Home » Archive Daily October 17th, 2012

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixyey Ra’iisul Wasaare Saacid (Dhageyso Prof. Jawaari oo natiijadii codeynta ku dhawaaqay iyo qudbaddii Ra’isal wasaare Saacid)

Oct 17, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa maanta shir isugu yimid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo kalsoonida lagu siinyayey Ra’iisul wasaare  Dr.  Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) kadib markii 6 bishaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof. Xassan Sh. Maxmauud u magacaabay inuu noqdo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya.   Halkaan ka dhageyso qudbad... 

Xildhibaanada barlamaanka oo cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra’isul Wasaare Dr Saacid

Oct 17, 2012
Xildhibaanada barlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyay Ra’isul Wasaaraha magacaaban Dr Saacid Faarax Garaad. Kulankii ay maanta Mudanayaasha barlamaanka yeesheen ayaa waxaa soo xaadiray 215 xildhibaan, waxaana hadalo kala duwan ka jeediyay sedex masuul ee dowlada ugu sar sareysa. Madaxweynaha dowlada Xasan Sh Maxamuud ayaa ka dalbaday barlamaanka in ay ansixiyaan Dr... 

Qaraxyo iyo iska horimaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo Mombasa ka dhacay

Oct 17, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas uu saakay ka dhacay iska hor imaad kooban iyo qaraxyo qasaaro gaystay. Qaraxyadan ayaa waxaa lala eegtay ciidamo katirsan kuwa amaanka dalka Kenya oo howlgalo ka waday xaafad kamid ah xaafadaha Mombasa. Ciidamadan ayaa markii qaraxa lala eeganayay waxaa ay kusii jeedeen guri loogu sheegay in ay yaalaan hub iyo waxyaabaha... 

Wafdi ka socda IGAD oo kusii jeeda Magaaladda Kismaayo

Oct 17, 2012
Wararka aynu ka helayno Magaalooyinka Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose iyo Nairobi ayaa sheegaya in halkaas ay kusii jeedaan Wafdi ka socda IGAD. Wafdigaas ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay ka dagi doonaan Magaaladda Kismaayo si ay usoo indha indheeyaan xaaladda Magaaladda. Dad lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in Wafdigan ay ka kala socdaan Dowladaha Kenya, itoobiya iyo kuwa kale oo IGAD ah. Inta ay... 

Ciidamada Huwanta ah oo saakay ku waabariistay Duleedka Buur-hakaba iyo dagaal laga cabsi qabo

Oct 17, 2012
Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ayaa saakay ku hoyday duleedka Magaaladda Buu-hakaba ee gobolka Bay. Ciidamadan ayaa dhaq dhaqaaqyo kadhan ah Shabaab ka wada duleedka Magaaladda, sida ay sheegeen dadka deegaankana ciidamada ayaa doonaya in ay gacanta ku dhigaan Magaaladda Buur-hakaba. Saraakiil katirsan ciidamada dowlada ayaa iyagoo kusugan jiida hore ee dagaalka Magaaladda Buur-hakaba waxaa ay sheegeen... 

Dowlada iyo Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Sh/hoose

Oct 17, 2012
Kadib dagaal xooggan oo shalay ku dhexmaray gobolka Sh/Hoose ciidamada dowlada iyo Al-Shabaab ayaa waxaa dagaalkaas guulo ka sheegtay dhinacyadii dagaalamay. Dagaalkaas ayaa ka dhacay degaanka Bali-doogle kadib markii ciidamo katirsan kuwa Shabaab ay jidka ugaleen Kolonyo ciidan oo ay dowlada iyo AMISOM Leeyihiin. Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Gen C/Kariim Dhaga badan oo hogaaminayay ciidamada... 

Bandow ka dhaqangalay Kismaayo iyo Howlgalo soconaya

Oct 17, 2012
Magaaladda Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhaqan galay bandow ay kusoo rogeen ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya. Ciidamada ayaa howlgalo balaaran ka wada gudaha Magaaladda kadib markii falal dil ah ay ka dhaceen. Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa AOL usheegay in ciidamada Raaskambooni ay tageen xaafadaha magaaladda, gaar ahaan kuwa ay ka dhaceen dilal kala duwan. “Magaaladda... 

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo maanta hortagaya Xildhibaanada barlamaanka

Oct 17, 2012
Ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa goordhow oo barqada maanta ah hortagaya xildhibaanada barlamaanka. Mudanayaasha barlamaanka ayaa kusii qul qulaya xarunta golaha shacabka iyadoona Ra’isul wasaaraha uu halkaas ka jeedin doono khudbad dher. Khudbada ayaa waxaa uu kusoo qaadi doonaa waxa uu qaban doono mudada uu haysto. Qaar kamid ah xildhiaanada dowlada oo... 

Dilal kala duwan oo ka dhacay Magaaladda Kismaayo

Oct 17, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaas ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen dilal kala duwan. Ciidamo katirsan kuwa dowlada ayaa si bareer ah ugu dilay gudaha Magaaladda gabar lasheegay in ay ahayd mid dhagool ah. Gabadhan ayaa lasheegay in ay ahayd mid dhagool ah, hase ahaatee askariga ayaa lahadlay oo yiri istaag, kadibna waa ay maqli weysay,...