Home » Archive Daily October 7th, 2012
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo gaar ah u diraysa Magaaladda Kismaayo
Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhawaan Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ciidamo u diri doonto.
Isagoo la hadlayay saxaafada ayaa Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/samad Macalin Maxamuud waxaa uu sheegay in dowlada Soomaaliya ay ciidamo gaar ah gaynayso Kismaayo.
Waxaa uu sheegay in ciidamada lagaynayo Magaaladda ay isugu jiri doonaan Ciidamo...
