Home » News »

Xaflad lagu taageerayo Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdi Farah Shirdon oo October 27 lagu qaban doono magaalada Phoenix, Arizona (USA)

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa waxay Sabti, October 27, 2012 xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayo Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon ku qaban doontaa magaalada Phoenix, Arizona ee dalka Mareykanka.

Wixii faah-faahin intaas dheer ka daalaco Fler-ka hoose oo ay ku dhan tahay macluumaadka la xariira xafladda soo dhaweynta Ra’isal wasaaraha Soomaaliya.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.