Shirwac Ugaas Sharmaake oo been abuur iyo wax aan jirin ku tilmaamay qoraal shalay kusoo baxay AOL

Oct 4, 2012
Maalinimadii shalay waxay shabakadda AOL faafisay qoraal uu cinwaankiisu ahaa “War-gelin: Shir muhiim ah oo ay beesha reer Shirwac Ugaas Sharmaake Ugaas Diini ku qabsan doonto magaalada Baardheere ee gobolka Gedo“, kaasoo muddo yar kaddib dhaliyay buuq badan laguna tilmaamay inuu ahaa mid been abuur ah oo aan sal iyo raad toona laheyn. Dadka AOL lasoo xariiray waxaa ka mid ah: Axmed... 

Duuliye Asli Xasan Cabaade “Calansida” oo baaq iyo codsi u direysa madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya

Oct 4, 2012
Mudane Madaxwayne, anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Ummadda Soomaaliyeed ee nabadda,   horumarka iyo waddaninnimada jecel, ayaa waxaannu kuugu baaqeynaa ama kaa codsaneynaa Jalle Madaxwayne Mudane Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, inaad tixgelin wayn siiso Ummadda’ aad hoggaanka u hayso rabitaankooda iyo ruuxa ay ku kalsoonyihiinba, waayo Dawlad aan shacab ku tiirsaneyn Dawlad ma’aha,... 

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Gudi Wasiiro Ah u Magaacabay Wax ka Qabashada Masiibadii Ka Dhacday Magaalada Baladweyn.

Oct 4, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL - Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sidii wax looga qaban lahaa masiibada ka dhacaday magaalada Baladweyn, iyo Hambalyo loo diray Ciidanka Qaranka iyo kuwa Amisom. Ugu horayntii Goluhu wuxuu warbixin ka dhagaystay xubno ka tirsan...