Wariye Jamal Osman oo ka mid ah wariye-yaasha Soomaaliyeed ee heer caalami ayaa maqaal uu dhawaan qoray oo uu cinwaan uga dhigay Somali journalists are dying from corruption as much as conflict oo lagu soo daabacay shabakadda guardiannews, ayaa waxaa ka dhashay buuq badan oo dhanka saxaafadda iyo suxufiga Soomaaliyeed la xariira, gaar ahaan suxufiyiinta ka howl gala gudaha dalka Soomaaliya.
Haddaba, si aad wax uga ogaato sababta dhalisay buuqa maqaalka uu qoray Jamal Osman oo ah midka ku jira Link-iga sare, haddana hoos ka daawo wareysi uu arrintaasi Jamal kala yeeshay wariye Abukar Awale oo ka tirsan wariye-yaasha Television-ka Somali Channel.
————–
The author of this article, Aden Colujoog is an AOL’s Editor-In-Chief and can be reached at adencolujoog@yahoo.com

wan ku faraxsanahay isda uu runta uga hadlay jamaal wana arin jiro maha in runta la iska indho tiro wana ku mahadsanyahay sxbkey